Tallaabada Madaxbanaanida

Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijyada iyo adeegyada la bixiyo

Wac 612-491-6046

Ama iimayl u dir: prep4independence@lssmn.org

Adeegyada taageerada la siiyo dhalinyarada Blue Plus

U diyarargarowga qaangaarnimada waxay noqon kartaa faraxad iyo waqti adag. Adeegyada Bulshada Lutheran ee Minnesota (LSS) waxay ka caawin kartaa sameeynta fudud ee u wareegida qaangaarnimada - dadka oo dhan waxay ku helayaan kharash la'aan.

LSS waa lagu kalsoon yahay waana haya'ad khibrad u leh inay siiso adeegyada kala duwan dadka dhalinyarada uu dhaxeya da'aada16 iyo 22.

Adeegyada ay bixiyaan waxaa ka mid ah:

Waxbarasho

Taageerada si loo abuuro qorshaha waxbarashada iyo helida yoolalka mustaqbalka.

Shaqaalaysiinta

Raadi iyo diyaarinta shaqada, waxaa ku jira tababarada iyo taageerada wareysiga.

Cunto

Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijyada iyo taageerada helida cunista cunto caafimaad leh.

Qorshaha caafimaadka

Qorshaha caafimaadka Blue Plus ilaha iyo macluumaadka sida loo joogteyo caymiskaaga.

Arag Qorshayaasha Blue Plus

Caafimaadka galmada iyo waxbarashada

Waxbarashada iyo taageerada la xiriira caafimaadka galmada iyo fayo qabka.

Guriyaynta

Ilaha ka caawinaya inaad hesho oo aad ku joogteyso xasiloonida gurieynta.