Medicare

Wacitaan  

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga

Ma qabtaa su'aal? Waan ku caawin karnaa.

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

Ma cusbontahay Medicare?

Hadii aad tahay hawlgab ama ku dhawdahay 65 waxaan ka caawin karnaa inaad barto Medicare aasaasiga ah waxaana ka caawin karnaa u diyaargarowga iska diiwaangelinta qorshaha ee adiga kugu haboon.

Billaaw

Raadinta qorshe cusub?

Qorshayaasha Medicare waxay ku siineysa caymiska iyo faa'iidooyinka aad ku xiisab tami karo ayaa halkaan u joogtada inay kugu caawiyaan taalbo walba.

Arag qorshayaasha

Horey xubin ma ugu tahay Medicare?

Gal si aad u abuurto koontada xubinimadaada sida ugu dhaqsiyaha badan aad u hesho macluumaadka caafimaadka ee muhiimka ah iyo ilaha la xiriira qorshahaaga Medicare.

Guda Gal


Maxaad u dooranaysaa Blue Cross?

astaanta kaarka aqoonsiga blue cross

95% Xubnaha ayaa ilaalinaya qorshaha Medicare ee Blue Cross2

Gacamaha heya astaanta wadnaha

U adeegida Minnesota sida samo fala ah in ka badan 90 sano

astaanta-stethoscope-fad-810

Gal 98 ee dhakhtaatiira Minnesota3

astaanta koobka leh xidigta

Qiimeynta ugu sareya waa xubnaha Medicare ee adeegga macmiilka4


Sahami qorshe-yaasheenna Medicare

Dukumentiga Medicare & ilaha

Hel dukumentiyada qorshaha Medicare ee muhiimka ah oo ay ku jiraan tusaha bixiyaha, dulmarka faa'iidooyinka, foomamka diiwaangelinta iyo dheeri.

Eeg dhammaan xaashiyaha qorshaha Medicare

Dalabka xirmadada isdiiwaangelinta Medicare

Dalabka raadinta adeeg bixiyaha, raadinta ilkaha, isbeddelka ee ogeysiisnta sanadlaha ama Caddaynta caymiska

Raadi heerka codsigaaga Medicare

Faafinta Hagaha Go'aanka Medicare

Ku hel bilaasha Hagida Go'aanka Medicare

Baro wax ku saabsan adeegyadeena qorshaha Medicare

Isticmaal hagahan si uu kaga caawiyo doorashada qorshaha caafimaadka ee ku haboon baahiyahaaga. Haddii aad rabto inaad wax badan kayd santo ama faa'idooyinka badan, waxaan ku siineynaa qorshayaal kala duwan.

Soo dejinta Hagida Go'aanka - Ingiriiska

Soo degso Hagida Go'aanka - Isbanash

Faafinta Hagida tallaabo-taalabada ah ee Medicare

Ma ku cusub tahay Medicare? Soo degso hagaheena Tallaabo-Tallaabada

Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud Waxay daboosha muhiimada aad u baahan tahay inaad ogaato, sida afarta qeyb ee Medicare, halka aad iska diiwaangelineyso sida looga fogaado ganaxyada.

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash

 

Medicare waxay kuu caawinaysaa sidaad u rabto

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Blue Cross MN Medicare #1
astaanta-kooxda-yar-db-810

La-taliyaasha Blue Cross Medicare

Help caawimo qof-ila-qof ah

La Taliyaha Blue Cross ayaa kuula kulmi doonaa si shakhsi ahaan ama muuqaalka foogaanta si uu kaga jawaabo su'alaahaga iyo isdiiwaangelinta qorshaha Medicare.

Ku xiran la taliyaha

astaanta-telefoonka-db-810

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658

(Wicitaanka TTY 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

astaanta-tababarka-db-810

Caawimo ka hel wakiilka

Wakiilku wuxuu kaa caawin karaa inaad doorato
caymiska kuugu fiican

Hel Wakiil

Baro sida uu wakiilku kuu caawin karo

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga