Meel Jaceyl

La salud empieza desde un lugar de amor. Caafimaadka Wanaagsan wuxuu ka bilowdaa meel jaceyl.

Waxaan jaceylnahay inaan u dabaaldegno wadajirka daqiiqadaha nolosha, laakiin waxaan ka caga jiideynaa inaan ka hadalno khatarta sonkorowga ee qoyska. Marka aan wadaagi karno wada shakaysiga, cilmiga iyo daacadnimada ka timid meel jaceyl waxaan xor u noqon karnaa inaan ku raxeysano waqtiga aan la qaadanayno dadka aan ugu jaceylnahay.

Iyadda oo ay la socoto xooga caawin ah oo ka timid wada hawlgalayaasheena CLUES, waxaan isku keenay qalabyadan si ay kaaga caawiyaan inaad bilowdo wada hadalada keena jaceylka, iyo dhammaadka leh caafimaadka wanaagsan ee qoyskaaga.

CLUES, Comunidades Latinas Unida en Servicio

Wada sheekeysiyada keena tilaabooyinka

Qaado layligaan aad aragto haddii adiga ama xubin qoyskaaga ah uu halis ugu jiro sonkorowga.

Cuntooyinka waxay isku keenaan qof walba.

Ku raxayso rasiidka cuntada caafimaad qabka kuwaas qof walba ka dhigi doonto inay dareemaan fiicnaan.

  • Bagarada Digirta Madaw iyo Avakaadho

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka

    Maraqa Chicken Tortilla

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka

    Mexican-Style Stuffed Acorn Squash

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka
  • Hilib Digaaga oo Duban oo Leh Dhacaan Qudrad

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka

    Hilib Turki ah oo Duubaan Qudrad

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka

    Salad Jarjran iyo Simple Vinaigrette

    ee ay soo saartay Eastside Table

    Arag rasiidka

Sonkorowga waxaa lagu maareyn karaa caawinta saxda.

CLUES

CLUES waa ururka ugu weyn ee aan faa'iido doonka ahayn ee samafalka ee Hogaamiyo-Lainto 1981 waxaa iska leh oo loogu talo galay dadka laatiinka ah. Shaqadeena waa hubinta hormarinta bulshada iyo sinaanta dhaqaalaha iyo ladnaan dadka latiinka ah ee degan Minnesota.

Baro wax badan

Waxbarashada Caafimaadka iyo Fasalada

CLUES waxay bixisaaa barnaamijyada ugu badan si ay kaga caawiso maareynta caafimaadkaaga.

Baro wax badan

Helitaanka Cunto Caafimaad Leh

CLUES waxau ku xirtaa bulshooyinkeena cuntooyinka nafaqada ah iyo ilaha kale si ay qoysaska ugu dhigto qoysaska kuwa caafimaad leh.

Baro wax badan

Baaritaanka Indhaha Sonkorowga

Baaritaanka indhaha Sanadlaha ayaa dareemi karaa cudurka macaanka isha.

Baro wax badan

Waan ka Hor tagi Karaa Sonkorowga

Barnaamij ay bixiso jaamacada Minnesota Waxaa loogu talo galay inuu ka caawiyo dadka waaweyn Ka hortagga Nooca-hore 2 Sonkoworga ama dib u dhiguda bilowga cudurka.

Baro wax badan

Ka Hortagga Sonkorowga iyo Daryeelka

Fahamka waxaa sababa sonkorowga, ka hortaga iyo daryeelka.

Baro wax badan