Doorashooyinka daryeelka aragtida

Adee bixyaasha daryeelka caafimaadka dhimirka iyo jirka ee onlaynka

Daryeelka aragtida waa qaab dabacsan oo lagula xiriirayo waqti kugu haboon adeeg bixiyaashaad. Waxaad ula xiriiri kartaa sida ugu dhaqsiyaha marka lagu jiro xaaladdaha degdeg ah ama qabsan kartaa ballamaha mustaqbalka. Waxay ku oggolaanaysa inaad gasho meel walba oo aad la xiriirto adeeg bixiyaasha goboladda kala duwan oo dhan. 

Adeeg bixiyaashan waxay siiyaan caawinta foogaan* xubnaha ugu badan ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo xubnaha Blue Plus (Blue Cross). Waxaa aad u baahan tahay oo kaliya waa telefoon, tablet ama kompuyuter si aad ugu xiran adeeg-bixiyaha shabakada ku jira aqoon u leh. Qaar ka mid ah bixinta caafimaadka dhimirka iyo taageerada caafimaadka ee lagu talo alay xaaladdaha duwan ee caanka ah halka kuwa kale ay ku tahasusayaan.

Kuwani waa adeeg bixiyaasha muuqaalka foogan0-koowaad. Adeeg bixiyaashaada caadiga ah shakhsi ahaan waxaa la siin karaan dookhyada muuqaalka foogaan sidoo kale.

*Xubnaha Medicare ayaa isticmaali karaa oo kaliya Doctor On Demand iyo sidoo kale Homeward. 

Daryeelka caafimaadka dhimirka iyo jirka ee onlaynka

Doctor On Demand

24/7 dhakhtarka onlaynka

Kula kulan si fool ka fool ah dhakhtarka haysta shahaadada guddiga oo onliyn ah, dhakhtarka dhimirka ama khabiirka cilmi-nafsiga meel kasta oo aad la joogto Doctor On Demand-ka Included Health.

Bilow Doctor On Demand

Adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada ee Allina Health

Isdhexgalada fiidiyowga ee Real-time remote

adeegyada caafimaadka tignoolajiyada waxaa ku jiraa Telepsychiatry iyo qiimeynada caafimaadka dhimirka iyo soo gudbinada, sidoo kale taageerada kale ee caafimaadka, sida kansarka, la talinta hido sidaha iyo maaareynta cayilka. 

Ku bilow adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

Caafimaadka jikra ee daryeelka onlaynka ah

Virtuwell

24/7 online clinic

Is baar, qorshaha daawynta, iyo warqada dawada ee dhakhtar qoray haddii loo baahdo xirfadlayaasha kalkaaliyaha uu cadeyey guddiga. Dhammaantooda saacad, eVisits oo kaliya. 

Bilow Virtuwell

Allina Health Everyday Online

daryeelka aragtida ee On-Demand

Waxaad ka heli doontaa daryeelka xaaladdaha guud ee kala duwan maalin walba adeeg bixiye lagu kalsoon yahay iyadda oo marayo Allina's app. Booqashada ugu badan waxay dhacday 15 minutes. 

Ku bilow Onalynka Maalin walba

Homeward

Wixii ah xubnaha Medicare Advantage Kandiyohi, Renville, Chippewa, Stearns, Douglas, Grant, Pope, Morrison, Todd, iyo ismaamulada Benton

Jiheeyaasha Khabiirka daryeelka ayaa isla markiiba ku soo wacaya. Hel dhakhatiirta maxalia ah iyo taageerada adeegyadda si aad u hesho caafimaadkaaga ugu fiican.

Ku bilow Homeward

Daryeelka onlaynka ee caafimaadka dhimirka

Linq Care Inc.

Caafimaadka dabeecaddaadeegyada caafimaad ee tignoolajiyada iyo dhimirka

Kooxda daawaynta jirka ee ruqsada leh waxay isticmaasha naxaris, qaabka isku dhafka ah ee baaritaanka iyo xaaladdaha daawaynta kuwaas oo saameyneysa caafimaadkaa dhimirka iyo dareenksa ee kuwa 12 iyo ilaa. Ballamaha ayaa la helaya7 maalmood toddobaadkii. 

Ku bilow Linq Care

Mantra Health 

Daryeelka caafimaadka dhimirka ee loogu talo galay ardayda

Mantra Health waa rugta caafimaadka ee dhijitaalka taas oo la shaqaysa kuliyaddaha iyo jamacadaha. Muuaalka foogaan ee dhammaystiran, ballamaha isku-toddobaadka ayaa helaya, oo ay ku jirto waqtiga habeenka iyo dhammaadka toddobaadka.

Ku bilow Mantra Health

Taageerada dheeraadka ah ee caafimaadka dhimirka

Baro inaad noolaato

Daaweynta caafimaadka habdhaqanka ee khadka tooska ah

La noolaanshaha walaaca, hurdo la'aanta, niyad-jabka, isticmaalka mukhaadaraadka ama walaaca bulshada? Baro Barnaamijka Tooska ah ee online-ka kaas oo marwalba laga helayo si uu kaga caawiyo shaqada.

Booqo  learntolive.com/partners oo isticmaal koodkaaga. 

Loo heli karo qorshayaasha qaarkood.

Wax badan ka baro inaad Noolaato

Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha

Talo xirfadeed

Hel sir, adeegyo muddo gaaban ah (la-talin dhaqaale iyo sharci, caawimo helidda daryeelka carruurta ama daryeelka waayeelka, la-talinta caafimaadka dhimirka, iwm.) ee xirfadlayaasha.

1-800-432-5155

Loo heli karo qorshayaasha qaarkood.

Wax badan ka baro EAP

Hel Takhtar

Raadi adeeg bixiyaasha dheeraadka ah ee ku jira shabakadda ee ku bixiya shakhsi ahaan iyo daryeelka aragtida surtagalka ah.

Qorshahaaga wuxuu sidoo kale dabooli karaa dookhyada daryeelka guriga.

Raadi dhakhtar