Ku cusub Medicare

Raadi jawaabaha aad u baahan tahay.

Si aad xoojiso caymiska ku haboon baahiyahaaga iyo miisaaniyadaada, waa muhiim inaad fahamto faa'iidooyinkaaga. Si aad u saxdo caymiska ku haboon baahiyaahaga iyo miisanida, waa muhiim inaad fahamto faa'iidooyinkaaga.

Medicare waxay bixisaa ilaalinta qiimaha ee ka dhanka ah kharashaadka sare ee caafimaadka, laakiin aysan daboolayn wax walba. Waxaan ka caawin karaa in lagu ogeysiiyo iyo kalsoonida dookhyadda Medicare.

Raac tillaabooyinkan

Tallaabada1: Si aad ogaato Original Medicare

Medicare waa barnaamijka caymiska caafimaadka ee loogu talo galay dadka Mareykanka kuwaas oo 65 ama ka weyn ama dadka dhalinyarada ah ee naafanimada qaarkooda oo qaata faa'iidooyinka Social Security. Medicare markii hore waxaa loo abuuray labo qeybood Part A iyo Part B. oo Wadajir ah, waxaa loogu yeerada Original Medicare.

Part A

Caymiska isbitaalka

Original Medicare

Caymiska qeyb waxaa loogu talo galay:

  • Joogitaanka isbitaalka bukaan jiifka
  • Daryeelka kalkaaliyaha xirfadaysan
  • Daryeelka caafimadka ee dadka la nool cudurada aan laga soo kabsaneeynin
  • Daryeelka guriga

Baro wax badan oo ku saabsan Part A

Part B

Caymiska caafimaadka

Original Medicare

Caymiska qeyb waxaa loogu talo galay:

  • Booqashooyinka dhakhatiirta
  • Qaliin
  • Baaritaanada shaybarka
  • Qalabka caafimaadka
  • Baaritaanada ka hortaga

Baro wax badan oo ku saabsan Part B

Hagida tallaabo-taalabada ah ee Medicare

U soo degso Hagaheena bilaasha Tallaabo-tallaabo

Isticmaal hagaan si aad uga dhigto fahmida Medicare fudud

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah - Ingiriis

Soo degso Hagaha Tallaabo-tallaabada ah​​​​​​​ - Isbaanash

Tallaabada 2: Baro sida ay daboolo waxaa aysan daboolaynin Original Medicare

Waxaad sidoo kale ku dari kartaa caymiska dheeraadka ah, taas oo ay bixiso Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, si ay kaga caawiso inaad bixiso kharashaadka aysan daboolin Medicare.

Booqo Qorshayaasha Medicare

Part C

Qorshayaasha Advantage ee Medicare

Caymiska gaarka ah iyo qorshayaasha caafimaadka

La mid ahQeybaha A & B ee leh saadaalinta kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin iyo caymiska badan.

Inta badan si buuxda u daboola:

  • Adeegyada fayo qabka
  • Baaritaanada arraga
  • Baaritaanada maqalka
  • Baaritaanada ilkaha (ka hortagga iyo/ama dhammaystiran)

Inta badan qeyb ahaan la daboolo:

  • Okiyaalayaasha Indhaha
  • Qalabka maqalka

Baro wax badan oo ku saabsan Part C

Part D

Qorshayaasha daawada dhakhtar qoray

Caymiska gaarka ah iyo qorshayaasha caafimaadka

Waxay gacan ka geystaan qarashyada dawooyinka dhakhtar qoray ee uusan daboolin Original Medicare.

Xooga daboola:

  • Dawooyinka dhakhtar qoray

Baro wax badan oo ku saabsan Part D

Tallaabadda 3: Isdiiwaangeli waqti ku haboon

Mudada Diiwaangelintaada Hore ee Original Medicare waa muddo toddobo-bilood ah - laga bilaabo bilooyinka ka hor bisha 65 dhalashadaada ilaa sadex bilood kadib bisha 65dhalashadaada. Caymiska ayaa noqon kara sida ugu dhaqsiyaha badan maalinta koowaad ee bishada aad jirsato65

Baro wax badan oo ku saabsan isdiiwaangelinta Medicare

jadwalka waqtiga-isdiiwaangelinta-medicare

Dalabka isdiiwaangelinta

Waa inaad iska diiwaangelisa Original Medicare Part A iyo Part B ka hor inta aadan iska diiwaangelinin Medicare Advantage, Kharashka Medicare, Kaabida Medicare (Medigap) qorshaha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray.

Faa'iidooyinka Social Security-ka

Haddii aad horey u qaadanaysa faa'iidooyinka Social Security, waxaad si toos ah laga diiwaangelinaya Medicare Part A iyo Part B.

Naafanimada iyo xeerka 65

Haddii aad iska joojisay iyo aad ku jirto 65, waxaad si toos ah u heli doonta Part A iyo Part B kadib marka aad hesho faa'iidooyinka naafanimada Social Security 24 ilaa bilood.

Shaqaynta hore 65

Haddii adiga ama qorshaha lamanahaaga aad dhaaftaan da'da shaqada 65, waxaa laga yabaa inaad u baahanin iska diiwaanelinta Medicare marka aad gaarto 65.

Baro wax ku saabsan shaqada hore 65

 

Tallaabada 4: Sida la isaga diiwaangeliyo qorshaha Blue Cross ee Medicare ee Minnesota

Waxaad dooraan kartaa sida aad u rabto inaad iska diiwaangelinta Medicare Advantage (Part C), Kaabida Medicare (Medigap), Kharashka Medicare ama qorshaha warqada dawada ee dhakhtar qoray.

Baro wax badan oo ku saabsan qorshaha isdiiwaangelinta

Medicare ma ahan inay adag tahay

La taliyaha Blue Cross Katie Giziewski

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha

Kula kulan lacag la'aan la taliyaha Blue Cross

astaanta-telefoonka-db-810

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658

(Wicitaanka TTY 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

astaanta-kooxda-yar-db-810

Aqoons kororsiyada Medicare

Baro wax ku saabsan Medicare iyo dookhyada qorshahaaga si bilaash ah, oo aan khasab aheyn shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga muuqaalka fooganta.

Isku diiwan-gali aqoon-isweydaarsi

Geli furahaaaga boostada si aad u aragto qorshayaasha aad ka helayso aagaaga