La Taliyaha Metro ee Blue Cross1

La kulan Abel

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Abel waa la taliyaha ismaamulada soo socda: Anoka, Sherburne & Wright. Halkaan ka arag liiska dhammaystiran ee ismaamulka.

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Abel ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Abel si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Wac: 651-662-2217
ama
Imayl: Abel.Ebane@bluecrossmn.com

Abel ayaa ka caawin karta inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshahayaga Blue Cross, wuu kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan Abel

Abel waa la taliyaha qorshayaasha caafimaadka Blue Cross iyo blue Shield ee Minnesota Medicare. Wuxuu leeyahay in ka badan 15 sano oo khibrada iibinta iyo adeega. Wuxuu ku soo bandhigaa macluumaadka caymiska barta simiinaarada bulshada ee Medicare.

Abel wuxuu noqon doonaa la taliyahaaga aad ku kalsoon tahay doorashada qorshaha Medicare iyo diiwaangelinta. Intaa waxaa u dheer qorshayaasha Medicare, Abeld ayaa sidoo kale kala talin kara doorashooyinka qorshaha caymiska Shakhsiga iyo Qorshaha. Xubnahah waxay sheegeen inay ka heleen qaabka la talinta ee uu isticmaalo Abel sida uu ugu dulmaro doorashada qorshaha Medicare.

"La taliyahaaga aad ku kalsoon tahay ahaan, waxaan kuu dulmari doonaa galida iyo ka bixida caymiska Medicare, fahmida baahiyaaga, iyo xaqiijinta diiwaangelita qorshaha aad kugu haboon miisaaniyadaada iyo baahiyahaaga".

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1