Ilaha Medicare

cadaynta fariinta ee Blue Cross iyo Blue Shield-ga Minnesota Medicare

2023-2024

Qorshaha Medicare 1 ee ay doorteen dadka reer Minnesotans

Ku saleysan xogta diiwaangelinta CMS ee Deseembar 2022..

Gal 98 ee dhakhtaatiira Minnesota

Takhaatiirta CMS-ay qandaraaska siisay marka loo barbardhigo gudaha xogta Blue Cross iyo Blue Shielda ee Minnesota, June 2023. Qaar ka mid ah xayiraadaha shabakadda ayaa ku dabaqnaan kara.

95% ee xubnaha ayaa ilaalinaya qorhshahooda Blue Cross Medicare

Calaamada sare ee bilaha diiwaangelinta Medicare ee Jaanayo 31, 2023,marka loo barbardhigo 31, 2022.

Qiimeynta ugu sareya waa xubnaha Medicare ee adeegga macmiilka

Waxaa lagu saleynaya natiijooyinka 2022 CAHPS. Qiimeynta xiddiga macluumaadka waxay ku jiraan medicare.gov/plan-compare. Sannad walba, Medicare waxay qiimayn ku samaysaa qorshe-yaasha oo ku salaysan 5-habka qiimaynta star. Qiimeynta xiddiga macluumaadka waxay ku jiraan medicare.gov/plan-compare.

U adeegida Minnesota sida samo fala ah in ka badan 90 sano

bluecrossmn.com/about

Blue Cross waaxay taageeraysay Medicare tan iyo intii ay bilaabatay

Sheekada Blue Cross and Blue Shield of Minnesota, Taariikh Lix-sano ah, waxaa la daabaxay 1993, Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.

2024-2025

#1Qorshaha Medicare ee ay doorteen dadka reer Minnesota

Ku saleysan xogta diiwaangelinta CMS ee Janaayo 2024.

Qorshaha Kharashka Medicare 1 ee ay doorteen dadka reer Minnesota

Ku saleysan xogta diiwaangelinta CMS ee Janaayo 2024.

Gal 97 ee dhakhtaatiira Minnesota

Dhakhaatiirta qandaraaska ay siisay-Medicare marka loo barbardhigo xogta gudaha Blue Cross iyo Blue Shielda ee Minnesota, Abriil 2024. Qaar ka mid ah xayiraadaha shabakadda ayaa ku dabaqnaan kara.

Ku dhawaad 95% ee xubnaha ayaa ilaalinaya qorhshahooda Blue Cross Medicare

Calaamada sare ee bilaha diiwaangelinta Medicare ee Jaanayo 31, 2024,marka loo barbardhigo 31, 2023.

Qiimeynta ugu sareya waa xubnaha Medicare ee adeegga macmiilka

Waxaa lagu saleynaya natiijooyinka 2023 CAHPS. Sannad walba, Medicare waxay qiimayn ku samaysaa qorshe-yaasha oo ku salaysan 5-habka qiimaynta star. Qiimeynta xiddiga macluumaadka waxay ku jiraan medicare.gov/plan-compare. Wii ah 2023, Blue Cross iyo Blue Shield of Minneosta ayaa helay Qiimaynta Xigta qorshaha soo socota ee Medicare: 4.5

U adeegida Minnesota sida samo fala ah in ka badan 90 sano

bluecrossmn.com/about

Blue Cross waaxay taageeraysay Medicare tan iyo intii ay bilaabatay

Sheekada Blue Cross and Blue Shield of Minnesota, Taariikh Lix-sano ah, waxaa la daabaxay 1993, Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.