La taliyaasha Blue Cross

Halkaan adigaan kuu joognaa

La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan Medicare iyo Shakhsiga iyo qorshayaasha Qoyska iyo hel mida kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaha, la taliyahaaga ayaa kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

La kulan La Taliyaasheena Blue Cross