La Taliyaha Metro ee Blue Cross2

La kulan Emily

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Emily waa la taliyaha aaga waqooyi ee ismaamulka Hennepin. Halkaan ka arag liiska dhammaystiran ee ismaamulka.

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Emily ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Emily si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Wac: 651-662-2216
ama
Iimayl: Emily.Back@bluecrossmn.com

Emily ayaa ka caawin karta inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaheena Blue Cross, way kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan

Emily waa khabiiradda Medicare oo leh in ka badan 15 sannnadood oo khibradda lashaqaynta dadka. Waxaa u dheer Medicare, waxay ka loo awoodda inay macaamisha kala taliso dhammaan aagagga caymiska caafimaadka oo ay ku jiraan qorshe-ytaasha qoyska iyo qofkaba.

Waxay ku raaxaysataa xiriirro samaynta, wax-kubaridda dadka soo-bandhigyo kooxeed iyo kulammmada fool ka foolka ah, waxayna gacan kaa siin doontaa dhammaan hababka ku-biiritaanka oo idil Emily waxay hubin doontaa inaad kalsooni ku dareento go'aan qaadashadaada, waxayna kaa caawin doontaa inaad waxtarrada ugu fiican hesho.

"Shaqadaydu waa inaan habka Medicare fududeeyo aana hubiyo inaad fahantay caymiskaaga caafimaadka. Waxaan hubin doonaa in lagu soo war geliyo si wadajirkeena waxaan aan u samayno ikhiyaarka kugu habboon."

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1