2024Qorshayaasha Medicare

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga

Ma qabtaa su'aal? Waan ku caawin karnaa.

Maxaad u dooranaysaa Blue Cross?

gacanta-astaanta-xunbada

Qorshaha #1 Medicare waxaa doortay Minnesotans1

astaanta-stethoscope-fad-810

Gal 98 ee dhakhtaatiira Minnesota2

Gacamaha heya astaanta wadnaha

U adeegida Minnesota sida samo fala ah in ka badan 90 sano

astaanta koobka leh xidigta

Qiimeynta ugu sareya waa xubnaha Medicare ee adeegga macmiilka3

Qorshayaasha Advantage ee Medicare

Qorshayaasha Advantage ee Medicare waxay ku jiraan faa'iidooyinka Medicare ee Part A iyPart B, marka isbitaalkaaga iyo caymiska caafimaadka waxaa lagu bixinaya hal qorshe.

Waxaad heli doontaa dhammaan faa'iidooyinka Asalka ee Medicare plus "dheeraadka" Medicare ma daboolayso.

Halyeyadeena Freedom Blue SM qorshaha Advantage ee caafimaadka Medicare oo kaliya ayaa ah dookh fiicaan haddii aad horey u laheyd daawada caymiska ee lagu kalsoonyahay iyadda oo loo marayo VA, TRICARE, Tribal iyo wixii la mid ah.

 

Eeg qorshe-yaasha advantage

Faa'iidooyinka waxaa ku jira

Caafimaadka

Haleel xayndaab ballaaran oo takhtarro ah, isbitaallo iyo rugo caafimaad

Farmashiye

Galida qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada

Aragtida

Faa'iidada ogolaanshaha muraayadaha indhaha

Ilkaha

Ka hortagga iyo/ama caymiska dhammaystiran ee ilkaha

Dhagaysiga

Kaalmada dhagaysia 0 dookha batariga la kaarikeyn karo ee qaabka doorashada

Safarka

Safar ilaa labo iyo toban oo safar ah ee Mareykanka iyo hel faa'iidooyinka shabakada jira ee adeeg bixiyaasha la doortay

Metro Region

Anoka, Carver, Chisago, Dakota, Hennepin, Isanti, Ramsey, Scott, Sherburne, Washington, Wright

West Region

Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Brown, Cass, Chippewa, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Douglas, Grant, Hubbard, Jackson, Kandiyohi, Kittson, Lac qui Parle, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, Morrison, Murray, Nobles, Norman, Otter Tail, Pennington, Polk, Pope, Red Lake, Redwood, Renville, Roseau, Stearns, Swift, Todd, Wadena, Wilkin 

South Region

Blue Earth, Dodge, Faribault, Fillmore, Freeborn, Houston, Martin, Mower, Nicollet, Olmsted, Steele, Wabasha, Waseca, Watonwan, Winona


 

Qorshe-yaasha Kaabaha (Medigap)

Qorshaha kaabista Medicare waa qorshe caafimaad-kaliya (Part A iyo Part B), faa'iidooyinka waxay damaanad qaadaysa tamarta dib loo cusbooneysiiyo inta aad bixineyso khidmada caymiska.

Qorshaha kaabista ee Medicare ayaa ka caawin karaa inaad bixiso kharashaadka aysan daboolin Original Medicare, sida isla bixinta kharashka wadaagta, laga is jarayo iyo wadaaga lacag bixinta caymiska.

Qorshayaasha Kaabida Medicare waxaa laga helaya dhammaan ismaamulada Minnesota.

 

Eeg qorshe-yaasha kaabaha

Faa'iidooyinka waxaa ku jira

Caafimaadka

Waxaad dooraan karta dhakhtarka iyada oo aysan xadidnayn shabakad walba oo arag adeeg bixiye walba oo aqbalaya shaqada Medicare

Safarka

Ku noolshaha iyo u safriad meel walba oo Mareykanka iyo helida faa'iidooyinka shabakadda marka aad aragto adeeg bixiyaha wuxuu aqbalay shaqada Medicare


 

Qorsha-yaasha Qiimaha Medicare

Qorshayaasha Cost Medicare wxay bixiyaan caymiska caafimaadka-kaliya (Part A iyo Part B)caafimaadka isku jira iyo cymiska daawada dhakhtar qoray (Part D).

Haddii aad doorato inaad ku darto daboolitaanka daawooyinka takhtarku qoro, wuxuu kaloo markaas caymiskaagu bixinayaa qarashka daawooyinkaaga.

Qorshaha Medicare Cost wuxuu u bixiyaa caymin dheeraad ah si uu gacan uga geysto bixinta qarashyada uusan Medicare-kii Asalka ahaa daboolayn.

 

Eeg qorshe-yaasha cost

Faa'iidooyinka waxaa ku jira

Caafimaadka

galida shabakadda ballaran ee dhakhatiirta, rugaha caafimaadka iyo isbitaalada

Farmashiye

Galida qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada

Aragtida

Faa'iidada ogolaanshaha muraayadaha indhaha

Ilkaha

caymiska ilkaha ee ka hortagga ah ee loogu talo galay heerarka qaar ee caymiska

Dhagaysiga

Kaalmada dhagaysia 0 dookha batariga la kaarikeyn karo ee qaabka doorashada

Safarka

Ku safar ilaa sagaal jeer oo jir oo isku xigta bishii sanadkiiba Mareykanka oo ka hel faa'iidooyinka adeeg bixiyaasha la doortay

Northeast Plus Region

Aitkin, Carlton, Cook, Goodhue, Itasca, Kanabec, Koochiching, Lake, Le Sueur, McLeod, Meeker, Mille Lacs, Pine, Pipestone, Rice, Rock, Sibley, St. Louis, Stevens, Traverse, Yellow Medicine


 

daawada dhakhtar qoray ee dhakhtar qoray (Part D)

Qorshe-yaashaan kalida-u-taagan ee daawada takhtarku qoro waxay kaa caawinayaan inaad maarayso qarashyada daawooyin-kaaga takhtarku qor.

Badbaadi kumaan kun oo ah lacagta shabakadda farmashiyaasha wadanka oo dhan. Ka hel kaydadka dheeraad farmashiyaasha la doorbiday ee ku jira shabakadaada.

Qorshahaan waxaa lagu lifaaqi karaa Original Medicare (Qeybaha A iyo B, qorshaha kaabista Medicare, ama qorshaha karashka caafimaad-kaliya.

Daawada dhakhtar qoray qorshayaasha Blue Plus ayaa laga heli karaa dhammaan ismaamulada Minnesota.

 

Arag qorshayaasha daawada dhakhtar qoray

Faa'iidooyinka waxaa ku jira

Farmashiye

Galida qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada ku jira ee wadanka dhan halkaas oo ka buuxsan karto daawoyinka lagu qoray


 

Dookhyada Caafimaadka Waa weyn ee Minnesota

Qorshaha Caafimaadka, waxaa la dhahaa SecureBlue℠ (HMO SNP, waa qorshaha caafimaadka Doorashooyinka Caafimaadka Dadka waaweynee Minnesota (MSHO) taas oo ku jirta Medicare and mid ka mid ah Kaalmada Caafimaadka ee (Medicaid.

Waa inaad jirta 65 ama ka weyn tahay, labaduba leedahay Part A iyo Part B Kaalmada Caafimaadka si aad u qalanto SecureBlue.

SecureBlue waxaa laga helaya dhammaan ismaamulada Minnesota.

 

Arag qorshaha SecureBlue

Faafinta Hagaha Go'aanka Medicare

Ku hel bilaasha Hagida Go'aanka Medicare

Baro wax ku saabsan adeegyadeena qorshaha Medicare

Isticmaal hagahan si uu kaga caawiyo doorashada qorshaha caafimaadka ee ku haboon baahiyahaaga. Haddii aad rabto inaad wax badan kayd santo ama faa'idooyinka badan, waxaan ku siineynaa qorshayaal kala duwan.

Soo dejinta Hagida Go'aanka - Ingiriiska

Soo degso Hagida Go'aanka - Isbanash

 

Medicare waxay kuu caawinaysaa sidaad u rabto

astaanta-kooxda-yar-db-810

La-taliyaasha Blue Cross Medicare

Help caawimo qof-ila-qof ah

La Taliyaha Blue Cross ayaa kuula kulmi doonaa si shakhsi ahaan ama muuqaalka foogaanta si uu kaga jawaabo su'alaahaga iyo isdiiwaangelinta qorshaha Medicare.

Ku xiran la taliyaha

astaanta-telefoonka-db-810

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658

(Wicitaanka TTY 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

astaanta-tababarka-db-810

Caawimo ka hel wakiilka

Wakiilku wuxuu kaa caawin karaa inaad doorato
caymiska kuugu fiican

Hel Wakiil

Baro sida uu wakiilku kuu caawin karo

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed