Qiimo Dhimista Jimicsiga iyo abaalmarinada

Baraamijyadda caafimaadka, qiimo dhimista iyo abaalmarinada iyo caafimaadka waa ku kala duwan yihiin qorshaha caafimaadka. Xubnuhu waa inay soo galaan ama wacaan si loo xaqiijiyo u-qalmitaankooda

Hel abaalmirinada la Taliyaha Blue Care

Socodka. Waxbarashada. Booqashooyinka Daryeelka ka hortagga​​​​​​​ Tallaabooyiinkan iyo wax yaabo badan ayaa keeni karaa caafimaadka wanaagsan.

Doorashooyin caafimaad qaba ayaa la samayn karaa maalin kasta, iyada oo aan loo eegin meesha aad ku nooshahay,shaqeyso oo ciyaar. Taasi waa sababta Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) ay u taageerto dookhyada wanaagsan 24/7, 365 maalmaha sanadka iyada oo marayso caafimaadka iyo barnaamijyada ladnaan ee La taliyaha Blue Care. Marka aad buuxiso hawlaha caafimaadka ee ku taliyay La taliyaha Blue Care oo uu dejiyey badroonigaaga*, waxaad heli kartaa abaalmarinada kuwaas oo caawinaya caafimaadkaaga iyo boorsadaada.

Waxaad arki doontaa tallooyinka ku saleysan faa'iidooyinka qorshahaaga iyo taariikhda shakhsiyeed ee caafimaadka oo ay la socoto tallaabooyinka la soo jeediyey ee aad qaadi karto si kor loogu qaado caafimaadkaaga. Waxaad sidoo kale marin u heli kartaa macluumaadkaaga qorshaha caafimaadka, sheegashooyinka iyo wax badan marka aad gasho.

Baro wax badan oo ku saabsan La taliyaha Daryeelka Blue 

Ku kaydso Blue365

U dukaameyso alaabada iyo adeegyada caafimaadkaaga kaabaya oo ka hel qiimo dhimis Blue365. Tan waxaa ka mid ah xirashada joogtada ah, kabaha, alaabta nafaqada iyo wax kaloo badan.

Fitness Your Way oo ay bixiso Tivity Health waa mid ka mid ah bixinta caanka ah ee soo bandhigta $29 khidmad bishiiba (oo leh $29 hal mar is-diiwaangelinta khidmad) si aad u gasho shabakada 10,000 Jiimicsiyada wadanka oo dhan, si aad wali ugu shaqayn karto wax kayar. Waxa kale oo aad heli kartaa qiimo dhimis si aad u hesho alaabo badan oo caafimaad iyo ladnaan ah iyo khabiiro.

Ku dukaamayso Wellness Discount Marketplace

Ka waran qiima dhimistayda jiimka?

Qorshayaasha haysta Blue365 ayaa wali iibsan kara xubin-nimada jiimka qiimo dhimis ah iyada oo loo marayo bixinta Fitness Your Way.

Inta badan qorshayaasha caafimaadku way ka guureen inay diiradda saaraan booqashooyinka jimicsiga oo keliya sababtoo ah waxay ka saaraysaa hawsha aad meel kale ka qabato oo waxay khusaysaa oo keliya kuwa leh xubinimada lacag bixinta. Wali waa fikrad aad u wanaagsan inaad ku biirto jiimka si aad u hesho hagitaan khabiir, dhiirigelin iyo qalab lagu taageerayo yoolalkaaga, laakiin waxaan rabnaa inaan sidoo kale ku abaalmarino dadaalkaaga kale. Qiimo dhimista xarunta jimicsiga ma la bixin doono.

*Dhiiragelinta way kala duwan yihiin. Gal oo fiiri abaalmarinada.

Barnaamijyada caafimaadku way ku kala duwan yihiin qorshaha caafimaadka. Xubnaha waa inay galaan ama wacaan si u xaqiijiyaan u qalmista.

La taliyaha Blue Care carruurta ma heli doonaan, xubnaha Medicare, Blue Plus, Minnesota Health Care Programs (Medicaid).

Blue Care Advisor SM waxaa bixisa Blue Cross® iyo Blue Shield® ee Minnesota, shati madaxbaan oo safamo fal ah ee Blue Cross and Blue Shield Association/

Xubin ka ah Blue Cross

Arag barnaamiyadda qorshaha iyo isticmaalka qalabyada gaarka ah si aad kor oogu qaado caafimaadkaaga.

Barnaamijyada Caafimaadka

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Eeg sida aan u caawin karno.

Eeg dhammaan barnaamijyada caafimaadka