Gali furahaaga boostada oo dooro bogga qorshayaasha caafimaadka-oo kaliya
Bogga websaydka soo socda
Medicare ma ahan inay adag tahay
La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:
- Ka caawinaya inaad baran karto wax ku saabsan aasaasda Medicare
- Ka caawinaya inaad helayso helida qorshaha taas oo dhammaystiraysa faa'iidooyinka jira ee VA
- Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha
Faa'iidooyinka Freedom Blue
Helitaanka 97 ee dhakhtarka Minnesota,1 including Allina Health, HealthPartners, Mayo Clinic®, Park Nicollet iyo wax badan
Ilaa $100 bilaha dib u soo celinta lacagta khidmada caymiska Part B ee Medicare, plus $100 sadex bil walba 2 flex card u qalmida iibsashada daawoyinka dhakhtarka uu qorin
Ka hortagga iyo caymiska ilkaha ee dhammeystiran 2500 faa'iidada qorshaha ugu badan
Ku safar ilaa 12 bilooyin oo isku xiga gudaha Mareykanka oo hel faa'iidooyinka shabakadda ee adeeg bixiyaasha la doortay
Ku saabsan Freedom Bulue
Qorshaheena Medicare Advantage ee caafimaadka oo kaliya Freedom BlueSM waa dookha fiican haddii aad horey u laheyd caynsanaanta daroogada la aamini karo iyadda oo loo marayo VA, TRICARe ama la mid ah.
Qorshaha waxaa ku jira faa'iidooyin dheeraad ah sda gunnadda kaarka flex ee daawooyinka uu dhakhtarka qorin, ilkaha, ogolaanshaha muraayadaha indhaha, kaydka kaalmada maqalka, safarka, barnaamijka, toobinta caymiska nidaamka daweynta kala-goysyada.
Dheeri ah, haddii aad bixieyso khidmada caymiska Part B ee Medicare, waxaad heli kartaa khidmada caymiska iyo jawaab celinta ku shibadda 100 bil. Dib u bixinta waxaa lagu bixiyaa Maamuaalka Ammaanka Bulshada waxayna na tusi doonaan korar ah jeega Ammaankaaga Bulshada ama bayaanka lacagtaada ee khidmada caymiska Part B.
Waxaan ku faana taageerida xubnaha adeega ciidanka
Blue Cross waa 2024 Xog heynta qaataha Abaalmarinta Xoriyada Taageerada Badrooniga Difaaca. Tani waa aqoonsiga ugu sareysa ee Dowladda Mareynka ee la siiyo badrooniga si ay loo taageero Ilaalintooda iyo Kadyinta shaqaalaha.3
Blue Cross waa qorshaha caafimaadka koowaad ee Minnesota ee loogo talo galay shirkadda Yellow Ribbon ee ay ugu talo gashay taageeradeeda xubnahaha adeega, ciidaanka hore iyo qoysaskooda..4
Shuruudaha u qalmitas Freedom Blue:
Ma ku noohshahay ismaamul laga helay qorshaha Medicare ee Part A iyo Part B.
Ka baro wax ku saabsan Freedom Blue muuqaalkan
Hel xirmada isdiiwaangelintaada Freedom Blue
Arag faa'iidooyinka qorshaha, kharashaadka iyo caymiska.
Freeom Blue waxa laga helaya ismaamuladan
Anoka, Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Blue Earth, Brown, Carver, Cass, Chippewa, Chisago, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Dakota, Dodge, Douglas, Faribault, Fillmore, Freeborn, Grant, Hennepin, Houston, Hubbard, Isanti, Jackson, Kandiyohi, Kittson, Lac qui Parle, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, Martin, Morrison, Mower, Murray, Nicollet, Nobles, Norman, Olmsted, Otter Tail, Pennington, Polk, Pope, Ramsey, Red Lake, Redwood, Renville, Roseau, Scott, Sherburne, Stearns, Steele, Swift, Todd, Wabasha, Wadena, Waseca, Washington, Watonwan, Wilkin, Winona, Wright
Faa'iidooyinka dheeraadka ah ee Freedom Blue
Gunnada darka laga helaayo
$100 sadexdii biloodbba* kaarka flex wuxuu u qalma iibsashada daawooyinka uu dhakhtarka qorin
Arag su'aalaha marwalba la isweydiiyo ee daawooyinka aan dhakhtar qorin FAQ.
Dhagaysiga
Kaalmada maqalka $599-$899 wadaaga lacag bixinta kaalmadiiba 0 batariga la db loo kaarkikeyo ee qaabka doorashooyinka TruHearing®
Aragtida
Faa'idooyinka ogolaanshaha muraayadaha indhahan ee ah250 ee loogu talagalay ookiyaalayaasha ama murayaadaha indhaha
Wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta
Xubinimada silverSneakers®
Marin u helka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah
Liiska daryeelka
Toobinta iyo daliiga lafaha
Toobinta joogtada waxaa ku jira 12 booqashooyinka baaritaanka cudur walba iyo Daryeelka lafaha waxaa ku jira12 booqashooyinka baaritaan walba (rajada ay ku jirto)
Faa'iidada cuntada ka soo bixida isbitaalka kadib
Hel 2cuntooyin maalintiiba, ilaa14maalmood, kharash dheeri ah joogitaanka dheeriga ah ee bukaan jiifka
Daryeelka khadka
Ka arag dhakhtar telefoonkaaga casriga ah, tablet-ka, ama kombiyuutarka adeeg bixiyaasha adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada iyo daryeelka onlaynka
Taleefanka Kalkaalka
Kalkaalisada diiwaangashan waxaa la helaya 24 saacadaha maalintii, toddobo maalmood toddobaadkii si looga jawaabo su'aalahaaga
Wac 1-800-622-9524, TTY 711
Ilaha taageerada
Maamulka Caafimaadka
Hel caawimo si aad u gaadho yoolalkaaga fayoobida ama maaraynta xaalad caafimaad. Soo hel ilaha bulshada iyo sidoo kale macluumaadka kaa caawin kara inaad guulaysato.
Waxaad ka wacdaa adeegga macmiilka lambarka ku qoran dhabarkakaarka aqoonsiga ee xubinta.
Maamulka daryeelka
Ka hel taageerada aad u baahan tahay si aad u gaadho yoolalkaaga caafimaadka ee caafimaadka Blue Cross ama caafimaadka dabeecadda maareyaha kiiska.
Waxaad ka wacdaa adeegga macmiilka lambarka ku qoran dhabarkakaarka aqoonsiga ee xubinta.
Maamulka xanuunka darran iyo daryeelka lafaha
Daryeelka caafimaadka ee hagajisan ee loo marayo shakhsi ahaan, telefoonka, booqashooyink fidiyowga waxaa bixiyay Lifespark.
Haddii aad u qalanto taageerada daryeelka, waxaa la xiriiri kartaa Blue Cross ama xubinta kooxda daryeelka Lifespark.
Taageerada Takhasuslaha Faca
Taageerada gaarka ah ee loogu talo galay dhibaatooyinka caafimaadka dhimirka yo isticmaalka maandooriyaha ee laga helay khibrada noloshada dhabta ah ee qofka.0wadaaga lacag bixinta booqashooyinka shabakadda.
Waxaad ka wacdaa adeegga macmiilka lambarka ku qoran dhabarkakaarka aqoonsiga ee xubinta.
Isbarbardhia qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta onlaynka
Ma u baahan tahay isdiiwaangelinta?
Iska diiwaangeli telefoonka
Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.
1-855-579-7658
(Wicitaanka TTY 711)
Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba
Caawimo ka hel wakiilka
Wakiilku wuxuu kaa caawin karaa inaad doorato
caymiska kuugu fiican