Ogeysiinta dhaqamada midab takoor la'aanta ah

Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota iyo Blue Plus (Blue Cross) waxay u hoggaansamaan sharciyada xuquuqda madaniga ah ee Federaalka mana sameeyaan takoorid ku saleysan isir, midab, asal qaran, da', naafanimada, ama jinsi. Blue Cross kama saarayso dadka ama ulama dhaqanto si kala duwan sababo la xiriira jinsiyad, midab, asal qaran, da', naafanimada, ama jinsi.

Blue Cross waxay bixisaa agab lagu helo macluumaadka qaabab iyo luqado kale:

  • Caawinta iyo adeegyada, sida turjubaano aqoon leh iyo macluumaad qoran oo qaabab kale lagu heli karo, dadka naafada ah lacag la'aan bay ku heli karaan si ay nagula xiriiraan annaga.
  • Adeegyada luqadda, sida turjubaano aqoon leh iyo macluumaadka ku qoran afaf kale, ayaa lacag la'aana loogu heli karaa dadka aan afkooda koowaad ahayn Ingiriisi.

Haddii aad u baahan tahay adeegyadan, nagala soo xidhiidh 1-800-382-2000 ama addoo isticmaalaya lambarka taleefanka ee ku yaal dhabarka kaadhka aqoonsiga xubintaada . Isticmaalayaasha TTY waxay wacaan 711.

Haddii aad aaminsantahay in Blue Cross ay ku guul darreysatay bixinta adeegyadan ama lagu takooray si kale iyadoo loo eegayo isir, midab, asal qaran, da', naafanimada, ama lab iyo dhedig, waxaad cabasho u gudbin kartaa Isku-duwaha Xuquuqda Madaniga ah ee Takoorka la'aanta ah.

Iskuduwaha Xuquuqda Madaniga ah ee Sinaan la'aanta
Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota iyo Blue Plus
M495
Sanduuqa Boostada 64560
Eagan, MN 55164-0560

  • ama telefoon ku wac: 1-800-509-5312

Foomamka cabashada waxaa lagu heli karaa adigoo nalaga soo xiriiraya xiriirada kor ku taxan, adigoo wacaya 1 800-382-2000 ama adigoo isticmaalaya lambarka taleefanka dhabarka kaarka aqoonsiga xubintaada. Isticmaalayaasha TTY waxay wacaan 711. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo buuxinta cabashada, caawimo ayaa diyaar ah adiga oo nagala soo xidhiidhaya lambarada kor ku xusan.

Waxaad sidoo kale u gudbin kartaa ashtako xuquuqda madaniga ah Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha ee Maraykanka, Xafiiska Xuquuqda Madaniga

  • si elektaroonik ah iyada oo loo sii marayo Xariirka Cabashada Xuquuqda Madaniga ah, laga heli karo:  https://ocrportal.hhs.gov/ocr/portal/lobby.jsf
  • telefoon ahaan: 1-800-368-1019 ama 1-800-537-7697 (TDD)
  • ama boostada laguugu soo diro:

Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha ee Mareykanka
200 Waddada Madaxbanaanida SW
Qol 509F
Dhismaha HHH
Washington, DC 20201

Foomamka cabashada waxaa laga helaya  http://www.hhs.gov/ocr/office/file/index.htmll.

Macluumaadkan waxaa lagu heli karaa luqado kale. Adeegyada kaalmada luqadda bilaashka ah ayaa la heli karaa adiga oo wacaya lambarka bilaashka ah ee hoose. Wixii TTY ah, wac 711.