La Taliyaha Metro ee Blue Cross3

La kulan Jake

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Jake waa la taliyaha ismaamulka southern Hennepin. Halkaan ka arag liiska ismaamulka oo dhammaystiran.

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Jake ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Jake si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Wac: 651-662-2229
ama
Iimayl: Jacob.Lorentz@bluecrossmn.com

Jake ayaa ka caawin kara inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshahayaga Blue Cross, wuu kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan Jake

Jake waa la taliye Medicare oo leh in ka badan 15 sano oo ah khibrada iibinta iyo adeega. Wuxuu ku soo bandhiga kulumada bulshada waxbarashada Medicare iyadda loo marayo metro wuxuuna noqon doonaa khabiir iyadda la marayo gabi ahaan hanaanka diiwaangelinta. Waxaad ku kalsoonaan kartaa Jake si kugu hago doorashooyinkaaga,sameeynta tallooyinka iyo ka caaawinta diiwaangelinta qorsahaha kuu sameeynaya micno badan.

Intaa waxaa u dheeqorshayaasha shakhsiga iyo qoyska Medicare, Jake ayaa sidoo kale ka caawin karaa talada dhammaan aagaga oo ay ku jirto caymiska caafimaadka. Waxaan kugula kulmi doonaa meesh aad ku qanacsan tahay, muuqaal foogaan ahaan, telefoon ama shakhsi ahaan. Rabitaankiisu waa fahamka iyo isku xirka dhammaan nolosha dadka.

"Haddii aad raadinayso shaqaale xirfad iyo aqoon u leh iibinta kaas oo ay ka go'an tahay inuu ka caawiyo helida saxda ah ee caymiska baahiyaha daryeelka caafimaadka, fadlan ha ka waabin inaad ila soo xiriirto. Waxaan rajaynaya fursad aan adiga kugula shaqeeyo iyo inaan ka caawiyo jiheynta nidaamka caymiska caafimaadka oo leh kalsooni."

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1