Baro Medicare wax ku saabsan

 

Asaaska Medicare

Medicare wa barnaamijka caymiska caafimaadka ee dowladda ee loogu talo galay dadka Mareykanka ee jira da'da 65 ama ka weyn iyo dadka dhalinyarada ah kuwaas oo qabana naafanimada qaar ah ee qaata faa'iidooyinka Social Security-ga.

Waxaad isticmaali kartaa ilaha hoose si aad u barato wax ku saabsan afarta qeybood ee Medicare, kuwaas oo qalma, marka iyo sida la iska diiwangeliyo waxaa ay yihiin qorshayaasha la helayo.

Ilaha badan ee waxbarashada

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Blue Cross MN Medicare #1 astaanta

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

Ku hel bilaasha Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Hagida Medicare Tallaabo-talaabo

Baro waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud Waxay daboosha muhiimada aad u baahan tahay inaad ogaato, sida afarta qeyb ee Medicare, halka aad iska diiwaangelineyso sida looga fogaado ganaxyada.

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash