Dulmarka faa'iidooyinka ilkaha ee Medicare Platinum Blue

Dulmarka faa'iidooyinka ilkaha ee Medicare Platinum Blue

Guud marka faa'iidooyinka ilkaha

Original Medicare ma daboosho ka hortagga iyo adeeyada joogtada ah ee ilkaha. Medicare Part A (caymiska isbitaalka) waxay bixin doontaa qeyb ka mid ah adeegyada ilkaha aad helayso marka aad isbitaalka ku jirto.

Qorshahaaga Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota Medicare Platinum BlueSM > waxaa ku jira faa'iidooyinka dheeriga ah ee ilkaha Original Medicare ma daboosho khidmada caymiska dheeriga ah 

Faa'iidooyinka ilkaha ee lagu daray waxay kula duwnaan doonaan qorshaha. Xaqiiji inaad dib u eegto Caddaynta caymiska (EOC) wixii ah faa'iidooyinka caymiska iyo faafaahinada muhiimka ah.
 

Arag caymiska ilkahaaga

Caymiska ilkahaaga waxaa laga heli karaa dukumentigaaga qorshahaaga Caddaynta caymiska.

Si aad u hesho Caddaynta caymiska:

  1. Booqo boggeena dukumentiyada qorshaha Medicare
  2. Hel qorshahaaga gaarka ah
  3. Caymiska qorshaha hoostiisa, riix link-ga qorshahaaga EOC (PDF)si aad u soo degsato oo aad u daabacdo. Macluumaadka caymiska ilkaha waxaa laga heli karaa Cutubka 4, Qeybta 2.1 kadib Jadwalka Faa'iidooyinka Caafimaadka.

Fiiro gaar ah : Wixii ah xaqiijinta caymiska, fadlan kala xiriir adeegga macmiilka ilkaha lambarka caawinta iyo qeybta taageerada. Adeegg bixiyhaaga sidoo kale soo gudbin doonaa qiimeynta daaweynta hore ee hordhaca ah si adeegyada loo bixiyo.

Si aad u hesho dhakhtarka ilkaha:

  1. Booqo Qalabkeena Raadinta Dhakhtarka ilkaha
  2. Raadinta goobta ama dhakhtarka ilkaha

Fiiro gaar ah: Wixii ah xaqiijinta heerka ku jirista shabakadda, fadlan la xiriir dhakhtarka ilkaha ama kala xiriir dhakhtarka ilkaa lamabarka ku jira qeybta caawinta ee adeegga macmiilka.

Soo koobida caymiska ilkaha

Your Blue Cross and qorshaha Blue Shield of Minnesota Medicare Platinum Blue waxaa laga yabaa inuu bixiyo caymiska wixii faa'iidooyinka dheeraadka ah ee ilkaha. Ma jirto muddooyin la sugayo oo lagu daboolayo adeegyadda. 

 

Platinum Blue Core

Dookhada Platinum Blue

Platinum Blue Dhammaystiran
  Waxaad lacagta siisay

Waxaad lacagta siisay

Waxaad lacagta siisay

Shabakadda ilkaha
Shabakadda Ilkaha ee Blue Cross Medicare
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda
Ka-baxsan shabakadda*

Ku jira-shabakadda
Ka-baxsan shabakadda*

Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo Sanadle Maya caymiska

Ku jira-shabakadda:Waxbo
Ka-baxsan-Shabakadda: Waxbo*

Ku jira-shabakadda:Waxbo
Ka-baxsan-Shabakadda: Waxbo*

Baaritaanada afka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Nafiinta joogtada ah
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Nadifiinta yiridka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Raajooyinka
1 sanadkiiba
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Daaweynta caabuqa ciridka
Ilaa iyo 2 sanadkii
Maya caymiska

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Ku jira-shabakadda: $0
Kabaxsan-shabakadda: $0*

Faa'iidada ugu badan qorshaha sanadka
Waxay khuseysa labada adeegyada kabaxsan iyo ku jira shabakadda
Maya caymiska

$2,000**

$2,000**