Si aad u ogaato faa'iidooyinka Blue Cross iyo qorshaha Blue Shield ee Minnesota Medicare Advantage ee ku jira fiidiyowyaddan gaaban.
Fiidiyow walba wuxuu diirada saaraya mowduuc gaar ah wuxuuna soo soconaya oo kaliya labo ilaa sadex daqiiqo. Ku dhufo fiidiyowga aad xiisaneyso oo aad rabto inaad dhagaysato khabiirka qorshaha caafimaadka oo sharraxaya dhinacyada kala duwan ee qorshaha Medicare Advantag
Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah, fadlan ka wac kooxdeena Adeegga Macmiilka ee ku yalla qeybta dambe ee kaarkaaga kaarka aqoonsiga ee xubinta ee Blue Cross.
Gal ama diwaan-geli akoonkaaga xubinta
Arag macluumaadka qorshahaaga iyo wax badan
Fiidiyowyada qorshaha Medicare Advantage.
Fahamida shabakadda adeeg bixiyahaaga
ka hel daryeelka dhakhaatiirta iyo rugaha caafimaadka ee ku jira shabbakada qorshayaasha ayaa ka caawinnaya inaad badbaadiso lacag iyo hubinta inaad ka hesho daryeel shabakadda shaqaalaha daryeelka caafimaadka oo tayo-sare leh. Fiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa laga helayo adeeg bixiyaasha shabakaddaada iyo sida loo isticmaalo qalabkeena "Raadi Dhakhtar".
Farmashiyada shabakada iyo sida loo biixiyo daawadaada warqada dawada ee dhakhtar qoray.
Ka helida daawooyinka farmashiyaha shabakada ayaa ka caawin doonto inaad badbaadsato lacag. Fiidiyowgan waxaan ku sharxi doonaa sida aad ugu raadsan karto farmashiyaha shabakada ee aad ku jirto Waxaan sidoo kale soo bandhigi doonaa dalabka boostada ee farmashiyaasha iyo 90-maalintii kaabayaasha warqada dawada ee dhakhtar qoray.
Gunnada daawoyinka uu dhakhtarka qorin iyo sahayda
Maadama aad xubin ka tahay Medicare Advantage waxaad u qalantaan inaad hesho gunadda sadex bilaha ee daawooyinka dhakhtarka uu qorin iyo sahaydaa. Baro wax badan oo ku saabsan inta aad heli karto oo ku saleysan qorshahaaga caafimaadka, iyo sida aad heli karto faa'idadan.
Booqashada daryeelka ka hortagga
Daryeelista caafimaadkaaga waa mudnaanteena. Fiidiyowgan, waxaan ku sharxi doonaa kala duwnaanshaha u dhaxeya booqashooyinka kala duwan ee daryeelka ka hortagga, sida Booqahada Sanadlaha ee Fayo-qabka ama baarista jirka ee sanadlaha ah, iyo sida booqashooyin kaga caawin karaan inaad caafimaad qabto.
Doorashooyinka daryeelka aragtida
Daryeelka aragtida waxaa loola jeeda daryeelka aad ka hesho adeeg bixiyaha iyaada loo marinayo vidoe calla meelwalba oo aad joogto. Fiidiyowgan, waxaan ku sharxi doonaa dhowr doorasho oo ah daryeelka aragtida sidoo kale sida daryeelka aragtida loogu daboolo qorshahaaga.
Maareynta isticmaalista - waxaa ay yihiin iyo sida ay u shaqayso
Fiidiyowgan, waxaan ku sharrxi doonaa wax yaabaha sida oggolaanshaha hore, tallaabada daawaynta jirka, iyo xadidka tirada daawada dhakhtar qoray iyo sida waxyaabaha ay kaga caawin karaa inaad hoos u dhigto kharashaadka daryeelka caafimaadka.