La Kulan La Taliyaha Daryeelka Blue

Astaanta App-ka La taliyaha Blue Care

La taliyaha Blue Care SM wuxuu kuu oggolaanaya inaad ugu xiranto si kala joogsi laheyn dhammaan faa'iidooyinkaaga, sheegashooyinkaaga, barnaamijyadda, abaalmarinada iyo wa badan. Waaad heli doontaa macluumaad ku saleysan faa'iidooyinkaaga iyo taariikhda ay la socoto tallaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado caafimaadkaaga. 

Gal mareegta xubin ama soo degso app-ka si aad u bilowdo. 

Gal      Isdiiwaangeli 

 

Xubnaha u qalma waxaa lagu hagi doonaa La taliyaha Blue Care Kadib marka ay galaan websaydkooda xubin. Tani waxaa ku jira xubnaha badankooda ee leh badrooniga-bixiyey ama Shakhsiga & qorshayaasha Qoyska.

waxaa laga yabaa inaad aragto sifooyin kala duwan, oo ku saleysan qorshaha faa'iidooyinkaaga. 

La Taliyaha Blue Care adiga ayaa shakhsi ahaan laguugu gaaryeelay

Calaamee calaamada astaanta

Buuxi qiimeynta caafimaadka si aad u taageerto yoolala caafimaadkaaga

Astaanta tallaabooyinka

Buuxi yoolalka caafimaadkaaga adiga oo la soconaya tallaabooyinka

Astaanta Raad Raaca Jimicsiga

Ku xidhiidhi aaladdaada la xiran karo si aad si fudud ula socoto

Astaanta abaalmarinada

*Abaalmarino ku hel firfircoonaanta

astaanta faa'iidooyinka

Arag qorshaha muhiimka ah iyo macluumaadka faa'iidada

Astaanta Raadi Dhakhtar

Raadi adeeg bixiyaasha-tayada sare ee leh khubaro adiga kugu haboon

Astaanta kharaashadka

Isbarbar dhig kharashaadka si aad u joogtayso hubinta lacag bixinta daryeelka caafimaadka

Astaanta Kaarka aqoonsiga

Ku isticmaal kaarkaaga caymiska meelwaba

Astaanta kharashka bixinta koontada

Eeg haraadiyadda koontada lacag bixinta caafimaadka

Astaanta telefoonka

Ku xir telefoonka si aad jawaabo u hesho

Baro La taliyaha Blue Care

Su'aalaha soo noqnoqda

Sidee ayaan ku bilaaba la Taliyaha Blue Care?

Haddii aad horey u qabin koontada xubin online-ka ah, mid iska diiwaangeli Marka lagu weydiiyo, geli macluumaadka si aad u dhammaystirto habraaca sameeynta.

Waxaad sidoo kale ku heli kartaa la Taliyaha Blue Care iyada loo marayo iPhone or taleefoonka Android adiga oo soo dejinaya app-ka mobaylka Blue Care bilaash ah app store-ka.

Sidee Lamanaheyga iyo/ama qofka qaangarka ah ee igu tiirsan uu isaga diiwaangelinaya La Taliyaha Blue Care??

Marka aad iska diiwaangeliso, waxad bixin kartaa cinwaan imayl ee lamanaahaaga iyo/ama qofka qaan gaarka ah ee kugu tiirsan. Haddii aad u qalmaan, waxaa imayl loogu soo diri doonaaa tilmaamaha isdiiwaangelinta. Sidoo kale, waxay iska diiwaangelin karaan online-ka

Ma u baanahay email gooni ah oo loogu talo galay xaaskeyga??

Haa, dhammaan koontooyinka LBlue Care waxay u baahan yihiin ciwaan iimayl gaar ah si loo hubiyo inaad hesho macluumaad gaar ah. 

Waa maxay sababta macluumaadkeyga aysan u waafaqsanayn diiwaanadaada??

Tani waxay ku dhici kartaa dadka hela caymiska iyaga oo u maraya badroonigooda. Inta badan waxay ka dhigan tahay tan in macluumaadkaaga uunsan ahayn mid ka dhameystiran nidaamkaaga laanta shaqaaleysiinta(HR). La xiriir waaxdaada laanta shaqaaleysiinta si aad u cusbooneysiiyo mcluumaadka ku jira qorshaha caafimaadkaaga iyo faa'iidooyinkaaga. Haddii aadan laheyn caymiska badrooniga, marka si toos ah ula xiriir Blue Cross si aad u cusboneysiiyo macluumaadkaaga.

Waa maxay sababta aan u saameysanin karin koonteyda, xitaa haddii aan ka diiwaangashahay faa'iidooyinkeyga?

Marka hore, ka hubi Waaxdada HR-gaaga ama Blue Cross si aad u hubiso inaad ku jirto qorsho u qalma. Haddii qorshahaagu u qalmo, qorshahaaga iyo faa'iidooyinkaaga waxaa laga yaaba inaysan shaqaynin weli. Marka qorshahaaga iyo faa'iidooyinkaaga ay shaqaynayaan, waxaad awoodi doontaa inaad sameyso koonto. Maskaxda ku hay La Taliyaha Blue Care aan loo helaynin ku tiirsanayaasha ka yar da'da 18

Waa maxay sababta u dhahayo koontayda diyaar ma ahaan haddii aad ii soo dirto macluumaad dhahayo waa inaan Aniga bilaabo?

Waxaan kugu dhiiragelinayna inaad sameeyso koontaada sida ugu dhaqsiyaha badan marka aad noqoto inaad u qalanto. Waxay qaadan kartaa ilaa labo toddobaad, kadib marka faa'iidooyinkaaga ka bilowdaan koontada La Taliyaha Blue Cross inay shaqayso. Waxaad naga heli doontaa email marka koontadada ay diyaar tahay.

Inta badan sidee ayaan akhbaar uga heli doonaa Blue Cross?

Iyadoo ku xiran astaamaha aad marinka u leedahay, waxaan bilaabi doonaa inaan kugu soo baaqno email mar walba oo aan cusbooneysiinayo sheegashooyinkaaga taariikhda, iyo marmarna waxaan kuu soo diri doonaa tallooyinka caafimaadka gaar ah iyo akhbaaraha cusub ee badeecooyinka. Waxaan sidoo kale isticmaali doonaa imayl inaan kugula soo xiriirno marka aad ku sameeynayso isbeddelo koontaada (si aan u xaqiijino wax ka beddelista cinwaanka email-ka, tusaale ahaan). Haddii aad dareento inaan in badan kula soo xiriireyno, waxaad si fudud uga beddeli kartaa dookhyada email-kaaga bogga koontaada.

Waxaan awoodi jiray inaan imayl u diro Blue Cross. Sidee ayaan ugala xiriiri karaa online-ka Blue Cross?

2024, xubnaheena ayaa awooddi doonaa inay nagula shakeystaan onalyn anaga.

Sidee ayaan u beddelaya fure-sireedkeyga?

Isdiiwaangeli iyo/ama gal koontadaada oo hel habaynada isticmaalaha. 
 

Goormee ayaan isticmaalaya La Taliyaha Blue Care??

Isicmaalka Caadiga ah ee La Taliyaha Blue Care waxaa ka mid ah:

  • Isbarbardhiga dhakhaatiirta kuu dhaw, xarumaha caafimaadka iyo adeegyadda daryeelka caafimaadka waxay ku saleysan yihiin qiimaha aad bixiso iyo tayada daryeelka.
  • Aragtida qiyaasta qiimaha gaar ah ee ku saleysan goobtaada, qorshaha caafimaadka iyo hadii aad buuxisay lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo haddii kale
  • Dib u eegida sharraxaadda tallaabo-taallaabo kharashka hore ee caafimaadka marka waad ogtahay inta aad bixisay iyo sababta
  • Helida tallooyinka ku saabsan siyaabaha aad ku badbaadin karto lacagta iyo helida daryeel tayo-sare

Haddii aan dhakhtar horey u lahaa, Sidee ayaan u isticmaali karaa La Taliyaha Blue Care??

Isticmaal La taliyaha Blue Care marka uu dhakhtarkaagu ku taliyo shaybarka, takhasuuska, iyo adeegyadda kale ee caafimaadka. Waxaad awooddi doontaa inaad barato wax ku saabsan dookhyadaada iyo kharashka la xiriir iyo tayada. Dhakhaatiir badan ayaa soo jeedisa takhasuusyo, shaybaar, iyo xarumaha kale ee caafimaadka iyadda aan wax fakar ah laga heysanin inta ay kugu qaadi doonaan. Dhakhatiirta badankooda waxay ku farxi doonaan inay ku siiyaan dookhyo badan si aad u baarto La Taliyaha Blue Care. Waxaad sidoo kale isticmaali kartaa La Taliyaha Blue Care si aad u baarto adeegyadda xubnaha kale ee qoyskaaga. Intaa waxaa dheer, Blue Care Advisor wuxuu ku siinaya qaab fudud oo muhiim ah oo aad ku fahmayso qorshaha caafimaadka iyo daryeelkii hore.

Xaggee bay ka timaadaa xogta tayada Blue Care Advisor?

Xogta tayada waxay ka timaada ilaha kala duwan ee dadweynaha iyo tan gaark ah oo ku jirto Leapfrog Group oo loogu talo galay Badqabka Bukaanka, Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyadda Bani'aadamka, iyo wargelinta kale ee haya'adaha dowladda iyo ilaha qiimeynta macmiilka.

Waa maxay macluumaadka la awoodi karo/ la wadaagi karo ee ku saabsan xubnaha qoyskeyga?

Blue Care Advisorn wuxuu waafaqsanyahay dhammaan sharciyadda daryeelka caafimaadka ee gobolka iyo dowladda dhexe iyo qaynuunka oo ay jirto HIPPA. Sida caadiga ah waxaad arki doontaa diiwaanada daryeelka hore ee caafimaadka ee lagu talo galay naftaada iyo carruurtaada yaryar. Waxaad arki doontaa oo kaliya macluumaadka biilka ee cayiman (sida uu sharciga u baahan yahay) ee loogu talo galay lamanaahaga/lamanaha qoyska iyo ku tiirsanayaasha qaangaarka ah. Si kastaba ha ahaate, lamaanahaaga/lamanaha qoyskaaga iyo ku tiirsanayaasha qaangaarka ah ayaa dooran karaa inay beddelaan habaynada boggooda aqoonsiga si ay u soo bandhigaan diiwaanada daryeelka caafimaad ee hore oo buuxa.

Lamanahaaga/lamanahaa qoyska ayaa arki doonaa oo kaliya macluumaadkooda iyo macluumaadka carruurtooda yaryar. Waxaad dooran kartaa inaad siiso lamanahaaga/lamanaha qoyskaaga inay helaan diiwaanada hore ee daryeelka caafimaadkaaga adiga oo beddelaya habaynada boggaaga aqoonsiga. Ku tiirsanayaasha qaan gaarka ah ayaa arki kara oo kaliya diiwaankooda daryeelka caafimaad ee hore.

Adeeg bixiyahayga wuxuu ku jira shabakadda. Waa maxay sababta isaga/iyada aysan ugu jirin nidaamkaaga?

Adeeg bixiyahaaga waxaa laga yaaba inaan loo muujin sida "inuu ku jiro shabakada" sababtoo ah waxaa surtagal ah in adeeg bixiyaha inuu soo galo marna ka baxo shabakadda maadaama qandaraasyada ee qorshayaasha caafimaadka la cusbooneysiiyey/la joojiyo/laga gorgortamo/iwm. Haddii sidaa ay tahay, adeeg bixiyahaaga heerka shabakadda la beddelay lama cusbooneysiinin sida ugu dhaqsiyaha badan La Blue Care Advisor, marka waa inaan sugnaa qorshaha caafimaadka inay noo soo dirto adeegg bixiyaasha heerka shabakada bixiyaha ee la cusboonaysiiyay. Qeybta habraaca halkaas oo ay surtagal tahay qaar ka mid ah diiwaanka jira u dhaxeya adeeg bixiyaasha heerka shabakadda cusbooneysiinta ugu badan vs heerka shabkadda lagu soo bandhigay websaydka qorshaha caafimaadka vs heerka shabadda ee ka soo muuqata codsigeena.
 

Waa maxay macluumaadka caafimaadka gaarka ah?   

Macluumaadka Caafimaadka Gaarka ah (PHI) waa macluumaad walba oo la xiriira heerka caaffimaadka, bixinta daryeelka, ama lacag biinta daryeelka caafimaadka taas oo ku xirnaan karto in la aqoonsado (gaar ah) shakhsiga iyo waxaana daboolay xaqa ama ganacsiga la xiriira. PHI waxaa kaloo ku jiri kara xogta ku dhacaysa qeybta macluumaadka xasaasiga ah ee dareenka (SPI).  Waa macluumaad ama xogta laga soo xigtay macluumaadka gaarka ah taas oo aad xasaasi u ah dabci ahaan haddii ay dhunto ama si kas ah loo shaaciyo, waxay keeni karta khatar weyn ama ceyb shakhsiga. Tusaalooyinka SPI way kala duwan yihiin ururada laakiin waxaa ku jira kuwa soo socda:

  • Lambarka ammaanka bulshada
  • Taariikhda dhalashada
  • Macluuamaadka sawirka faraha ama diiwaanada hido sidaha 
  • Aragtiyada Siyaasadda ama diinta   
  • Isirka ama qowmiyadda
  • Dhaqanka galmada
  • Lambarada koontada banigga  

Shakhsiyaadka xaq ma u leeyihiin inay ka soo degsadaan macluumaadkooda caafimaadka gaar ah oo ka baxsan barnaamijka xafidan ee codsiga??

Haa. Xeerka HIPPA, haya'adda caymiska ama ganacsiyadda waxay hayaan diiwaan loo qoondeeyay (loogu talo galay diiwaanada daryeelka caafimaadka) ee khuseeya shakhsiga, shakhsiga wuxuu xaq u leeyahay inuu helo soo gudbinta macluumaadka gaarka ah (oo ay ku jirto PHI) In kasta oo aynaan ilaalinayn diiwaanka loo qoondeeyay sida ay ku qeexday HIPAA, waxaan raacna hagida xeerka HIPPA inta ugu badan iyo sidaa darteed isticmaalayaasheena waxaa loo oggolaanaya helida codsigeena iyo soo degsashada qaar ka mid ah macluumaadka gaarka ah oo ay ku jirto PHI.   

Xigashada, Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Bani'aadamka: shakhsiyaadka waxay xaq u leyihiin inay ku isticmalan Macluumaadka Gaar ah xeerka HIPPA 45 CFR § 164.524. 

Waa maxay qaar ka mid ah khatarada la xiriiro soo dejinta PHI oo aan xafidnayn?   

Khataraha qaar ee la xiriira soo dejinta aan xafidnayn oo ay ku jirto laakiin aan ka xadidnayn kuwa soo socda:  

  • Jabsashada/isticmaalka aan la fasaxin ama soo dhexgalida qeyb sadexaad (tani waxaa ka mid ah jilaaga xun ama adeeg bixiyaha gacan sadexaad) 
  • Ku waayida xatooyo aalad wadato macluumaad la soo dejiyay  
  • Khatarta duugis khalad ah ama ku haysashada duubitaan aaladda loo isticmaalay soo dejinta  
  • Xog aan xafidnayn (oo ay ku jirto u gudbinta xog aan xafidnayn gacan sadaxaad)  

Waa maxay qaar ka mid ah tixgelinada ammaanka iyo ilaalinta lagu taliyey ka hor soo dejinta iyo soo gudbinta xogta ka baxsan barnaamijka xafidan ee platform-ka?   

Waxaan aad ugu talinaynaa laakiin aanan u baahneyn ilaalinada soo socda in la geliyo dejinta aaladaada ka hor soo dejinta iyo/ama soo gudbinta   

  •  Xaqiiqso in moobeelkaada ama desktop-kaada Kaliya uu arki karo ruuxii loogu talagalay  
  • Ilaalinta fure-sireedka aaladda mobaylka iyo qalabka kale bar dhammaadka (endpoint)  
  •  Ku gudbi xog kasta oo la soo dejiyo adoo isticmaalaya kanaal sugan  

 Halkee ayaan ka heli karaa macluumaad badan oo ku saabsan qarsoodiga iyo ammaanka?? 

Wixii su'aalo guud ah oo ku saabsan dhaqamada asturnaanteena, fadlan ka tixraaca ogeysiiska asturnaanteena   

Wixii macluumaad dheeraad ah iyo ilaha ee ku saabsan mowduucan ka tiraac wixii ku saabsan Websaydka Waaxda Caafimaadka iyo Ilaha Bani'daamka SHarciga Asturnaanta HIPAA iyo Sharciga Ammaanka.

Waa maxay aaladaha mobaylka ee uu ku shaqayn doono Blue Care Advisor?

App-ka mobaylka Blue Care Advisor wuxuu ku shaqaya badnaa aaladaha intooda badan waxaa na laga helaya iOS iyo Android. Ka soo degso app-ka si bilaash ah Apple App Store ama Google Play. Waxaad sidoo kale ka geli kartaa Blue Care Advisor iyada oo loo marayo websaydka Telefoonka adiga furanaya koontaada 

Waa kee boggaga daalacadaha destop-ka ee taageeraya Blue Care Advisor?

Waxaan la jaqaanqadaya dhammman browser-yada waa weyn oo ay ku jirto Chrome, Firefox, Safari, Internet Explorer 11, iyo Microsoft Edge, waxaana ku talinaynaa marwalba inaad isticmaasho noocii ugu dambeyey ee browser-kaaga.

Fadlan xusuusnow noocyada Internet Explorer 10 ama kuwii hore waxaa laga yaaba inay leeyihiin xooga ciladaha kicinta app-ka. Sidoo kale isticmaalista gaarka ah ama bogga qarsoodiga ah ee browser-kaaga ma lagu talinin waxayna sababi kartaa qalad marka aad shaqaysiinayso ama sameeynta koontada.

Sidee ayaan u raadin karaa daryeelka?

Haddii badroonigaaga uu ku soo daray raadnta adeeg bixiyaha faa'iidooyinka Blue Care Advisor, waxaad ka raadinta daryeelka app-ka mobaylka iyo desktop application.

Blue Care Advisor ee ku jira Mobaylka

Ka dooro Hel Daryeelka liiska hoose ee jiheynta. Waxaad ka raadin kartaa dhakhaatiirta, isbitaalada, rugaha caafimaadka, xaaladdaha, ama habraacyada barta bogga sare ee raadinta, ama waxaad hoos ugu degi karta raadinta caanka ah ee browse-ka.

Blue Care Advisor ee ku jira destop-ka

Isticmaal raadinta bogga ee qeybta hore ee shaashadda ee nooca aad raadinayso ama ka dooro Raadi Daryeelka qeybta hore liiska si aad u daalacato qeybta daryeelka.

Labada qaaba waxay soo bandhigi doonaan adeeg bixiyaasha ku jira liiska-shabakadda ee dhaw furaha boostaada. Haddii aad rabto inaad goob kale raadiso, dooro cinwaanka aad rabto inaad soo bandhigto gali magaaladda aad rabto am furaha boostada.

Intee badanaa la cusbooneysiinya macluumaadka qorshaha caymiskeyga?

Iyadoo ku xiran sifooyinka aad isticmaalayso, waxaan soo bandhigi karnaa macluumaad ku saabsan qorshahaaga caymiska sida inta aad ka bixisay kharashka jeebka laga bixiyo ee dhanka qiimaha lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo. Guud ahaan, waxaan kuu cusbooneysiin doonaa lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo heerka ka bixinta-jeebka waqti walba oo aad soo gasho.

Imisa jeer ayaa sheegashooyinka, adeeg bixiyaha iyo macluumqaadka qiimaha la cusbooneysiinaya?

Iyadoo ku xiran astaamaha uu badroonigaaga kuu ogolaaday inaad ku soo gasho, waxaad arki kartaa sheegashooyinka, jiheynta adeeg bixiyaha iyo qiimeynta macluumaadka. Inta jeer ee cusbooneysiintu way kala duwan tahay iyadoo ku xiran nooca macluumaadka iyo meesha laga soo xigtay. Sheegashooyinka, jihaynta adeeg bixiyaha iyo xoogta qiimeynta waxaa dib looga cusbooneysiiya meel walba laga bilaabo si maalinle ah ilaa bile ah. Fadlan xusuusnow heerka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo caadi ahaan waxaa loo cusbooneysiiya si joogto ah in ka badan macluumaadka sheegashooyinka.

Maxaa dhacaya haddii an arkin sheegasho?

Haddii badroonigaaga uu ku siiyo marin gelitaanka si aad u aragto sheegashooyinka, xusuusnow caadi ahaan waxaan helnaa oo soo dhignaa sheegashooyinka sida ugu dhaqsiyaha badan marka laga dhigo in la helo caymis bixiyahaaga. Sheegashooyinka caafimaadka la sameeyey waxay ka soo muuqan doonaan meel walba laga bilaabo lix ilaa sideed toddobaad kadib daryeelka iyo sameeynta sheegashooyinka farmashiye waxay ku soo muuqan doonaan labo ilaa afar toddobaad.

Waa maxay sababta aan u arago qiimaha kala duwan mararka qaar?

Waxaad arki doontaa qiimaha haddii badroonigaaga uu ku siiyo gelitaanka si aad u raadiso habracyada iyo adeeg bixiyaasha. Waxaan sameeyn doonaa qiyaasyadda iyada oo la isticmaalayo in ka badan 60 il oo kala duwan oo xog ah, oo ay ku jirto sheegashooyinka isticmaalayaasheena. Mararka qaar, si kasta ahaate, waxaa laga yabaa weli inaanu haynin macluumaad ku filan si aan u bixino hal qiyaas. Taasi waa marka aan bixin karno qiimaha kala duwan beddelkeeda. Iyadoo kooxdeena ay qabanayso baaritaano tayada ee joogtada ah si loo hubiyo inay qiyaasteena ay saxan tahay, waxaan kugu dhiiragelinayna inaan wacdo adeeg bixiyasha wixii ah macluumaad xogta ee ugu dambeyey.

Waa maxay sababta aan loo helaynin qiimaha qaar?

Qiimaha qaar ayaa laga heli karin goobaha qaar. Haddii aanan qiimaha qaar u soo bandhigi karin adeegyo caafimaad oo gaar ah, waxaan tusin karnaa qiimaha kala duwan ee aagaaga. Qiimo badan oo ku jira app-ka waxay ku saleysanyihiin biilasha daryelka caafimaadka ee uu ka bixiyo badroonigaaga iyo shaqo-wadaagtaada. Inta la bixinayo sheegashooyinka, qiimo badan waxaa heli doonaa qiimaha qof walba. Waxaan la shaqaynaya kooxda ganacsiga,rugaha caafimaadka, kooxaha daryeelka caafimaadka, iyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka si ay kor u qaadato helida iyo hufnaanta qiinmaha daryeelka caafimaadka.
 

Sidee ayaan ku helaya dhibcaha?

Iyadoo ay ku xiran tahay naqashada qorshaha faa'iidooyinkaaga iyo caafimaadka iyo xalalka ladnanta aad helayso adiga, La Taliyaha Blue Care wuxuu ku siinaya siyaabooyin kala duwan si aad u hesho dhibcanaha ka qeybgalista caafimaadka iyo hawlaha ladnaan Tani waxaa laga yabaa inay ku jirto ku xirista aaladda la socodka ee ku xiran app-ka iyo la socodka hawlaha maalinle ah, sida tallaabooyinka, cuntada, hurdada. Waxaa laga yabaa sidoo kale inaad hesho dhibcanaha loogu qeybgalayo barnaamijyada ladnaan. Inta badan ee aad ka qeybgasho, dhibacaha ugu badan ayaad heli doontaa. Haraadiga dhicnahaaga wuxuu soo bandhigamaya marka aad gasho.

Maxaan ku sameeyn karaa dhibcaheyga??

Iyadoo ay ku xiran tahay naqashada qorshaha faa'iidaada iyo caafimaadka iyo xaalalka ladnaan ee aad heli karto, waxaa laga yabaa inaad isticmaasho dhibcahaaga si aad u gasho Sweepstakes iyo/ama abaalmarinta iibashada tooska ah, sida kaararka elektrooniga ah, rukumada, badeecooyinka, saqada, sababaha, iyo wax badan.

Ma u baahanahay inaan isticmaal la socodka jimicsiga la xiran karo si aan helo dhibco?

Maya. xitaa haddii aadan isticmaalin la socdaha jimcsiga la xiran karo, waxaad weli ku heli kartaa dhibcaha siyaabooyinka soo socda:

  • Ku xidh Blue Care Advisor raad raacaha caafimaadkaee mobaylka telefoonkaaga
  • Ku gali gacanta hawsha Blue Care Advisor
  • Soo degso bilaash app-ka raad raaca. Wixii ah liiska jimicsiga la jaanqaadi karo raac racaha riix halkaan.

Weli ma ka qeybgali karaa haddii aan qabo naafanimada?

Haa. Waxaan ku faraxsanahay inaan la shaqayno ka qeybgalayaasha naafaa ah ama ay dhaqdhaqaaqooda xadidan yahay si weli ugu qeybgalaan barnaamijkeena? Fadlan naga soo wac 1-800-382-2000 wixii macluumaad ah.

Intaa waxaa dheer, waaad geli kartaa hawalo aan ka aheyn talaabooyinka. La soco hawlaha sida beerashada, is kala bixinta, dabaasha, qaadista culuska, kursiga naafadnimada, jimicsiga beerta, yoogada iyo kuwa kale oo badan. Tirinta dhammaan jimicsiyada iyo La Taliyaha Blue Care wuxuu sameeyn doonaa xisaab loogu beddelo jimicsiga tallaabooyin.

Sidee ayaan ugu xiririnayna saacadayda Apple ama Apple HealthKit La Taliyaha Daryeelka Blue?

  1. Fur app-ka La Taliyaha Blue Care ee ku jira aaladda iOS. Laga soo bilaabo boga shaashadaada, dooro barnaamijka ku haboon Jimacso Hurdo Fiican, ama U cun si Fiican. Waxaad siood kale heli kartaa barnaamijyadan bogga faa'iidooyinkaaga.
  2. Dooro Use Apple Health. Marka xigta, ku baddel Apple HealthKit "ku jira" booska (cagaar).

Fadlan xusuusnow: Apple HealthKit wuxuu muujin doonaa oo kaliya sida loo helayo raad raacaha haddii aad isticmaalayso aaladda iOs si aad u hesho La Taliyaha Blue Care.

  1. aaladdaada iOS, tag habaynada. Kadibna, tag asturnaanta oo hoos u deg si aad u doorato Dhaqdhaqaaqa & Jirdhiska. Hubi in labadaba La socoshada Jimicsiga iyo Caafimaadka waxay loo baddelo (cagaar).
  2. Fur Health app ee ku jira aaladaada iOS. Liiska bogga hoose, ka dooro Ilaha. Dooro astaanta Blue Care Advisor oo xaqiiji Tamarta Cuntada, Falanqaynta Hurdada, iyo Jimicsiyada dhammaantooda ku xiran (green).

Waad tijaabin kartaa si aad u hubiso aaladda si fiican ugu xiran tahay adiga oo xooga socsocnaya si loo hubiyo in Apple Health uu la socdo tallaabooyinkaaga. Haddii ka aad aragto tallaabooyinka Apple Health, laakiin aadan ka arjin La Taliyaha Blue Care, fadlan noo soo wac 1-800-382-2000 fwixii caawin ah.

Fadlan xusuusnow, si aad u iskugu dubarido Apple Health, waa inaad furtnaa app-ka La Taliyaha Blue Care ugu yaraan 30 maalmood. Waxaad damin/daari kartaa adeega raad raaca oo aad ku dari hal adiga oo riixaya + qeybta hore ee midig.

Isku xidhiidhinta Google Fit & isku xidhida

Macluumaadka hoose waxay kugu hagi doonaan dejinta Google it ama wixii cilid bixin ah oo qaad qabto.

Inta aad isticmaalayso kumbuyuterka ama laptop-ka, fadlan raac tallaabooyinkan:

  1. Ku soo degsho aaladda mobaylkaaga app-ka Google Fit.
  2. Dhax qaad app-ka ama tag destop-ka https://fit.google.com oo hubi inaad iska diiwaangelisay koontada.
  3. App-ka Blue Care Advisor ama bogga cusub ee browse-ka internet-ka, gal  koontaada (Bluecrossmn.com/bca).
  4. Marka aad gasho, dooro the Jimacso ku xir hawlaha maalmeeda ku jira,
  5. Dooro Link Tracker ee ku yalla dhanka gacanta-midig ee bogga.
  6. Dami wixii raad raacaha oo hadda ku xiran koontaada adiga ka beddela cagaar oo beddelaya midab danbaska ee shaashadan.
  7. Riix + oo ku gal qeybta geeska kore ee middg.
  8. Dooro Google Fit oo gal koontaada.
  9. Aqbal xogta codsashada wadaagista si ay ugu oggolaato gelida Blue Care Advisor si aad ula socoto xogtaada.
  10. Marka aad ku soo laabato La Taliyaha Blue Care, xaqiiji inaad ku jirto Google Fit.
  11. Isku day inaad riixdo badhanka isku xidhida iy oo xaqiiji wixii ah isku dubarida xog walba oo cusub.
  12. Habaynada app-ka Google Fit, xaqiiji qabashada jimicsiga inuu daaran yahay iyo La Taliyaha Blue Care uu qoran App-yada Ku xiran ee hoos.

Isku xirista iyo isku dubaridida Garmin

Tallaabooyinka hoose waa inay ku oggolaadan inay ku xiran raad raacaha Garmin marka kugu horeysa ama isku xirista dib u saxida haddii aad dhibaatooyin qabto:

  1. Laga soo bilaabo komboyuuterka gaarka ah ama laptop-kam fur browser-ka internet-ka
  2. Nadiifi xogta browser-ka oo ay ku jirto taariikhda internet-ka, cache, iyo cookies-yada
  3. U soco https://connect.garmin.com
  4. Ka bax koontada hadda jirta Garmin
  5. Browser-ka cusub internet-ka, gal Jiff Application
  6. Guji Dookh badan qeybta ee geeska middig ee shaashada
  7. Dooro Bogga & Habaynada
  8. Riix tallaabooyinka ku hoos jira My Linked Services
  9. Riix badhanka plus [+] ee kor, geeska midigta oo dooro Garmin
  10. Ku gal imaylka iyo fure-sireedka aad u isticmaashay inaad ku hagaajisato koontadaada Garmin

Isku dubarida iyo isku xirista Fitbit

Macluumaadka hoose waxay kugu hagi doonaan sameeynta Fitibit ama cilid bixinta arrimaha laga yaabo inaad qabto.

Inta aad isticmaalayso kumbuyuterka ama laptop-ka, fadlan raac tallaabooyinkan:

  1. Booqo fitbit.com oo riix doorashada soo galida geeska middig ee kore
  2. Ku gal imaylka iyo fure-sireedka aad u isticmaashay inaad ku sameeysato koontadaada Fitbit
  3. Marka aad gasho oo aad aragto tallaabooyinkaada oo ku tusinaya fitbit.com, booqo bluecrossmn.com/bca si aad u gasho koontaada
  4. Riix dalabka Hamburger gacanta-bidix ee geeska shaashadaada
  5. Dooro Trackers & Health Qalabyada
  6. Riix FitBit tracker
  7. Waxaa lagu weydiin karaa inaad dib u galiso macluumaadkaada FitBit
  8. Haddii lagu weydiiyo inaad oggolaato Castlight si aad ula socoto hawlahaaga kala duwan, dooro Allow.

Raad raacaha howsheyda waxay joojisay shaqaynta waxaana u baahana inaan beddelo. Waa maxay xeerka damaanadda?

Dhammaan raad-raacayaasha la xidhan karo ee la soo iibsaday iyadoo la isticmaalayo Dhiirigelinta Jimicsiga Blue Care Advisor waxay ku xiran yihiin shuruudaha dammaanadda uu dejiyay soo-saaraha, ma aha Blue Care Advisor. Fadlan la xiriir soo saaraha raad racaha jimicsigaaga.

Fitbit

Codsiyada taageerada ayaa lagu soo gudbin karaa websaydka Fitbit ama email-ka ama teleoonka.

Online-ka: Lambarka Taagerada Fibit

Email-ka: CWsupport@fitbit.com

Telefoon: 844.534.8248

Waxaad u baahan tahay inaad siiso Fitbit-kaga baaq sireedka Xaqiijinta, ee laga heli karo email-ka aad ka heshay Fitbit markii aad sameeynaysay iibsashada.

Garmin

Codsiyada taageerada waaa lagu soo gubdin karaa online-ka ama telefoon. Wac ama imayl u diray Tageerada Wax Soo Saarka si aad u codsato Lambarka (RMA) Oggolaanshaha Soo Celinta Badeecada.

Online: garmin.com

Telefoon:: 800.800.1020 ama 913.397.8200

Waaad u baahan dontaa inaad bixiso:

  1. Lambarka raad raaca taxane ah (haddii la helayo)
  2. Ciwaanka ku soo celinta alaabta
  3. Lambarka telefoonka maalinta

Misfit

Codsiyada taageerada waaa lagu soo gubdin karaa online ama waxaa la soo marinaya imaylka.

Onlayn: misfit.com

Iimayl: help@misfit.com

Waaad u baahan dontaa inaad bixiso:

  1. Koontada cinwaanka email Misfit ee aad u isticmaalayso inaad ku xirto la xiran karo (wearable).
  2. Ka hel tani misfit.com > Me/Profile > Dejinta (Kor Midigta) > Macluumaadka Koontada
  3. Sawir wajiga-hore ah ee raad raacahaaga Misfit oo leh lambarka taxane ah ee xooga afar geesod si cad loo arki karo.
  4. Dalabka Aqoonsiga Misfit, ee ku yalla email xaqiijinta aad ka heshay Misfit marka aad soo iibsatay.

Nokia (horey loogu yaqaano Withings)

Codsiyada taageerada waa in lagu soo gudbiya email ahaan.

Iimayl: Corp-support@withings.com

Waaad u baahan dontaa inaad bixiso:

  1. Sharaxaada faafahsan ee ku saabsan dhibaatooyinka aad ku qabto raad racahaaga.
  2. Dalabka Aqoonsiga Nokia, ee ku yalla xaqiijinta email-ka aad ka heshay Nokia marka aad sameeysay iibsashada.

Haddii raad raacaha cusunta loo helayo qeyb ahaan barnaamijka abaalmarinta, sidee ayay u shaqaysa?

Barnaamijka raad raaca cuntada wuxuu dhiiragelinya dhaqamada cunto cunista caafimaad qabka ah iyada oo lagu abaal marinayo dhibcaha iyo abaalmarinada galitaanka cuntada aad qaadato maalin walba. Magacyada barnaamijyadu way kala duwanaan karaan-tusaale ahaan, waxaa lagu magacaabi karaa Bites ama Eat Smart-laakin dhammaantood waxay leeyihiin astaamo isku mid ah waxayna u shaqeeyaan si isku mid ah.

Helida dhibcaha

Si aad u hesho dhibacaha raad raaca cuntada, waa inaad galisa ugu yaaraan800 kalari maalin walba.

Arag dhibcahaaga

Si aad ula socoto hormarkaaga, jihey bogga barnaamijka raad raaca cuntada shaashada guriga ama bogga faa'iidooyinka.

Tani waxay ku keeni doontaa shaashada halkas oo aad ka arki doonto maalmaha dhibcaha aad heshay ee loogu talo raac raacista cuntada iyo tirada dhibacaha aad heshay ilaa hadda bishan.

Haddii raad raacaha cusunta loo helayo qeyb ahaan barnaamijka abaalmarinta, sidee ayay u shaqaysa?

Barnaamijka raad raaca tallaabada wuxuu ku oggolaanaya inaad hesho dhibcaha loogu talo galay yoolalka tirada tallaabada maalin walba. Waxaa jiro sadex yool oo aad garaaci karto maalintii, mid walba wuxuu bixiya fursad aad ku socto in ka badan oo aad ku helayso dhibco badan. Yoolalka iyo tirada is waafaqaya ee dhibacaha aad heli karto waxay ku xiran tahay barnaamijkaaga.

Tallaabada raad raacista waxay la socon karta magacyo kala duwan (sida Tallaabooyinka, ama barnaamijka Jimacso), laakiin dhammaan waxaa loo sameeyey isku qaab.

Arag yoolalka barnaamijkaaga

Si aad u aragto yoolalka barnaamijkaaga, jiheynta ee bogga barnaamika raad raaca tallaaboyinka ee shaashada guriga ama bogga faa'iidooyinka.

Tani waxay ku keeni doontaa shaashada ku tusinaysa yoolalka, tirada tallaabooyikaaga maaline ah, iyo dhibcaha aad heshay ee loogu talo galay inaad ku gaarto yoolalkan??

Haddii raad raaca hurdada loo helayo qeyb ahaan barnaamijka abaalmarinta, sidee ayuu u shaqaynaya?

Helista dhibcaha

Waa inaad raad raacda ugu yaraan labo saacadood oo isku xigta hurdada si aad u hesho dhibcaha maalinta loogu talo galay.

Eegida hormarkaaga

Si aad ula socoto hormarkaaga, jihey bogga barnaamijka raad raaca ee guriga shaashada ama bogga faa'iidooyika.

Tani waxay ku keen doontaa shaashada halkaas oo aad ka arki doonto tirada maalmaha ee sida saxda ah aad u gashay hurdada iyo tirada dhibcaha aad heshay inta lagu jiray bishaas.

Raad raacista hurdaada

Waxaad raad raaci kartaa hurdaada adiga oo isticmaalaya mid kood app-ka adeega raad raacista ama wearable kaas oo kuu oggolaanaya inaad gacanta ku galiso hurdaada. Wixii ah liiska la jaaan qaadi karto raad raacyaasha hurdada , riix halkaan.

Imisa jeer ayaan u baahan inaan isku xidho si aan u hubsado inaan raad raaco jimacsiyadeeda?

Si loo xaqiijiyo inaad raad raacayso jimicsiyadda ugu dambyey ee ku jira app-ka iyo dhibcaha aad heshay, gacanta ku galiyey raad raaca jimicsigaaga oo leh adeega raad raacista maalin 30 walba. (Tusaale ahaan, isku xidh Fitbit wearable ee leh koontada Fibit.)

Gacan ma ku galin karaa tallaabooyinka, cuntada ama hurdada?

Haa, waad ku galin karta gacanta jimicsigaaga iyadda loo marayo app-ka La Taliyaha Blu Care ama websaydka.

Marka aad gasho, dooro gacanta ku Gali mareegta ku yalla tallaabooyinka kugu dhaw, cuntada, barnaamijyada hurdada.

Dooro maalinta aad jaclaan laheyd inaad ku darto jimicsiga, ilaa 30 maalmood ka hor taariikhda hadda Isticmaal slider-da isku dar tallaabooyinka, cuntada iyo hurdada.

Waxaad sidoo kale u beddeli karta howlo kale tallaabooyin adigoo dooranaya Jimicsiyo badan. Ka dooro liiska howlaha ugu caasan ama gal galida canshuurta.

Sidee ayaan kugu dari hawlaha aan tallaabooyinka aheyn?

Waxaad u beddeli karta howe kale tallaabooyin adiga oo dooranaya Jimicsiyo badanlaga bilaaboGacanta ku gali Ku xir tallaabooyinkaaga dhaw, hurdada, iyo barnaamijyadda cuntada. Ka dooro liiska howlaha ugu caasan ama gal galida canshuurta.

Imisa ayaa dib gacanta ugu galin karaa tallaabooyinka, cuntada, ama hurdada?

Waxaad gacanta ugu dari kartaa jimicsiga ilaa m30aalmood ka hor taariikhda hadda
Kuma helo dhibco raad raaca cuntada. Maxaan sameeyaa?

Isku day tallaabooyinka xalinta dhibka (troubleshooting):

  1. Hubi adeega raad raaca inuu si fiican ugu xiran yahay app-ka.
  2. Xaqiiji inaad galayso ugu yaraan 800 kalari maalintii si aad ku hesho dhibcaha.

Ma ku helo dhibco raad raacida hurdeyda. Sidee ayaan u hagajiyaa tani?

Isku day tallaabooyinka xalinta dhibka (troubleshooting):

  1. Hubi adeega raad raaca inuu si fiican ugu xiran yahay app-ka.
  2. Gacanta ku gali raad raacaha leh adeega raad raacista maal 30 walba. (Tusaale ahaan, isku xidh Fitbit wearable ee leh koontada Fibit.)
  3. Xaqiiji inaad gasho ugu yaraan labo saac oo xiriir ah oo hurdo habeenkii si aad u hesho dhibco.

Xusuusnow: The Garmin vívokí iyo Forerunner 35 MA dhaqdhaqaaqi doonaan xogta dhaqdhaqaaqa hurdada ee app-ka.

Waa maxay Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga?

Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga waa boono Amazon ah kaas oo horay loo gelin doono iibsiga wixii u qalmis ah raad raacaha jimicsiga Amazon.com.

Haddii lagu soo daro qorshaha, waxaad isticmaali karta Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga Dalab badan.

Halkee ayaan ka heli karaa baaq sireeka boonada Dhiiragelinta Raad Raacaha Jimicsiga?

Haddii lagu daro qorshahaaga, waxaad laga yaaba inaad hesho Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga. Haddii aad u qalanto, waxaad arki doontaa Liiska badan ee Dhiiragelinta Raad Raaca.

  1. Fur Blue Care Advisor ee destop-kaaga ama app-ka mobaylka.
  2. Tag Liiska dalabka.
  3. Hoos u deg oo dooro Dhiiragelinta Raad Raaca

Sidee u beddelan karaa Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga??

Haddii aad u qalanto, waxaad heli kartaa Dhiiragelinta Raad Raacaha Jimicsiga Dalabka badan iyo kadib raac tallaabooyinka hoose si aad u sarifato boonadaada.

  1. Sheego Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsigaaga
  2. Booqo https://www.amazon.com/gc/pv/redeem
  3. Gali lambarka boondaada
  4. Ku dukaamayso raad raacyaasha u qalma jimicsiga
  5. Ku xidhiidhi raad raacaha jimicsigaaga astaanteena helida firfircoonida jimicsiga si aad u hesho dhibcaha jimicsiga

Sidee ayaan ku celinaya iibsiga ee sameeyey ee Dhiiragelinta Raad Raacaha Jimicsiga?

Dhammaan iibsiyadda la sameeyo iyada oo la isticmaalyo Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsiga Amazon.com waxaa lagu fulinya xeerka soo celinta Amazon.com. Fadlan la tasho Amazon.com haddii aad jaclaan laheyd inaan soo celiso iibashada.

Maxaa la ii canshuuray marka aan sariftay Dhiiragelinta Raad Raaca Jimicsigeyga?

Boonada(yinka) Amazon Fitness waxaa laga qaadi karaa canshuur marka la sarifto si wafaaqsan gobolka iyo xeerka canshuurta iibinta maxaliga ah. Canshuuradan waxaa si toos ah looga jarayaa jeega mushaarkaaga.

Halkee ka helaya Xarunta Abaalmarinta?

Haddii aad heli karto barnaamijka abaal marinta qeybta ka ah naqashada qorshaha faa'iidaada ama wadarta xirmada abaalmarinta caafimaadka, waxaad ka heli kartaa Xarunta Abaalmarinta ee destop-kaaga ama app-ka mobaylka.

  1. Fur Blue Care Advisor ee destop-kaaga ama app-ka mobaylka.
  2. Shaashada guriga, dooro Haraadiga Dhincaha. Tani waxay ku gayn doontaa Siyaabooyinka Lagu Helo.
  3. Dooro Sarif Dhibcadasi aad u tagto Xarunta Abaalmarinta.

Barta desktop-ka, Xarunta Abaalmarinada ayaa sidoo kale lage geli karaa liiska Badan ee Jiheynta kore.

Sidee ayaan u isticmaalaa Xarunta Abaalmarinada?

Xarunta Abaalmarinada waa halka aad awoodi doonto inaad ku aragto inta dhibic aad heysato si aad ugu kharash garanayso abaalmarinada iyo dhiiraagelinta oo ay ku ku jirto kaararka gift cards.

Si aad u sarifato dhibcanahaaga:

  1. Dooro Sarifo si aad ugu sarifato dhibcnaha abaalmarinta Gal si aad ugu Guulayso si aad uga sarifato dhibcahaaga loogu talo galay galida sweepstakes, haddii helayo.
  2. Qeex cadadka oo dooro Sarifo, kadib ka dooro shaashada xigta Dalbo. (Waxaad galin kartaa sweepstakes, haddii la heli karo, inta jeer aad jaceshahay, hadii aad haysato dhibcanaha, si aad u kordhiso fursadaha guusha.)
  3. Xaqiiji dookhaaga.

Fadlan xusuusnow: Dhammaan iibinta ugu dambaysa iyo lacagta aan la soo celinaynin. Marka aad sarifato dhibcahaaga, ma bixin karntid soo celinta inuu shayga ka ma maqan yahay dukaanka ma ahane.

Marka aad sarifato abaalmarintaada, waxaad heli doontaa imaylka xaqiijinta. Haddii aad dooratay abaalmarinta casriga ah, tusaale ahaan, Amazon gift card, filo imayl labaad oo leh lambarka sarifasashada.

Fadlan u ogolow hal ilaa labo toddobaad oo keenis ah. Haddii aadan helin abaal marinta kadib afar toddobaadka, fadlan wac 1-800-382-2000 si aad u fiirso heerka.

Imisa ayey qaadinaysa inaan helo abaalmarinteyda?

Marka aad ku sarifato dhibcahaaga abaalmarinta ama hadiyada, fadlan oggolow hal ilaa todobaad oo keenis ah. Haddii aadan helin abaal marinta kadib afar toddobaadka, fadlan wac 1-800-382-2000 si aad u fiirso heerka. 

Wixii ah sweepstakes iyo hadiyaha xujada, ka qeybgalayasha waxay heli doonaan marka hore ogeysiiska imaylka shaacinta ku guuleystayaasha.

Kadib waxaad helaysaa imaylka dabagalka oo ku ogeysiinaya adiga marka abaalmarinta iyo hadiyadda sweepstake la geeyo (imayl ama xirmada keenista iyadoo ku xiran tahay shayga?

Waa kuwaan qaar ka mid ah jadwladda abaalmarinada kale aad sarifan karto:

Badeecooyinka digitalka ah:

Dalabyada waxaa lagu buuxin doonaa 24 saacadood gudahood. Waxaad heli doontaa imayl wata tilmaamaha sarifashada markaas.

Deeqaha:

Deeqaha waxaa la sameeyn doonaa iyada wakiil laga yahay. Waqtiga deeqada way kala duwam iyada oo lagu saleynayo ururka samafalka ah ee dooratay.

Koontada Keydka Caafimaadka/ Qabanqaabada Lacag Celinta Caafimaadka ama Qaaranka qiimo dhimista Caafimaadka:

Abaalmarinadan waxaa lagu buuxiyey si waafaqsan jadwalka go'aanka hore ee ee dejiyey badroonigaaga. Fadlan tiraac faafaahinada dhiiragelinta ee ku jira Xarunta Abaalmarinta.

Wixii su'aalo ah, wac 1-800-382-2000 oo ku dar lambarka dalabkaaga. U heyso lambarkan wixii diiwaano.

Abaalmarinteyda iyo hadiyadayda ma la canshuuraya?

Abaalmarinada iyo hadiyadda waxaa loo tigeliya dakhli la canshuuro??

Mararka qaar badroonigaaga ayaa daboolaya canshuurta hadiyadda ama abaalmarinada. Haddii badroonigaagu uu doorto inuu sidaa sameynin oo uun bixinin canshuurta, dhammaan canshurta ay ku dabaqan tahay ayaa laga jari doonaa jeega mushaarkaaga.

Haddii shayga la canshuuri karo, waxaad ka arki doontaa afeefta sharxayso sida shayga loo canshuurayo. Waxaad sidoo kale wici kartaa 18003822000 wixii macluumaad dheeraad ah.

Waa maxay soo celintaada iyo xeerka isbeddelada loogu talo galahy abaalmarinada?

Marka aad sarifato dhibcaha loogu talo galay abaalmarinta ama galida sweepstakes, iibinta oo dhan waa kama dambays. Waxaan kugu dhiiragelinaynaa inaad wacdo 18003822000 su'aalaha ama walacyada ka hor inta aad sarifanin dhibcaha.

Abaalmarinta aan raadinayo ma ku jirto keydka. Taai ma waxay ka dhigantahay inaan la heli karin?

Mararka qaar, abaalmarinada waxay gaari doonaan xadidkoodii loogu talo galay sarifashada shayga wuxuuna maqan yahay iskafaalaha. Tani markay dhacdo, waxaan la xiriri doonaa badroonigaada si aan u go'aamino haddii abaalmarintaas gaarka ah dib loogu soo celin karo keydka.

Abaalmarinada iyo hadiyadaha waxaa dooran doonaa badroonigaaga, ma ku siin karno ama dib ma lagu cabanayn karo shayga iyada oo oggolaansho laga heysanin badrooniga.

Marmarka qaar, abaalmarinada ma ahan abaalmarino,ama waxaa lagu beddelaya shay ka duwan, sidaa dartedd dib ma loogu helayo Xarunta Abaalmarinta.

Waa maxay sharciyadda sweepstakes?

Waxaad ka arki kartaa sharciyadda sweepstakes halkaan.
 

Waxaa laga helaya destop-ka ama mobaylka

La taliyaha Blue Cross ayaa laga helaya app-ka destop-ka iyo moobeelka iyada la isticmaalyo macluumaad isku mid ah oo lagu galo. 

Soo degso app-ka loogu talo galay waayo aragnimada mobaylka:

Nuqulka Blue Care Advisor