Monica Engel

Madaxweyne ku xigeenka sare, madaxweynaha suuqyada dawladda

Monica Engel

Iyadoo ah madaxweyne ku xigeenka sare iyo madaxweynaha suuqyada dawladda ee Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota, Monica Engel waxay mas'uul ka tahay dawladda ururka Ganacsiga barnaamijka caafimaadka oo ay ku jiraan Medicare, Medicaid, Shaqaalaha Federaalka iyo qaybaha suuqa gaarka ah.

Engel waxa ee leedhahay in ka badan 30 sano oo waayo-aragnimo ah xagga warshadaha daryeelka caafimaadka waxaana loo magacaabay mid ka mid ah 2019 Haweenka ku jira ganacsiga ee sharafta leh ee Minneapolis St. Paul Business Journal. Marka laga soo tago waayo-aragnimada ay hadda u leedahay hoggaaminta dowladda daryeelka caafimaadka, waxay khibrad qoto dheer u leedahay hogaaminta Waaxda Dadweynaha, ururka Taft Hartley, iyo ganacsiga beecmushtarka.

Engel waxaa lagu garanaya inay si jooto ah uraadiso fursado cusub iyo kuwa soo baxaya ee keena isbeddelka warshada, oo ay jirto farsamooyinka fududeyn kara in la dabooloo daryeelka iyo ilaha qorshaha. Sanadiihii dhawaa, waxay hormuud ka aheyd hogaaminta ururada iyadda oo martay hirgelinta Xeerka Daryeelka La awooddi karo iyo inay ka caawiso dadka waayeelada ah ee reer Minnesota​​​​​​​ suuqyada kala guurka ee gobolka oo dhan ee Qorshayaasha Cost Medicare ilaa Medicare Advantage.

Engel waxa ay shahaado ka qaadhatay maamulka ganacsiga waxayna kuliyada maamulka ee Kellogg ku baratay hogaaminta istiraatijiyadeed waxeena dhameeysay Minnesota Management Institute program; University of Minnesota, Carlson School of Management.

Engel waa madaxwnenihii hore ee Women's Health Leadership TRUST, xubin firfircoon ee Hogaamiyaasha Ganacsiga Haweenka iyo xubin Guddiga ee Hennepin Healthcare Foundation, Lifespark, Signify iyo the Minnesota Council of Health Plans.2017, Rugta Ganacsiga ee Gobolka Dakota ayaa Engel ku sharfay abaal marinta "Women of Excellence" 2020,Women's Health Leadership TRUST waxay ku sharaftay Abaalmarinteeda Jea Harris taas oo matasha xubinta taas oo hormarisa daryeelka caafimaadka tusaalooyinka hilimada Haya'adda si loo abuuro bulsho caafimaad qabta oo aqoonsan surtagalnimada hogaan ee haweenka.