Ogow
Freedom Blue

$0 Khidmada caymiska qorshaha caafimaadka
waxaa loo dhisay halyeeyada

Wax dheeri ah baro
Summada Boodhka Bogga Maya 2024

Gal ama smeeyso akoontiga xubin

  • Eeg faahfaahinta qorshaha oo hubi caymiska
  • Dabagal sheegashooyinka iyo raadi sharraxaadda dheefahaa SHDH(EOB)

Raadi dhakhtar

  • Raadi dhakhaatiirta ku jirta-shabkadda aagaaga
  • Hel caawin si aad u hesho daryeelka kugu habboon

Sahami ikhtiyaaradayada qorshaha

Ninka banaanka ku dhoola cadeynaya

Xulashada qorshaha Medicare

U fiirso fursadaha dadka u qalma Medicare ee buuxiya baahiyo kala duwan, miisaaniyad iyo qaab nololeed. Hel 96% bixiyayaasha Minnesota

Eeg qorshayaasha Medicare

Haweyney ku dhoola cadeyneysa dibadda

Qorshayaasha shaqsiga iyo kuwa qoyska

Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay. Qorshe kastaa wuxuu leeyahay shabakad bixisa daryeel caafimaad daboolan oo agagaarkaaga ah.

Eeg qorshayaasha shaqsiga iyo qoyska

Haweeyney gabadheeda kula dhoola cadeyneysa dibadda

Minnesota Health Care Programs

Waxaan leenahay qorshayaal la shaqeeya Kaalmada Caafimaadka ee Minnesota kaas oo kaa caawin kara inaad iska bixiso kharashka daryeelka caafimaadka haddii aad leedahay dakhli xaddidan ama naafonimo.

Eeg Qorshooyinka Minnesota Health Care Programs

Loogu talagalay bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka

Helitaanka agabka iyo ilaha khadka ee bixiyayaasha daryeelka caafimaadka.

Fiiri ilaha bixiyaha

ee shaqaalaha

Ilaha lagu maareeyo qorshahaaga, oo lagu daray doorashooyin cusub iyo aragtiyo.

Fiiri ilaha loo shaqeeyaha

Ee wakiilada

Aaladaha kaa caawinaya inaad maamusho buuga ganacsigaaga, taageerto macaamiishaada oo aad u kobciso ganacsigaaga.

Fiiri ilaha wakiilada