Hel Dhakhtarka Ilkaha

Waa muhiim inaad doorato adeeg bixiyaasha ku jira shabakadaada. Waxaad dooran kartaa dhakhtar walba oo sharci u heysta adeegyadda daryeelka ilkaha, oo ay ku jirto xaaladda degdega ah, laakiin haddi dhakhtarka ama goobta aysan ku jirin shabakadaada, waxaa laga yaaba inaad lacag badan ku bixiso daryeelka. Ku hay maskaxda qorshayaasha ilkaha iyo qorshayaasha caafimaadka inay leeyihiin shabakaddo kala duwan iyo faa'iidooyinka.

Raadi dhakhtkar ku jira shabakadda qorshahaaga ilkaha.

Shaqaalaha-bixiya qorshaha raadinta daryeelka ilkaha

 

Raadinta qorshaha ilkaha MEDICARE

 

Raadinta Qorshaha Ilkaha Shakhsi ahaaneed (aan ahayn Medicare):

 

Raadinta Minnesota Health Care Programs ee Ilkaha

 

Raadi dhakhtiirta ku jira shabakadda qorshahaaga caafimaadka

Qorshahaaga caafimaad waxaa laga yaabaa inuu daboolo qaar ka mid ah hababka ilkaha sida TMJ ama daaweynta dhaawacyada argagaxa ah.

Raadinta qorshaha caafimaadka