Ogeysiiska loo baahan yahay: Jabinta asturnaanta Change Healthcare

Change Healthcare, waxaa iska leh United HealthGroup, taas oo horey ugu dhawaaqday jabinta asturnaanta HIPPA waxayna rabta inay ogeysiis shakhsiyaadka macliimaadka gaar leh loo xiray.

Agoosto 19, 2024

Change Healthcare, shirkadd ku xireysa xafiisyada dhakhatiirta, farmashiyaasha, isbitaalada Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) iyo caymiyaasha kale ee aafimaadka, ee la kulmay wareerka dambiga internet-ka 2024. 

Luulyo2024, Change oo ay ugu dhawaaqaday jabinta asturnaanta HIPPA waxay bilowday inay ogeysiiso macaamiisheeda (adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka iyo caymisyada, oo ay ku jiraan qorshayaasha Blue Cross) wax ku saabsan inay maareyso ogeysiiinta shakhsiyaadka kuwaas oo macluumaadka shakhsiyadeed la sameeyey. 

Wax yar kadib, Blue cross waxay ogeysiis ka heshay Change qaar ka mid ah xubinta shakhsiga in la saameyey sababtoo ah wadaagista macluumaadka haya'adaha toos ula shaqaya Change, oo ay ku jiraan adeeg bixiyaasha, farmashiyaasha, iyo caymisyada kale ama hay'adaha daryeelka caafimaadka. 

Blue Cross ma heyso macluumaad dheeri ah oo ku saabsan baaxada ama faafaahinta xogta la jabsaday. Fadlan kala xiriir Change Healthcare 18662625342wixii su'aalo ah ama walaacyo.

Baro wax badan oo ku saabsan jabinta asturnaanta