Daraasaynta saameynta go'aaminta bulshada ee Nocaa 2 macaanada

Darasaad dhawaan ah ayaa sheegtay macluumaadka wax laga qaban karo iyo cusub in lagu yareeyo dhibaatooyinka macaanada ee xubnaheena.

Dulmar

Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay la shaqeeyaan shirkadda hormuuka ah hal abuurka adeegyada caafimaadka si loo qabto saameynta falanqayn qofka- oo dhan ah ee saamaynta go'aamiyaasha bulshada ee Nooca 2 ee sonkorowga.

Yoolka: Si loo aqoonsado rugta caafimaadka ugu muhiimsan iyo arrimaha aan caafimaadka ahayn ee bilowga saameynta iyo hormakra macaanka xubnaha.

Falanqayntan, qaab-dhismeedka the Robert Wood Johnson Foundation SDOH ayaa loo isticmaalay in lagu xiro arrimaha bulshada ee natiijooyinka caafimaadka sonkorowga si loo fahmo sida go'aanada bulshada ay kordhinayaan hormarka cudurka iyo sida laga yaabo inaan wax uga qabano ka hor inta aysan taasi dhicn. Qaab-dhismeedka wuxuu bixiya qalabka wax looga qaban karo oo loo isticmaalo shaqada sinaanta caafimaadka ee shakhsiga iyo heerka dadka.

Ku saabsan go'aanada bulshada 

Cadeyn weyn ayaa muujinaysa saameynta go'aamiyaasha bulshada ee caafimaadka ee koban 80 boqolkiiba shakhsiga natiijooyinka caafimaadka.1 Iyo 68 boqolkiiba dadka la kulma ugu hal dhibaato go'aamin ah bulshada waqti walba.2

Go'aamiyayasha bulsheed ee caafimaadka

Sonkorowga waa midka toddobaad ee sababa dhimashada; culayska loo ma sinna

In ka badan labaatankii sano ee la soo dhaafay, xajmiga sonkowroga ayaa ku labo jibaarmay Mareykanka, hadd waxaa lagu qiimeyaa cudurka toddobaad ee sababta u ah dhismahada.3  Culeyska cudurkan si siman ma loo wadaago, si kastaba ahaate. Cilmi baari ayaa muujisay Nooca 2 sonkowroga in uu saameyo dadka la takooro, wuxuu aad ugu badan yahay dadka midabka leh.4

Fiiro gaar ah: Falanqeyntan waxay xooga saartay Nooca 2 macaanka, si kastaba ha ahaate, qaab-dhismeedkaan ayaa loo isticmaali karaa cudur walba.

U fiirso cilmi baaris badan iyo qorshayaasha loogu talo galay in lagu kordhiyo fursada kor loogu qaadayo maareynta daryeelka, yareynta kala duwnaanshaha iyo natiijooyinka wanaagsan.

Tirakoobka ku saabsan Sonkorowga

Waxaa jirtay saameyn weyn oy ku yeelatay arrimaha SDOH dhacdada iyo darnaanta ganacsiga dadka dhexdiisa.

Tani waxay lid ku tahay malooyinka weyne ee arrimaha SDOH ay muhiim u tahay oo kaliya dadka waayeeladda iyo xubanaha dhakhliga-hoose.