2024 qorshooyinka daawada takhtarku qoro ee Medicare Part D

2024 qorshoo-yinka Daawada Takhtarku Qoro ee Medicare Part D

Waxaad adeegsataa aaladeena dukaamaysiga si aad u aragto oo aad barbar-dhig ugu samayso qorshoo-yinka Daawada Takhtarku Qoro ee Part D ee Blule Cross iyo Blue Shield-ka Minnesota ee aaggaaga.

Wacitaan  

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga

Ma qabtaa su'aal? Waan ku caawin karnaa.

Waa maxay Part D ee Medicare?

Daawooyinka takhtarku qoro waxay noqon karaan qaali, haddana Medicare-ka asalka ah sida caadiga ma bixiyo caymis. Qorshaha Medicare-ka ee Part D waa mid iskiis u taagan oo ah qorshaha daawada dhakhtar qoray ee gooni u taaga oo kaa caawinaaya bixinta lacagaha daawooyinka takhtarku qoro kuwaas oo aan ka caynsanayn Medicare-ka Asalka.

Waxaad ku biiri kartaa MedicareBlueSM Rx haddii aad:

  • Yeelo Medicare Part A, Part B, ama labadaba
  • Ku noolow aagga laga helaayo caymiska

Baro wax badan oo ku saabsan Medicare Part D

 

Astaanta warqada dawada ee dhakhtar qoray Medicare

 MedicareBlueSM Rx

 

Qorshayaasheena MedicareBlue RX (PDP) waxay bixiyaan sadex heer oo kald duwan ee caymiska iyo kharash wadaagista -Dooro qorshe, qorshaha Heerka iyo Qorshaha Premier. Caymis walba wuxuu ka bixiyaa lacago kala duwan oo ku aaddan daawiyinka takhtarku qoro. Caymiska adiga kuugu fiican wuxuu ku xiran yahay inta daawo oo aad qaadato iyo qiimaha daawooyinka.

MedicareBlue Rx waxaa laga helayaa Minnesota oo dhan. Waxaa lagu lammaanin karaa qorshecaafimaad-kaliya sida Kaabaha Medicare qorshe Qorshaha qiimaha.

 

Is barbardhig oo Isdiiwaangeli

 

Xulashooyinka qorshaha kaabista Part D ee kale ee laga helaayo Blue Cross
Blue Cross iyo Blue Shield-ga Minnesota waxay soo ban dhigtaa qorsha-yaal dhawra oo kuwaas lagu daboolayo daawooyinka takhtarku qoro. Qorsha-yaashaani waxay wadaajiyaan caymiska Parta D iyo kan caafimaadka hal caymis:

Platinum BlueSM (Kharasht) leh Rx
Blue Cross Medicare Advantage (PPO)

2024 Faafida Hagida Go'aanka Medicare

Ku hel bilaasha Hagida Go'aanka Medicare

Isticmaal hagahan si uu kaga caawiyo doorashada qorshaha caafimaadka ee ku haboon baahiyahaaga.

Soo dejinta Hagida Go'aanka - Ingiriiska

Soo degso Hagida Go'aanka - Isbanash

Dookh wanaagsan haddii aad rabto:

  • caymiska daawada dhakhtar qoray oo kaliya
  • Qiyaas ahaan 63000 farmasiyada shabakada
  • caymiska daawooyinka gaarka, kuwa magacyada shirkadaha waaweyn iyo kuwa yaryarka
  • Sicirrada gaar ahaaneed baa laga door bida farmashiyada

Farmashiye-haagu xayndaabka ma ku jiraa?

Sicirrada caymiska farmashihyaha waxaa ka duwan qorshaha. Waxaad u baahan doontaa in aad u hubiso in farmashiya-haagu ku jiro xayndaabka caymiskaaga kahor intaadan soo buuxsan daawadaada.

Raadi farmashiye-yaal

Daawooyin-kaagu miyey caynsan yihiin?

Caymiska daawada takhtarku qoro waxaa kala duwahaya nooca caymiska. Waxaad u baahan doontaa inaad hubiso haddii daawooyin-kaagu caynsan yihiin intaada soo buuxsan daawada takhtar qoro.

Raadi daawooyin

Heerarka caymiska ee qorshaha daawada ee Part D

Tillaabada baxnaaninta waa la qeexay

 

Kaalmada Medicare

astaanta-kooxda-yar-db-810

La-taliyaasha Blue Cross Medicare

Help caawimo qof-ila-qof ah

La Taliyaha Blue Cross ayaa kuula kulmi doonaa si shakhsi ahaan ama muuqaalka foogaanta si uu kaga jawaabo su'alaahaga iyo isdiiwaangelinta qorshaha Medicare.

Ku xiran la taliyaha

astaanta-telefoonka-db-810

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658

(Wicitaanka TTY 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

astaanta-tababarka-db-810

Caawimo ka hel wakiilka

Wakiilku wuxuu kaa caawin karaa inaad doorato
caymiska kuugu fiican

Hel Wakiil

Baro sida uu wakiilku kuu caawin karo

Isu diiwan geli Hoose-Hawleedka Medicare

Wax ka baro Medicar-ka Asalka iyo qorshe-yaasha diyaarsan oo ku salaysan dalka aad ku nooshahay
Iyadoo lacag-la'aana, qasab ahayn, qof-ahaana ama hooso-hawleed muuqaal ahaana.

Hel Hooso-Hawleed