Faa'idada kaalmada maqalka

Faa'idada kaalmada maqalka

Waxaan naga go'an inaan kaa caawinno sidii aad hab-nololeed fayoobi leh ugu noolaan lahayd oo aad tayada noloshaada u kordhin lahayd.

Hel baarista online-ka oo lacag la'aan ah, fahamka baarista maqalka, daryeelka kadib oo lacag la'aan,
iyo wax badan oo ku saabsan faa'iidada TruHearing®.

Baro wax badan oo ku saabsan TruHearing

 

Faafaahinta Faa'idada kaalmada maqalka

Faa'iidada kaalmada maqalka iyada oo marao Truhearing waxaad heli kartaa baaritaanka maqalka $0 wadaaga lacag bixinta iyo ilaa labo nooca tayada-sare ee TruHearing kaalmooyinka maqalada sanadkiiyada ee jabjabka qiimaha tafaariiqda.

Faa'iidooyinka kaalmada maqalinka qorshaha ahaan waa kala duwan yihiin marka hubi inaad xaqiijiso Caddaynta caymiska (EOC) ama la xiriir faa'iidada caymiska TruHearing iyo faafaahinada muhiimka ah. Waxaad heli kartaa EOC-gaaga iyo qorshaha Medicare bogga dukumentiyada ee ku jira qorshahaaga gaarka ah.

Faa'iidada kaalmada maqalka waxaa laga heli karah qorshayaasha Medicare soo socda Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota:

  • Medicare Advantage PPO
  • Platinum Blue (Cost)
  • Group Medicare Advantage PPO
  • Group Platinum Blue (Cost)