Fahamka Medicare Medicare Part C

Waxaad u ku dari kartaa caymiska dheeraad ah, kaas oo bixiya Blue croos, si ay kaga caawiso inaad bixisto
kharashaadka Original Medicare aysan daboolin.

Baro sida loogu dabool Original Medicare waxaa aysan daboolin

Qorshe-yaasha Medicare Advantage, sidoo kale loo yaqaan Part C, oo ay ku jiraan labada caafimaad ee (Part A iyo Part B) iyo inta badan waxaa ku jira daboolitaanka daawada takhtarku qoro (Part D). Lagu daray, 98% takhaatiirka ku sugan Minnesota waa kuwa xayndaabka waxay ku jiraan dheeraadyada aalaa aan laga helin qorshe-yaasha Medicare ee jaadadka kale ah.

Is diiwaangelinta Medicare

Baro wax ku saabsan shuuradaha u qalmista Medicare iyo sida la iska diiwaangeliyo Medicare.

Baro wax badan oo ku saabsan isdiiwaangelinta Medicare

 
Medicare Part C: Qorshayaasha Advantage ee Medicare

Sida ay u shaqeyso Waa maxay caawinta daboolka Waxaad bixineyso

Qorshayaasha Advantage ee Medicare waxay ku jiraan faa'iidooyinka Medicare ee Part A iyPart B, marka isbitaalkaaga iyo caymiska caafimaadka waxaa lagu bixinaya hal qorshe. si aad isaga diiwaangeliso qorsahaha Medicare Advtantage, waa inaad u qalanta Medicare Part oo aad ka diiwaangashantahay Part B. Qorshayaasha Advantage ee Medicare caadi ahaan mid mid ah kuwa soo socda:

  • Ururka adeeg bixiyaha loo doorbiday (PPO): Waxay kuu oggolaanaysa inaad aragto shabakad walba iyadda oo aan laguu gudbinin. Waxaad sidoo kale ku noosha aaga adeegyadan.
  • Ururka Joogteynta Caafimaadka (HMO): Qorshayaasha gaarka ah dowladda federaalka waxay bixineysa faa'iidooyinka Medicare.
  • Caymiska daawada dhakhtar qoray Medicare Advantage (MAPD): Qorshayaasha Advantage ee Medicare waxaa ku jira Dawooyinka dakhtarka soo Qoray Caymiska ee Part D.

Waxaad heli doontaa dhammaan faa'iidooyinka Asalka ee Medicare plus "dheeraadka" Medicare ma daboolayso. Qorshayaasha waxay bixin karaan faa'iidooyinka:

  • Ilkaha
  • Aragtida
  • Dhagaysiga
  • Safarka
  • Acupuncture
  • Agabyada daawooyinka dhakhtarka uu qorin iyo ka badan
  • Waa inaad sii wada bixinta lacagta Part B khidmada caymiska intaa waxaa u dheer bilaha khidmada caymiska ee qorshaha Medicare Advantage
  • Waxaad sidoo kale bixinta qeyb ka mid ah kharashaadka, laakiin waxaad badbaadin kartaa lacag marka isticmaalayso adeeg bixiyaasha ku jira shabakadda qorshahaaga.
  • Qorshahaaga Medicare Advantage waxay yareyn kartaa kharashaadka ama ka dhigi kartaa kharashaadka mid aad loo saadalin karo ee leh isla bixinta lacagta degan ee adeegyadda qaar. Waxaad sidoo kale leedahay xadiga lacagta jeebka laga bixinayo sanadkii

Waxaa aad oganayso

  • POs waxay bixin kartaa dabacsnaan badan iyo dookha bixinta adeeg bixiyaasha shabakadda ballaran, mana u baahnid soo gudbinada si aad u aragto takhasusayaasha shabakadda.
  • Faa'iidooynka iyo shabakadaha adeeg bixiyaasha waxay kula duwan yiihiin qorshe ka qorshe sababtoo caymiska waxaa bixiyo shirkaddo gaar ah ee caymiska caafimaadka

 
Qorsha-yaasha Qiimaha Medicare

Sida ay u shaqeyso Waa maxay caawinta daboolka Waxaad bixineyso Waxaa laga helaya dhammaan ismaamulada

Qorshaha Medicare Cost wuxuu u bixiyaa caymin dheeraad ah si uu gacan uga geysto bixinta qarashyada uusan Medicare-kii Asalka ahaa daboolayn. Qaar ka mid ah caymiska daawada dhakhtar qoray sidoo kale dookha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray. Si aad ugu qalanto qorshaha Kharashka, waa inaad u qalantaa Medicare Part A oo aad iska diiwaangelisa Part B

  • Qorshaha Costa ee Medicare waxaa ku jira faa'iidooyinka Original Medicare waxayna ka caawineysa bixinta lacagaha laga jarayo, isla bixinta iyo wadaaga lacag bixinta caymiska ee aysan daboolin Original Medicare
  • Haddii aad doorato inaad ku darsto cymiska daawada dhakhtar qoray, qorshahaaga sidoo kale wuxuu ka caawinaya bixinta kharshaka daawooyinkaaga

Kharahaadka waa kala duwan waxay ku xiran tahay qorshaha aad doorato. Waa inaad sii wada bixinta khidmada caymiska Part B, oo ay la socoto khimadooyinka caymiska, isla bixinta iyo wadaaga lacag bixinta caymiska.

Aitkin • Carlton • Cook • Goodhue • Itasca • Kanabec • Koochiching • Lake • Le Sueur • McLeod • Meeker • Mille Lacs • Pine • Pipestone • Rice • Rock • Sibley • St. Louis • Stevens • Traverse • Yellow Medicine

Note: Qorshayaasha Medicare Advantage (Part C) aan lagu bixinaynin ismaamuladan

Waxaa aad oganayso

  • Caadi ahaan, waxaad arki kartaa adeeg-bixiyaha shabakada ku jira iyadda aan la soo gudbinin. Haddii aad doorato bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada, waxaa heli kartaa oo kaliya caymiska Originalka Medicare ee adeegyadan.
  • Waxaad u safri kartaa ilaa bilood Mareykanka waxaadna ka heli kartaa caymiska ku jira shabakadda ee adeegyadda daruuriga ah caafimaad ahaan adeeg bixiye walba oo aqbalaya shaqada Medicare.
  • Kharashadka waxaa cayminaya faa'iidooyinka ku jira safarka ay khuseyso xadiga lacagta jeebka laga bixinayo

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

Ku hel bilaasha Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud Waxay daboosha muhiimada aad u baahan tahay inaad ogaato, sida afarta qeyb ee Medicare, halka aad iska diiwaangelineyso sida looga fogaado ganaxyada.

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed