2024 Qorshayaasha Advantage ee Medicare

2024 Qorshe-yaasha Medicare Advantage

Adeegso aalada-hayaga dukaamaysiga si aad u aragto oo isu barbar dhigto qorshe-yaasha Blue Cross iyo Blue Shield-ka Minnesota Medicare Advantage (Medicare Part C) ee aggaaga.

Wacitaan  

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga

Ma qabtaa su'aal? Waan ku caawin karnaa.

Waa maxay qorshaha Medicare Advantage?

Qorshe-yaasha Medicare Advantage, sidoo kale loo yaqaan Part C, oo ay ku jiraan labada caafimaad ee (Part A iyo Part B) iyo inta badan waxaa ku jira daboolitaanka daawada takhtarku qoro (Part D). Lagu daray, 98% takhaatiirka ku sugan Minnesota waa kuwa xayndaabka waxay ku jiraan dheeraadyada aalaa aan laga helin qorshe-yaasha Medicare ee jaadadka kale ah.

Lacagta caymiska ee aad bishii bixiso waxay ku xirantahay qorshaha adigu aad doorato. Qorshaha Medicare Advantage waxaa dhici karta inuu xulasho fiican kuu yahay haddii aad rabto inaad bixiso lacag-caymis oo bille ah oo hooseysa oo aad waxba ka qabin inaad xoogaa dheeri ah bixiso markaad daryeelka isticmaasho..

Qorshe-yaashaan waa diyaar waxayna ku xiran tahay meeshaa aad Minnesota uga nooshahay. Waxaad ku biiri kartaa qorshaha Medicare Advantage haddii aad;

  • Haysato Medicare Part A iyo Part B
  • Ku noolow aagga laga helaayo caymiska

Baro wax badan oo ku saabsan Medicare Part C

Halyeeyada

Freedom BlueSM qorshaha Medicare Advantage caafimaadka-kaliya waa dookh fiican haddii horey u laheyd caymiska daawada lagu kalsoon yahay iyadda loo marayo VA, TRICARE, Tribal ama la mid ah.

Qorshaha waxaa ku jira faa’iidooyin dheerad ah sida, safarka, ilkaha, barnaamijka jimicsiga, kaydinta qalabka maqalka, muraayadaha indhaha, gunada daawooyinka dhakhtar u qoran, jadwalka jimicsigaiyo diliiga. Plus, qorshahan waxaa laga yaabaa inuu kardhiyo baaritaankaaga Social Securiy-ga 100

Baro wax badan oo ku saabsan Freedom Blue

2024 Faafida Hagida Go'aanka Medicare

Ku hel bilaasha Hagida Go'aanka Medicare

Isticmaal hagahan si uu kaga caawiyo doorashada qorshaha caafimaadka ee ku haboon baahiyahaaga.

Soo dejinta Hagida Go'aanka - Ingiriiska

Soo degso Hagida Go'aanka - Isbanash

Medicare Advantage (PPO) Qorshayaasha Metro Region (PDF)

Astaanata Medicare 6 blue

 

Qorshe-yaasha Medicare Advantage (PPO) waxay soo ban dhigayaan caymiska daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo ku midaysan hal qorshe. Qorshe-yaasha caafimaad-kaliya waxaa la helayaa haddii aad hore u haysatay daboolitaanka daawada la tixgelin karo oo aad ka haysatay VA ama lamid.

 

Is barbardhig oo Isdiiwaangeli


Dulmarka Faa’iidooyinka Qorshaha:

  • Afar xulashooyin oo qorshe ah oo aad k dooranayso: Xudun, Raaxo, Dookh iyo Dhammaystir
  • Caafimaad, daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo hal qorshe ku midaysan
  • Haleel xayndaab ballaaran oo takhtarro ah, isbitaallo iyo rugo caafimaad
  • Qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada
  • Darka-korkiisa iyo gunnada ogolaanshaha muraayadaha indhaha
  • Ku Safar ilaa 12 biloodd oo isku xigta Mareykanka
  • Gargaarka maqalka (ilaa 2 gaar sannadkii) oo leh 0d doorashooyinka lagu shubanayo
  • Qorshe-yaasha unuggu wuxuu soo ban dhigayaa daboolitaan ilkeed kahorta
  • Raaxo, Dookh, iyo Qorshayasha Dhammaystiran waxay bixiyaan ka hortagga iyo caymiska ilkaha oo dhammeystiran
  • Cuntooyinka guriga la isugu keeno kadib ansixint joogitaanka isbitaalka
  • Caymiska aan-aheyn Medicare (jadwalka sida jogtada ah raaco) ee faa'iidooyinka durida

Dookh wanaagsan haddii aad rabto:

  • Caafimaad la isku daray iyo daboolida caymiska warqada dawada ee dhakhtar qoray
  • Caymiska maqalka, ilkaha iyo arraga
  • SilverSneakers® xunanimada jimicsiga
  • Caymiska caafimaadka inta lagu jiro safarka

Dhakhtarkaaga ma ku jiraa shabakadda?

Isticmaalista dhakhtarkaaga ku jira shabakadda ayaa ka caawin kartaa inaad badbaadiso lacagta. Waxaad u baahan tahay inaad takhtarkaaga xaqiijiso, isbitaalka ama rugta caafimaadka ku xayndaabka qorshahaaga ka hubiso kahor intaadan daryeel lagu siin.

Qorshahaan wuxuu adeegsadaa Blue Cross Medicare Advantage/Shabakada Qiimaha Sare ee Medicare.

Raadi dhakhtarada

Raadi dhakhtarka ilkaha

Daawooyin-kaagu miyey caynsan yihiin?

Sicirrada caymiska farmashihyaha waxaa ka duwan qorshaha. Waxaad u baahan doontaa inaad raadiso haddii farmashiyahaaga ku jira qorshaha shabakadda iyo daawooyinkaaga la caymiyey ka hor inta aadan buuxinin warqadda daawada ee warqada dawada ee dhakhtar qoray.

Raadinta farmashiyaasha (Xudunta iyo qorshayaasha Raaxada)

Raadi farmashiyaasha (Dookha iyo Buuxinta Qorshayaasha)

Raadinta daawooyinka (Xudunta iyo qorshayaasha raaxada)

Raadi dawooyinka (Dookha iyo Buuxinta qorshayaasha)

Heerarka caymiska ee qorshaha daawada ee Part D

Tillaabada baxnaaninta waa la qeexay


 

Medicare Advantage (PPO) South Region

Astaanata Medicare 6 blue

 

Qorshe-yaasha Medicare Advantage (PPO) waxay soo ban dhigayaan caymiska daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo ku midaysan hal qorshe. Qorshe-yaasha caafimaad-kaliya waxaa la helayaa haddii aad hore u haysatay daboolitaanka daawada la tixgelin karo oo aad ka haysatay VA ama lamid.

 

Is barbardhig oo Isdiiwaangeli

 

Dulmarka Faa’iidooyinka Qorshaha:

  • Seddex xulashooyin oo qorshe ah oo aad kala dooranayso: Unug, Khiyaar iyo Dhan
  • Caafimaad, daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo hal qorshe ku midaysan
  • Haleel xayndaab ballaaran oo takhtarro ah, isbitaallo iyo rugo caafimaad
  • Qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada
  • Darka-korkiisa iyo gunnada ogolaanshaha muraayadaha indhaha
  • Ku Safar ilaa 12 biloodd oo isku xigta Mareykanka
  • Gargaarka maqalka (ilaa 2 gaar sannadkii) oo leh 0d doorashooyinka lagu shubanayo
  • Qorshe-yaasha unuggu wuxuu soo ban dhigayaa daboolitaan ilkeed kahorta
  • Qorshe-yaasha Khiyaar iyo Dhan waxay soo ban dhigayaan daboolitaan ilkeed dhammaystiran oo kahortag le
  • Cuntooyinka guriga la isugu keeno kadib ansixint joogitaanka isbitaalka
  • Caymiska aan-aheyn Medicare (jadwalka sida jogtada ah raaco) ee faa'iidooyinka durida

Dookh wanaagsan haddii aad rabto:

  • Caafimaad la isku daray iyo daboolida caymiska warqada dawada ee dhakhtar qoray
  • Caymiska maqalka, ilkaha iyo arraga
  • SilverSneakers® xunanimada jimicsiga
  • Caymiska caafimaadka inta lagu jiro safarka

Dhakhtarkaaga ma ku jiraa shabakadda?

Adeegsiga takhtar (bixiye) ku jira xayndaabkaaga wuxuu kaa caawin karaa inaad lacag beekhaamiso. Waxaad u baahan tahay inaad takhtarkaaga xaqiijiso, isbitaalka ama rugta caafimaadka ku xayndaabka qorshahaaga ka hubiso kahor intaadan daryeel lagu siin.

Qorshahaan wuxuu adeegsadaa Xayndaabka Medicare Southern MN.

Daawooyin-kaagu miyey caynsan yihiin?

Sicirrada caymiska farmashihyaha waxaa ka duwan qorshaha. Waxaad u baahan doontaa inaad raadiso haddii farmashiyahaaga ku jira qorshaha shabakadda iyo daawooyinkaaga la caymiyey ka hor inta aadan buuxinin warqadda daawada ee warqada dawada ee dhakhtar qoray.

Raadi farmashiyaasha (Xudunta Qorshaha)

Raadi farmashiyaasha (Dookha iyo Buuxinta Qorshayaasha)

Raadi daawooyinka (Xudunta Qorshaha)

Raadi dawooyinka (Dookha iyo Buuxinta qorshayaasha)

Heerarka caymiska ee qorshaha daawada ee Part D

Tillaabada baxnaaninta waa la qeexay


 

Medicare Advantage (PPO) Gobolka Galbeed

Astaanata Medicare 6 blue

 

Qorshe-yaasha Medicare Advantage (PPO) waxay soo ban dhigayaan caymiska daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo ku midaysan hal qorshe. Qorshe-yaasha caafimaad-kaliya waxaa la helayaa haddii aad hore u haysatay daboolitaanka daawada la tixgelin karo oo aad ka haysatay VA ama lamid.

 

Is barbardhig oo Isdiiwaangeli


Dulmarka Faa’iidooyinka Qorshaha:

  • Afar xulashooyin oo qorshe ah oo aad k dooranayso: Xudun, Raaxo, Dookh iyo Dhammaystir
  • Caafimaad, daawada takhtarku qoro, ilkaha, aragga iyo waxtarrada maqalka oo hal qorshe ku midaysan
  • Haleel xayndaab ballaaran oo takhtarro ah, isbitaallo iyo rugo caafimaad
  • Qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada
  • Darka-korkiisa iyo gunnada ogolaanshaha muraayadaha indhaha
  • Ku Safar ilaa 12 biloodd oo isku xigta Mareykanka
  • Gargaarka maqalka (ilaa 2 gaar sannadkii) oo leh 0d doorashooyinka lagu shubanayo
  • Qorshe-yaasha unuggu wuxuu soo ban dhigayaa daboolitaan ilkeed kahorta
  • Raaxo, Dookh, iyo Qorshayasha Dhammaystiran waxay bixiyaan ka hortagga iyo caymiska ilkaha oo dhammeystiran
  • Cuntooyinka guriga la isugu keeno kadib ansixint joogitaanka isbitaalka
  • Caymiska aan-aheyn Medicare (jadwalka sida jogtada ah raaco) ee faa'iidooyinka durida
Xirmada isdiiwaangelinta

Arag dookhyada qorshaha, faa'iidooyinka, kharashaadka iyo caymiska.

Eeg 2024 Xirmada Isdiiwaangelinta Medicare Advantage (PPO) qormada West Region (PDF)

Ilaha Qorshaha

Waxaad fiirisaa xaashiyaha iyo ilaha

Dookh wanaagsan haddii aad rabto:

  • Caafimaad la isku daray iyo daboolida caymiska warqada dawada ee dhakhtar qoray
  • Caymiska maqalka, ilkaha iyo arraga
  • SilverSneakers® xunanimada jimicsiga
  • Caymiska caafimaadka inta lagu jiro safarka

Dhakhtarkaaga ma ku jiraa shabakadda?

Adeegsiga takhtar (bixiye) ku jira xayndaabkaaga wuxuu kaa caawin karaa inaad lacag beekhaamiso. Waxaad u baahan tahay inaad takhtarkaaga xaqiijiso, isbitaalka ama rugta caafimaadka ku xayndaabka qorshahaaga ka hubiso kahor intaadan daryeel lagu siin.

Qorshahaan wuxuu adeegsadaa Blue Cross Medicare Advantage/Xayndaaba Qiime Sarreeya oo Medicare ah.

Raadi dhakhtarada

Raadi dhakhtarka ilkaha

Daawooyin-kaagu miyey caynsan yihiin?

Sicirrada caymiska farmashihyaha waxaa ka duwan qorshaha. Waxaad u baahan doontaa inaad raadiso haddii farmashiyahaaga ku jira qorshaha shabakadda iyo daawooyinkaaga la caymiyey ka hor inta aadan buuxinin warqadda daawada ee warqada dawada ee dhakhtar qoray.

Raadinta farmashiyaasha (Xudunta iyo qorshayaasha Raaxada)

Raadi farmashiyaasha (Dookha iyo Buuxinta Qorshayaasha)

Raadinta daawooyinka (Xudunta iyo qorshayaasha raaxada)

Raadi dawooyinka (Dookha iyo Buuxinta qorshayaasha)

Heerarka caymiska ee qorshaha daawada ee Part D

Tillaabada baxnaaninta waa la qeexay


 

Kaalmada Medicare

astaanta-kooxda-yar-db-810

La-taliyaasha Blue Cross Medicare

Help caawimo qof-ila-qof ah

La Taliyaha Blue Cross ayaa kuula kulmi doonaa si shakhsi ahaan ama muuqaalka foogaanta si uu kaga jawaabo su'alaahaga iyo isdiiwaangelinta qorshaha Medicare.

Ku xiran la taliyaha

astaanta-telefoonka-db-810

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658

(Wicitaanka TTY 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

astaanta-tababarka-db-810

Caawimo ka hel wakiilka

Wakiilku wuxuu kaa caawin karaa inaad doorato
caymiska kuugu fiican

Hel Wakiil

Baro sida uu wakiilku kuu caawin karo

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed