Michael S. Jones

Fulinata Sare ee madaxawyne Ku xigeenka, Huntington National Bank (hore)

Sawirka Michael Jones

Michael S. Jones waaxaa u shaqaynayay fulinta sare ee madaxweyne ku xigeenka ee Huntington National Bank, halkaas oo masuul ka ahaa ganacsiyadda dhexe ee suuqa Minnesota iyo Colorado. Jones wuxuu hore u soo noqday madaxweyne iyo madaxa hawlgelinta Bangiga Qaranka ee TCF ilaa ay ku biirto Huntington ee 2021.

Kahor intuusan ku biirin TCF markay ahayd 2008, Jones wuxuu hogaamiyay shaqada maaliyada ee Adeegyada Maaliyadeed ee PACCAR. Wuxuu sidoo kale heya dhowr jago oo ah hogaanka GE Capital iyo wuxuuna khibrad dheer u leeyahay suuqyada capital, isku darka iyo helitaanada, sinaanta gaarka ah iyo maalgelinta shirkadda. 

Jones waxa uu shahaadada koowaad ee jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Transylvania ee Lexington, Kentucky; Shahaadada mastarka Maamulka Ganacsiga ayuu ka qaatay Jaamacadda Syracuse; waana xisaabiye shahaado dawladeed. Hadda waxa uu ka shaqeeyaa Guddiga Agaasimayaasha ee Greater MSP, Iskaashiga Ganacsiga Minnesota, iyo dhawr urur oo rayid ah.

Guddiyada: Hanti-dhawrka, Maal-gelinta Shirkadaha & Horumarinta