Hel fahamka wanaagsan ee faa'iidooyinka warqada dawada ee dhakhtar qoray, raadinta daawooyinka la daboolay, raadinta farmashiye iyo wax badan.
Xubnaha hadda
Gal koontaadaada si aad u hesho daawooyinka ku jira liiska dawooyinka la caymiyay iyo shabakaddahaada farmashiyaasha.
Haddii faa'iidooyinkaaga daawada dhakhtar qoray uu bixiyo shirkadd kale, la xiriir waaxda ilaha bulshada.
U dukaamaysiga qorshaha caafimaadka?
Qorshayaasha kala duwan ayaaleh shabakaddo kala duwan ee famashiyaasha iyo liisaska daawada la caymiyay:
Baro daruuuriyadda
Waa muhiim inaad fahamto sida qorshahaaga caafimaadka ay u daboolaan noocyada kala duwan ee warqada dawada ee dhakhtar qoray layaab ma noqon doonto qorashaadka aan la filaynin.
Qaado daawooyinkaaga
Haddii aad qabto sonkorow, dhiig karka sare ama kolestaroolka sare oo aadan u qaadanin dawooyinka sida laguugu qoray, fursada dhibaatooyinku waxay noqon karaan kuwo halis ah
Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno
La hadal wakiilka Blue Cross
1-800-262-0823 (TTY 711)
Ku xiran La taliyaha Blue Cross
La xidhiidh wakiilkaaga ama hel mid kuu dhow
Ka raadi liiska daawada
Liiska daawada (habeeyaha) waa daawooyinka guud iyo kuwa sumada-magaca leh ee uu daboolay qorshaha caafimaadka. Dhammaan dawooyinka ku jira liiska lagama yaabo inay daboolaan qorshahaaga.
Gal koontadaada wixii ah maluumaadkii ugu dambyey ee qorshahaaga iyo helida tooska ah liiska dawooyinka la caymiyay.
Shakhsiga iyo qoyska iyo liiska qorshayaasha loo-shaqeeyaha
- Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca liiskaaga dawada. Ka tixraaa macluumaadka qorshahaaga caafimaadka ama wac lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta wixii caawin ah.
- Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca qorshahaaga Medicare.
Hel farmashiye
Isticmaal farmashiye ku jira shabakaada si aad u hesho faa'iidooyinkaaga ugu badan.
Gal koontaada wixii ah maclumaadkii ugu dambeyey ee qorshahaaga iyo helida fudud ee farmashiye ku jira shabakadaada.
Haddii aadaan gelin, waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca shabakadaada farmashiye oo ka dooro liiska hoos u dhaca ee raadintan. Waxaad raadin kartaa magaca shabakadda farmashiye-yahaaga ee ku maluumaadka qorshaha caafimaadka ama adiga oo wacaya lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta.
Adeeg geynta guriga
Hubi agabkaaga waxtarka si aad u aragto haddii lagugu soo diri karo dawooyinkaga daawadu.
Hel 90maalin sahay ah
Haddii aad haysato warqada dhakhtarka oo aad si joogto ah u buuxiso, waxa awoodi kartaa in aad wakhti iyo lacag ku kaydsato barnaamijka sahayda ee maalinta-90 ee daawooyinka dhakhtarka qoray ee sida joogtada ah loo buuxiyey.
Barnamijyada daawada dhakhtar qoray
Waxaan bixinaa barnaamijyo kala duwan oo kaa caawinaya inaad waqti iyo lacag kaydsato.
"Dib u buuxinta degdeg ah" iyo amarka safarka
Haddii aad isku daydo inaad buuxiso warqad dhakhtar ka hor intaadan gaadhin gunnadaada buuxinta, sheegashadaada waxa laguu diidi doonaa sida "dhakhso u buuxin." Si kastaba ahaate, waxaa jiro xaaladdaha qaar marka ay la bixiyo amar diida.