La Taliyaha Metro ee Blue Cross ee Waqooyiga 2

La kulan Tammy

Waxaad ku ballansan kartaa telefoon, muqaal foogan ah ama ballanta shakhsi ahaaneed. Tammy waala taliyaha ismaamulada soo socda:Aitkin, Carlton, Cook, Kanabec, Lake, Pine & St Louis. halkaan ka arag Liiska dhammaystiran ee ismaamulka

Su'aalaha ku saabsan qorshahaaga hadda

Haddii aad su'aalo qabto oo ku saabsan qorshaha hadda, fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka caymiskaaga.

astaanta telefoonka

Samee ballan muuqaala ama taleefana ah.

Baro wax ku saabsan qorshayaasha iyo iska diiwaangelinta Tammy ee telefoonka ama muuqaalka foogaan.

Jadwalka ballanta

astaanta-kooxda-yar-db-810

U qabso ballan si shaqsi ahaan ah.

Si toos ah ula kulan Tammy si aad uga barato wax ku saabsan qorshayaasheena iyo helida caawinta iska diiwaangelinta goobta dookhaagu yahay - haddii ay tahay maqayada kuu dhaw, xarunta bulshada degaanka ama xafiiskeena.

Wac: 218-529-9186
ama
Iimayl: Tammyrae.Kausch@bluecrossmn.com

Tammy ayaa ka caawin karta inaad barato wax ku saabsan qorshayaasheena iy kan kugu haboon adiga. Haddii aad su'aalo qabto, hagitaan u baahantahay ama diyaar u tahay inaad ku biirto qorshaheena Blue Cross, way kula kulmi karaa adiga:

  • Wax ka ogow Medicare-ka Asalka ah, oo ay ku jiraan waxay samayso oo aysan daboolin iyo sida la isu diwaangeliyo
  • Ka hadal xulashooyinka ku habboon baahiyaha caafimaad-kaaga goonida iyo hab-nololeedkaada
  • Ku biir qorshaha saxda, waqtiga saxda, oo hel hagitaanka qorshaha mudda kadib

Ku saabsan Tammy

Tammy waa la taliye Medicare iyo Blue Cross oo leh khibrad 30 sano waayo aranigmada iibinta ganacsiga caafimaadka. Waxay muddo dheer ku nooleed oo ay deganayd Waqooyiga Minnesota waxayna lagu meel geliyey bulshadeeda, iyada oo si iskaa ah wax ugu qabso ug shaqaysay dhowr kooxood oo bulshada iyo hawlaha.

Rabitaankeeda weyn, la shaqaynta Blue Cross, waa bandhigida aqoon kororsida Medicare telefoon ahaan, muuqaalka foogaan ahaan ama shakhsi ahaan. Tammy waxay kugula kulmi doontaa meel ku haboon, dhageysan doontaa, kadibna waxay ka caawin doontaa qorshaha ugu haboon(Medicare, Shakhsiga Qoyska, iyo Safarka) si ay ekaato baahiyaha' macaamiisheeda.

"Dadka marwalba waxay sheegaan sida hanaanka caymisku uu dhib badan yahay. Waxaan ahay ilahaaa taas oo fududayn doontaa hanaanka, ku bari doontaa safarkaaga, ka caawina doontaa qorshaha kugu haboon Blue Cross."

Isku diwaan-geli tababarka Medicare

Nagu soo biir lacag la'aan, waajibaad la'aan, shakhsi ahaan ama aqoon kororsiga si aad u barato wax ku saabsan Medicare iyo qorshayaasha laga heli karo ismaamulka aad ku nooshahay.

Baro wax kusaabsan:

  • Original Medicare - Part A iyo Part B, goorta iyo sida loo sameeysto, sida looga fogaado ganaaxyadda iyo waxaa Medicare sameeyso (waxaa aysan) daboolin.
  • Qorshayaasha Medicare Blue -Fahamka ikhtiyaarada qorshayaasha la helayo goobtaada, baro wax ku saabsan Part C, Part D iyo kaabayaasha aad dooran karto ee caymiska ugu wanaagsan adiga.

Ka qeyb gal aqoon kororsi

Wixii hoyiga dadka ah ee leh baahiyaha gaarka ah wicitada kulumada:
1-877-647-4219 (TTY 711).

Blue Cross MN Medicare #1