Ilaha shaqaalaha

Dookhaaga ugu wanaagsan

Qorshaha caafimaadka ee loogu kaslooni iyo dookh badan yahay ee Minnesota 1,2, 3 waxaad helaysa maalingelinta ugu badan ee aan la isla barbardhigin karin ee doorashooyinka shabakadda, adeegyadda faa'iidooyinka sare, iyo isticmaal kuu fudud ee adiga iyo badroonigaaga.

 

Astaanta calaamada doolarka

Wax badan ku hel lacagtaada

Ku kalsoonow in qorshahaau uu leeyahay wax walba oo adiga iyo badroonigaaga uga baahantihiin caymiska sare iyo helida daryeelka ugu wanaagsan.

 

Astaanta ladnaanta

Nabadda maskaxda

Ku xisaabtan adeeg gaar ah, oo ka socota qof qiimeeya dadka in ka badan ganacsiyada, si uu kaga caawiyo tallaabo walba oo wadada ah. Ma jirto layaab, waaan sixi doonaa.

 

icon-handshake

Lamaane lagu kalsoon yahay

Qaran ahaan looga aqoonsaday midka loogu doorasho badanyahay ahaan 3qorshaha caafimaadka, ayaad ku kalsoonaan karta qorshaha lagu qiimeyaya kalsooni 13sano oo isku xiga.

Sahmi qorshayaasheena kooxda

Astaanta guluubka nalka

Aragtiyada & akhbaaraadka

Xigashadaada wararka iyo aragtiyada warashada daryeelka aafimaadka, gaar ahaan khadadka ganacsiga iyo warbixintii ugu dambeysay ee Blue Cross.

Hel aragtiyada

astaanta-tababarka-db-810

La shaqee wakiil

 Wakiil ayaa kugu hagi karaa dhamaan hanaanka go'aan gaarista, kaa caawinaya inaad hesho qiimaha ugu wanaagsan ee doolarka daryeelka caafimaadka.

Hel Wakiil