Jasmine Jirele

Madaxweynaha iyo Guddiga Fullinta, Allianz Life

Jasmine Jirele waxay leedahay waayo aragnimo in ka badan 25 sano ee warshada adeegyada dhaqaalaha, oo ay ku jirto istarajiyadda, suuqgeynta, wax soo saarka iyo hawlgalada.

Ka hor inta aysan noqon madaxweynaha iyo Guddiga Fullinta Allianz Life ee 2021, Jirele waxay hogaamisay kobaca iyo kooxda suuq geynta, kormeerida hawlaha la xiriira wax soo saarka, suuqgeyta, dhijitaalka ah iyo suuqyada cusub. Waxay sidoo kale leedahay waayo aragnimo hore oo ah fulinta madaxweyne ku xigeenka Wells Fargo.

Jirele waxay shaahaadadda MBA ka qaadatay Jaamacada Hamline iyo shhaadda heerka koowaad ee ganacsiga iyo wariyenimada oo ay ka qaadatay Jaamacada St. Thomas. Waxay ka mid tahay guddiyada iyo fullinta dhowr warshad iyo ururo samofal ah, oo ay ka mid yihiin the American Council of Life Insurers, LIMRA/LOMA Global, Evadata, Minnesota Business Partnership, University of St. Thomas' Opus College of Business, YMCA of the North, Waxay sidoo kale ka mid tahay Guddiga Allianz Australia Life.

Guddiyada: Maalgelinta Shirkaddaha & Hormarinta, Farsamada & Hawlgalada