La Taliyaha Metro ee Blue Cross5

La kulan Katie

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Katie waa la taliyaha ismaamulada soo socda:Chisago, Isanti & Washington. Halkaan ka arag liiska dhammaystiran ee ismaamulka.

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Katie ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Katie si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Wac: 651-662-8023
ama
Iimayl: Katie.Giziewski@bluecrossmn.com

Katie ayaa ka caawin karta inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaheena Blue Cross, way kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan Katie

Katie waa la taliye Medicar oo leh in ka badan 15 sano khibrada iibinta. Rabitaankeed waa inay dadka caawiso jiheynta adag ee Medicare iyo u fududaynta hanaanka. Waxay aqoon sare u leedahay doorashooyinka qorshaha Medicare waxayna ka shaqaysa bulshada in la siiyo kulumada Waxbarashada ee Medicare.

Waxay sidoo kale bixisa kulmada shakhsiga ee macaamiiisha halkaas oo ay inta badan ku raaxaystaan, haddii tahay muuqaalka foogaan ahaan, telefoon ahaan ama shakhsi ahaan. Marka loo eego Medicare, waxay sidoo kale aqoon u leedahay doorashooyinka Caymiska Qoyska iyo Shakhsiga waxay xalal u heysa in la buuxiyo dhammaan baahiyadooda. 

"Medicare waxay noqon mid aad u culus, laakiin ma ahan inay noqoto sidaa. Waxaan halkaan u jooga inaan ku hago oo aan noqdo ilahaaga loo marayo hanaanka. Waxaan si wada jr ah ku xaqiijin doona inaad ku raxaysto qorshaha kugu wadaangsan.

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1