Ma u baahan tahay caawimo? Waanu kuu joognaa adiga.

Haddii aad raadinayso macluumaadka qorshaha caafimaadka, halkan waxaa ah xulashooyinka caawimada ah.

 

Nala soo xiriir

Waa kan sida aad noogula soo xiriirto taleefan ama boostada. 

Nala soo xiriir

Foomam

Soo hel foomamka caadiga ah ee sheegashooyinka, dhigaalka tooska ah iyo wax ka badan.

Soo hel foomam

Su'aalaha soo noqnoqda

U hel jawaabo su'aalaha ku saabsan dheefaha/caymiska, kaararka aqoonsiga, sheegashooyinka, ka helidda dhakhtar shabakadaada, oggolaansho hore, bixinta lacagta caymiska iyo barnaamijyada caafimaadka.

Eeg sua'alaha inta badan la is waydiiyo FAQs

Bogga xubinta

Waxaad ka heli kartaa sheegashooyinkaada, macluumaadka qorshaha, kaarka aqoonsiga iyo wax badan oo online ah markaad gasho goobta xubinta.

Galida xubinta & is dwaangeli


Wakiilada: Waxay caawiyaan doorashada qorshaha

Macaamiil badan oo Blue Cross ah ayaa la shaqeeya wakiil shati leh si ay u doortaan qorshaha caafimaadka. Waa hab caqli badan oo lagu dooranayo caymiska saxda ah.

Hel wakiil

Maxaad ula shaqaynaysaa wakiilka?


La taliyaasha Blue Cross: caawinta fool-ka-foolka ah

La Taliye Blue Cross ah ayaa kula kulmi doonaa si shakhsi ahaaneed ama muuqaalka foogaanta si aad ugala hadasho wax ku saabsan:

  • Caymiska iyo ikhtiyaarka qorshayaasha
  • Sheegashooyinka iyo dheefaha
  • Fasalada

Ballanta ka samayso Medicare


Qorshahayaasha cafimaadka 101

Haddii aad fahamto sida qorshahaaga caafimaad u shaqeeyo, waxaad kordhin kartaa dheefahaakaaga. Halkan waxaa ah aasaaska si aad u bilowdo.

Eeg aasaaska caymiska caafimaadka

Baro Medicare wax ku saabsan


Erayada ay tahay inaad ogaato

Qorshahaaga caafimaad ayaa macno badan samayn doona haddii aad taqaan dhawr eray oo muhiim ah.

Eeg qaamuuska erayada

Caawin ku hel luuqaddaada

Haddii aad u baahan tahay macluumaad ku qoran luqad aan Ingiriisi ahayn ama qof kuu turjumo, waxaan diyaar u nahay inaan ku caawinno.

Haddii aad tahay xubin, wac lambarka adeegga macaamiisha ee dhabarka ee kaarkaada aqoonsiga xubinta.

Haddii aad xiisaynayso iibsashada caymiska shakhsi ama qoyska, wac:

  • (651) 662-5050 ama laynka bilaashka ah 1-800-262-0823 haddii aadan u qalmin Medicare
  • (651) 662-9949 ama laynka bilaashka ah 1-855-579-7658hadii aad u qalanto Medicare

Haddii aad ku jirto habka diiwaangelinta caymiska kooxda, la xidhiidh loo-shaqeeyahaaga oo weydii macluumaadka aad u baahan tahay.

Fiiri dhaqamadayada takoor la'aanta ah


Helitaanka

Goobtan waxaa loogu talagalay in lagu caawiyo dadka naafada ah. Waxay buuxisay tilmaamaha 2.0 WCAG.


Taageerada wada shaqaynta ee helitaanka macluumaadka daryeelka caafimaadka

Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waxay taageeraan wada shaqaynta daryeelka caafimaadka ee Medicare Advantage iyo Minnesota Health Care Programs (Medicaid). Dadaalkan waxaa loogu talagalay in lagu xiriiriyo nidaamyada macluumaadka caafimaadka. 

Wax badan ka baro wada shaqayn macluumadka kumbuuyarka