Ka dhaafida ku filnaanta shabakada

Shabakadaheena waxaa ku jira adeeg bixiyaasha kala duwan ee aagaga adeegooda. Waxa jira meelo ka mid ah degmooyinka qaar oo aanay shabakadu ku lahayn wax bixiyayaasha la caymiyay ah ee takhasusyada qaarkood. 
 
Halkan waxad ka arki kartaa liisaska gobolada iyo takhasusyaasha ay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota ansixisay ka dhaafida ku filanaanshaha shabakada qorshayaasha caafimaadka shaqsiyeed iyo qoys ahaaned iyo kooxaha yar.

Si aad u hesho dhakhtar, takhasusle, isbitaal ama rug caafimaad oo agagaarkaaga ah, waxaad isticmaali kartaa qalabkayagaRaadi dhakhtar. Hubso inaad doorato shabakada qorshahaaga la shaqaynaysa.

Baro wax badan oo ku saabsan sidii aad dhakhtar uga heli lahayd shabakadaada.

dhaafitaanka shabakada

2023 qorshayaasha

Qorshayaasha shaqsiga iyo kuwa qoyska

Ka dhaafitaanka shabakada qiimaha Blue Plus Minnesota (PDF)

Ka dhaafitaanka shabakada Blue Plus Metro MN (PDF)

Ka dhaafitaanka shabakada Blue Plus Southeast MN (PDF)

Qorshayaasha kooxda yar

Qorshaha BlueAccess oo leh Ogaalka ka dhaafitaanka shabakada (PDF)

Qorshaha Qiimaha Sare oo leh Ka-dhaafitaanka Shabakadda Qiimaha Sare (PDF)

2022 qorshayaasha

Xusuusin: Qorshaha AdvanceHealth ma laha ka-dhaafida shabakada.

2021 qorshayaasha