La taliyaha waqooyiga Blue Cross1

La kulan Brendan

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Brendan waa la taliyaha ismaamulada soo socda: Becker, Beltrami, Cass, Clay, Clearwater, Crow Wing, Hubbard, Itasca, Kittson, Koochiching, Lake of the Woods, Mahnomen, Marshall, Norman, Pennington, Polk, Red Lake, Rosseau & Wadena. Halkaan ka arag liiska dhammaystiran ee ismaamulka.

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Bredan ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Toos ula kulan Bredan si aad u barato wax ku saabsan qorshayaasheena oo hel caawinta iska diiwaanelinta goobta dookhaaga ah - haddii ay tahay maqayad ku dhaw, xarunta bulshada ee deegaanka ama xafiisyadeena.

Wac: 218-529-9185
ama
Iimayl: Brendan.Flynn@bluecrossmn.com

Brendan ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshahayaga Blue Cross, wuu kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal ikhtiyarada si ugu haboonaanta caafimaadka gaarka ah iyo baahiyaha qaab nololeedka
  • Iska diiwaangeli qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan Brendan

Brendan waa la taliyaha Medicare kaas oo sano badan ku bixiyey ka shaqaynta qorshaha caafimadka Northwest Minnesota. Wuxuu ku fiican yahay xalalka gaar ah ee wax ka qabta baahiyadaha daryeelka caafimaadka shakhsigaa ah iyo macmiilka gaarka ah.

"Sida la taliye lagu kalsoon yahay, waxaan awooddi doonaan inaan ugu hago hanaanka oo dhan, laga bilaabo fahmida doorashooyinka qorshaha iska diiwaangelinta qorshe kugu haboon adiga.

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1