Xubnaha Town Hall oo Kaliya

Hadda Is Diiwaan Geli

Ama wac 1-800-961-4759 ama (651) 662-6111, TTY 711
Isniinta ilaa Jimcaha 8 subax ilaa 5 galabnimo, Wakhtiga dhexe. Booska waa Cayiman yahay.

Haddii aad ku faraxsan tahay qorshahaaga - oo ay ku jirto 2025 isbedel walba - ma baahnd inaad qaadato wax tallaabo ah. Waxaad si toos ah laguugu diiwaangelin doonaa isla qorshahaaga. Haddii aad qabto wax su'aal ah ama aad rabto inaad barato wax ku saabsan dookhyada qorshaha kale, hoolka magaaladda adiga ayaa laguugu talagalay.

Waxaa laga filayo hoolka magaaladda:

  • Hal-saac oo bandhiga ah waxaa ku jira isbeddelada qorshaha iyo doorashooyinka 2025
  • Cunto fudud iyo macmacaano
  • Khubarada Medicare ayaa la helaya inta lagu jiro bandhiga iyo kadib si looga jawaabo su'aalahaaga, bixinta qiyaasta kharashka iyo xaqiinta qorshahaaga inuu sii ahaado mid si fiican ugu haboon baahiyahaaga.

Muuqaalada Beddelka ee Ogeysiiska Sannadlaha ah ​​​​​​​ - Warbixnta Qorshaha Medicare 2025

Waxaan eegi doonaa isbeddelada Blue Cross qorshayaasha Medicare, oo ay ku jiro isbeddelada lacagaha caymiska iyo faa'iidooyinka. isbeddelaada waxay dhaqagan galayaan Jaanyo 1, 2025. Qorshaha macluumaadka ee loogu talo galay 2025 qorshaha sanadka waxaa la helaya Oktoober 1, 2024.

Medicare Advantage (PPO) Metro Region

Qorshayaasha laga heli karo degmooyinkan:

Anoka, Carver, Chisago, Dakota, Hennepin, Isanti, Ramsey, Scott, Sherburne, Washington and Wright

Medicare Advantage (PPO) Gobolka Galbeed

Qorshayaasha laga heli karo degmooyinkan:

Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Brown, Cass, Chippewa, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Douglas, Grant, Hubbard, Jackson, Kandiyohi, Kittson, Lac Qui Parle, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, Morrison, Murray, Nobles, Norman, Otter Tail, Pennington, Polk, Pope, Red Lake, Redwood, Renville, Roseau, Stearns, Swift, Todd, Wadena, Wilkin

Medicare Advantage (PPO) South Region

Qorshayaasha laga heli karo degmooyinkan:

Blue Earth, Dodge, Fairbault, Fillmore, Freeborn, Houston, Martin, Mower, Nicollet, Olmstead, Steele, Wabasha, Waseca, Watonwan and Winona

Medicare Advantage Freedom BlueSM (PPO)

Qorsha laga heli karo ismaamuladan:

Anoka, Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Blue Earth, Brown, Carver, Cass, Chippewa, Chisago, Clay, Clearwater, Cottonwood, Crow Wing, Dakota, Dodge, Douglas, Faribault, Fillmore, Freeborn, Grant, Hennepin, Houston, Hubbard, Isanti, Jackson, Kandiyohi, Kittson, Lac qui Parle, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, Martin, Morrison, Mower, Murray, Nicollet, Nobles, Norman, Olmsted, Otter Tail, Pennington, Polk, Pope, Ramsey, Red Lake, Redwood, Renville, Roseau, Scott, Sherburne, Stearns, Steele, Swift, Todd, Wabasha, Wadena, Waseca, Washington, Watonwan, Wilkin, Winona and Wright

Platinum BlueSM (PPO) Northeast Plus Region

Qorshayaasha laga heli karo degmooyinkan:

Aitkin, Carlton, Cook, Goodhue, Itasca, Kanabec, Koochiching, Lake, Le Sueue, McLeod, Meeker, Mille Lacs, Pine, Pipestone, Rice, Rock, Sibley, St. Louis, Stevens, Traverse and Yellow Medicine

Kaabida Medicare (Medigap)

Ismaamulada Minnesota oo dhan ayaa laga helaya qorshayaasha.

MedicareBlueSMDaawada Dhakhtar qoray (Part D)

Qorshaha laga helayo ismaamulada Minnesota oo dhan.

La taliyaasheena Blue Cross ayaa halkaan kuu joogaa

Kulan walba waxaa marti gelinaaya mid ka mida la taliyaasheena khibrada leh ee Blue Croos.

La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasha Medicare oo hel mid kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaha, la taliyahaaga ayaa kula kulmaysa.

Ku xiran La taliyaha Blue Cross

Caawi oo kaalmee

Wac 1-800-961-4759 or 651-662-6111 (TTY 711)
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

La taliyaasha Blue Cross