Fahamida Medicare Part D

Baro sida ay shaqayso cymiska daawada dhakhtar qoray ee Medicare Part D iyo waxaa ay daboosho.

Waa maxay Medicare Part D

Daawooyinka takhtarku qoro waxay noqon karaan qaali, haddana Medicare-ka asalka ah sida caadiga ma bixiyo caymis. Qorshaha Medicare-ka ee Part D waa mid iskiis u taagan oo ah qorshaha daawada dhakhtar qoray ee gooni u taaga oo kaa caawinaaya bixinta lacagaha daawooyinka takhtarku qoro kuwaas oo aan ka caynsanayn Medicare-ka Asalka.

Baro sida Medicare Part D u shaqayso

 
Medicare Part D: qorshayaasa daawada dhakhtar qoray

Sida ay u shaqeyso Waa maxay caawinta daboolka Waxaad bixineyso

Waxaad ku dari kartaa kaligaa-staag caymiska Part D Original Medicare ama Kaabida Medicare ama qorshaha Kharashka Medicare aan laheyn faa'iidooyinka daawada dhakhtar qoray.

Qorshayaasha Part D waxay ka caawineysa bixinta kharashaadka daawada dhakhtar qoray. Noocyada daawada ee la daboolay iyo farmashiyaasha aad u isticmaali karto qorshaha kala duwan.

Haddii aad ku darayso qorshaha Part D kaligaa-istaag, waxaad bixin doontaa khidmada caymiska bilaha ah. Waxaad sidoo kale ku dari kartaa bixinta daawada dhakhtar qoray lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ama wadaaga lacag bixinta caymiska ee daawoyina laguu qoray.

Waxaa aad oganayso

  • Inta badan qorshayaasha daawada dhakhtar qoray ee Medicare waxay leeyihiin baahida caymiska (ee loo yaqaano godka burka ( "donut hole"). Marka aad gaarto "donut hole", waxaad si ku meel gaar ah u bixinta wadaaga lacag bixinta caymiska ee go'an daawooyinkaaga.
  • Marka adiga iyo qorshahaaga aad bixisa wadar isku jira $5,030, waxaad bixinta doontaa 25% kharashaadka magaca-ganacsiga iyo daawooyinka jiineeriga ah ilaa aad kharashka sanadlaha kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin $8,000.*

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

Ku hel bilaasha Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud Waxay daboosha muhiimada aad u baahan tahay inaad ogaato, sida afarta qeyb ee Medicare, halka aad iska diiwaangelineyso sida looga fogaado ganaxyada.

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed