Fahmida Kaabida Medicare

Baro sida caymiska Kaabida Medicare (Medigap) u shaqayo iyo waxaa u daboolo

Baro sida loogu dabool Original Medicare waxaa aysan daboolin

Qorshaha Kaabaha Medicare, ama sharciga Medigap, wuxuu kaabayaa waxtarra-daada Medicare-ka Asalka.

Qorshe-yaashaani waxay bixiyaan daboolitaanka caafimaad-kaliya, waxtarradana cusboonaynta waa la dammaanad qaaday ilaa inta aad bixinayso lacagta caymiska. Tan macnaheedu waa ilaa inta aad bixinayso lacagta caymiska, ma lumin doontid caymiskada - xitaa haddii xanuunno gadaal ka yeelato.

Is diiwaangelinta Medicare

Baro wax ku saabsan shuuradaha u qalmista Medicare iyo sida la iska diiwaangeliyo Medicare.

Baro wax badan oo ku saabsan isdiiwaangelinta Medicare

 
Qorshayaasha Kaabida Medicare (Medigap)

Sida ay u shaqeyso Waa maxay caawinta daboolka Waxaad bixineyso

Qorshayaasha Kaabida Medicare, ayaa sidoo kale loo yaqaana Medigap, waxaa loo talo galay "baahiyaha xiran" ee Original Medicare iyo bixinta kharashaadka Original Medicare aysan daboolin.

Waxaad sidoo kale xor u tahay safarka iyo inaad ku noolaato meel walba oo Mareykanka oo aad hesho qorshaha faa'iidooyinka adeeg bixiye walba oo aqabalaya shaqada Medicare.

Qorshayaasha Medigap waxay ka caawineysa bixintaada isla bixinta caymiska wadaaga lacag bixinta caymiska iyo lagacaha laga jari karo. Nooc walba oo ah qorshaha Medigap waxay leedahay faa'iidooyin gaar ah oo loo dejiyay iyo khidmooyinka, lacagaha dheeraadka khidmada caymiska, qaar ka mid ah qorshayaasha waxay bixiyaan caymis aan qasab aheyn.

Kharashaadka ayaa kala duwanaan karaa waxayna ku xiran tahay qorshaha aad doorato, waa inaad sii wadaa ixinta Qorshaha kaabista ee Part B oo ay la socoto khidmada caymiska bilaha ah ee Qorshaha Kaabista, lacagaha laga jari karo, isla bixinta iyo wadaaga lacag bixinta caymiska.

Waxaa aad oganayso

  • Si aad isaga diiwaangeliso qorshaha Kaabista, waa inaad u qalantaa Medicare Part A oo aad iska diiwaangelisa Part B.
  • Qorshayaasha Medigap ma ku jiraan cymiska daawada dhakhtar qoray, marka waxaad u baahan doontaa inaad iska diiwaangeliso qorshaha kaligaa-istaaga si aad uga fogaado ganaax.
  • Haddii aad codsato qorshaha Medigap in ka badan lix bilood kadib bishaada ayuu bilaabaya caymiska Part B, waxaa laga baahan karaa inaad ku soo gudbiso codsigaaga taariikhda caafimaadkaaga.

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

Ku hel bilaasha Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud Waxay daboosha muhiimada aad u baahan tahay inaad ogaato, sida afarta qeyb ee Medicare, halka aad iska diiwaangelineyso sida looga fogaado ganaxyada.

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed