Xarumaheena Blue Cross waxaa loo qaabeeyay inay ka dhigto dukaamaysiga caymiska caafimaadka iyo caymiska Medicare in aad loo heli karo, aad loogu dhawan karo oo aad ugu haboon. Hadda, waxaan la kulmi doonaa dadka reer Minnesota halkaas oo ay ku diyaarsan yihiin diiwaangelinta gaarka ah iyo adeegyadda taageerada ee gobolka oo dhawn.
Blue Cross waxay isu beddelaysa qaabka aan ganacsiga u sameeyno. Abriil 1, 2023, waan guurayna. Ma ahan goob cusub - laakiin qaab ka duwan ayaad u helaysa caawinta iyo hagida aad baahan tahay safarka daryeelka caafimaadka.
Xaruumaheena Blue Cross ay xirmi doonaan dhawan, waxaan isku diyaarinaynaa inaan bilowno is ballarinteena
Kooxda Iibinta Tooska
Koxdan iskaatashada 11 Blue Cross waxay dabooli doonaan ismaamul walba oo ka mid ah Minnesota, gobolo kasta oo gaar ah u in loo adeego. Nasiib wacan, ma u baahan doontaa inaad noo timaado. Taas beddelkeeda, taliyahaaga Blue Cross ees shatiga haysta ayaa kugula kulmi doonaa goobtaada dookha ah - ha ahaato meel u dhaw maqayaad, xarunta bulshada maxaliga ah, xafiisyadeena Blue Cross ee Eagan, ama gurigaaga. Ama, haddii aad doorbidayso, ballamaha ayaa noqon karta nooca wicitaanka telefooonka, kulanka muqaalka fooganta.
Kooxda Iibinta Tooska ayaa halkaan kuu joogta
La taliyaha u xilsaaran aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena oo hel mid ka mid ah mida kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshahayaga Medicare, latali-yaashayadu ayaa kugula kulmi karaa:
- Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
- Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
- Hel caawimaad doorashada qorshaha Blue Cross si aad u buuxiso daldaloolada caymiska Medicare
- Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib
- Dib u eeg daboolitaan-kaaga jira oo hel talo si aad u hubiso in qorsha-haagu sii socdo si uu baahiyahaaga u daboolo
Xarumaha Blue Cross waxay sii furnaan doonaan Jimcaha, Maarso 31
Goobaheena waxay ku yallaan Edina, Duluth, Roseville, iyo St.Cloud waxay joogteen doontaa saacadaha ganacsiga caadiga ah ilaa Jimcaha Maarso 31.
Kow iyo toban gobol ayaa u go'an iibinta Minnesota oo dhan