Jim Pekarek

Madaxweyne ku xigeenka iyo madaxa sarkaalka dhaqaalaha, Agilit

Jim Pekarek waa madaxweyne ku xigeenka iyo madaxa sarkaalka dhaqaalaha ee Agiliti, shirkad ku talla Minneapolis oo diirada saarta ururada daryeelka caafimaadka ee wadanka oo dhan oo tayaysa baahiyaha qalabka caafimaadkooda. Doorkiisu, Pekarek wuxuu masuul ka yahay hogaaminta howlaha dhaqaalaha shirkadda, oo ay la socoto isku darka hogaanka taageerada shaqada iyo helida iyo aasaasida qorshayaal rasmi ah oo loogu talo galay qorshaynta istarajiyadda dhaqaalaha, farsamada iyo maamulka shirkadda.

Ka hor inta uu ku soo biirin Agilii, Pekarek wuxuu ahaa madaxa sarkaalka dhaqaalaha ee Cornerstone Brands, a home iyo apparel lifestyle retailer. Pekarek sido kale wuxuu soo qabtay jagooyinka hogaanka fulinta ee The Spiegel Group, Montgomery Ward, Inc., Kraft Foodservice iyo Outboard Marine Corporation.

Pekarek wuxuu ka heysta shahaahadda heerka koowaad ee xisaabaadka Jaamacada Indiana iyo Shahaadada heerka labaad ee Jaamacada Northwestern.

Guddiyada: Hanti-dhawrka (Gudoomiyaha)& Shirkadda Maalgelinta Shirkadaha & Horumarinta