Qorsheyaasha caafimaadka iyo qofka

Ku dooro qorshahaaga caafimaad iyadoo lagu salaynayo meesha aad kaga nooshahay Minnesota

Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota ee lagu bixiyo Blue Plus waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay.

Dhammaan qorshaha Blue Plus waxaa ka mid ah:

  • Nidaamyadda hogaanminta caafimaadka, isbitaalada iyo shaqaalaha daryeelka
  • Asaaska iyo adeeg bixiyaasha daryeelka khaaska ah
  • Ballamaha ka horagga shabadda iyo adeegyadda kharashaka aan dheeriga aheyn
  • Qalabka onlaynka iyo macluumaadka ayaa ka caawin karaa inaad qaadato qiidmada caafimaadkaaga

Ku jir shabakada oo kaydi

kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin way yaraan doontaa marka dhakhtarkaaga, rugta caafimaadka iyo isbitaalkaaga ay ku jiraan shabakadaada.

Qorshe kastaa wuxuu la shaqeeyaa shabakad leh daryeel bixiyeyaal la caymiyay oo goobta jooga. Marka aad doorato qorshaha aagaaga, waxaad raadin kartaa shabakadeeda. Hubi in dhakhtarkaaga, rugtaada caafimaad iyo cisbitaalku ay ku jiraan shabakada qorshahaaga.

Qariirada ismaamulka BluePlus Minnesota Value

Blue Plus® Minnesota Value

Gobolada waxaa kamid ah: Aitkin, Anoka, Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Brown, Carlton, Carver, Cass, Chippewa, Chisago, Clay, Clearwater, Cook, Cottonwood, Crow Wing, Dakota, Douglas, Grant, Hennepin, Hubbard, Isanti, Itasca, Jackson, Kanabec, Kandiyohi, Kittson, Koochiching, Lac qui Parle, Lake, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, McLeod, Meeker, Mille Lacs, Morrison, Murray, Nobles, Norman, Otter Tail, Pennington, Pine, Pipestone, Polk, Pope, Ramsey, Red Lake, Redwood, Renville, Rock, Roseau, Scott, Sherburne, Sibley, St. Louis, Stearns, Stevens, Swift, Todd, Traverse, Wadena, Washington, Wilkin, Wright iyo Yellow Medicine

Arag qorshayaasha

Qariirada ismaamulka MN ee BluePlus

Blue Plus® Metro MN

Gobolada waxaa kamid ah: Anoka, Brown, Carver, Chisago, Dakota, Hennepin, Isanti, Kanabec, McLeod, Nicollet, Ramsey, Scott, Sherburne, Sibley, Washington iyo Wright

Arag qorshayaasha

Qariirada ismaamulka Blue Plus Southeast

Blue Plus® Southeast MN

Gobolada waxaa kamid ah: Blue Earth, Dodge, Faribault, Fillmore, Freeborn, Goodhue, Houston, Le Sueur, Martin, Mower, Nicollet, Olmsted, Rice, Steele, Wabasha, Waseca, Watonwan iyo Winona

Arag qorshayaasha

Caymiska daawada dhakhtarka uu qoray

Booqo farmasiyada shabakada

Qorshayaashani guud ahaan waxay bixiyaan caymiska dawooyinka laga buuxiyey farmasiyada ee Shabakadda Farmasiga Asaasiga ah.

Ka raadi Shabakadda Farmasiga Asaasiga ah

Faham waxa la caymiyay dawooyinka dhakhtarku qoray

Daboolista daawada dhakhtarku qoray ee qorshayaashan waxay guud ahaan ku kooban tahay daawooyinka ku jira liiska daawada ee BasicRx.

Ka raadi liiska dawooyinka ee BasicRx

Ikhtiyaarada insulin ka ayaa loo daboolay si kharash la'aan ah. Eeg liiska insulin-ta daboolan


Maxaad u dooranaysaa Blue Cross?

icon-heart-house

Waxaan ku faana inaan nahay shirkadd samo fal ah

astaanata-90-sanadaha

90 sanadaha khibrada

astaanta-minnesota-810

Kooxaha adeegyada macmiilka ah ee maxaliga ah