Isu diiwaan geli Hooso-hawleedka Medicare

Isu diiwaan geli Aqoon kororsiga shakhsi ahaaneeed ama muuqaalka foogaanta ah

Hadda Is Diiwaan Geli

Hooso-hawleedka, waxaad wax ka baran doontaa:

  • Original Medicare - Baro wax ku saabsan Part A iyo Part B, marka iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda, waxaa Medicare ay daboosho (waxa ay daboolin).
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Kuraastu waa kooban yihiin - hadda kursigaaga qabso. Iska diiwaan geli aqoon kororsiga kor, ama wac 1-855-579-7658 (TTY users call 711), 8 a.m. - 8 p.m.

99% kaqeyb-galayaashu waxay yiraahdaan waxaan si fiican ugafahannay sida Medicare u shaqayso kadib kaqeyb-galkii hooso-hawleedkii Blue Cross.*

 

La kulan La Taliyaasheena Blue Cross

Kulan walba waxaa marti gelinaaya mid ka mida la taliyaasheena.