Oggolaanshaha Shaacinta Macluumaadka Caafimaadka

Foomkan waxaa loo isticmaalay in Blue Cross loo sii siiyo macluumaadka caafimaadkaaga ee xafidan shakhsi kale (PHI) ama haya'ad kale.

Fadlan u akhri si taxadar badan tilmaamahan ka hor inta aad buuxinin foomkaan.

  • Buuxi foomkaan haddii aad codsadnayso Cross iyo Blue Shield of Minnesota si loo sii siiyo mcluumaadka qof kale ama haya'ad kale.
  • Waalidiinta ama masuulka sharciga ayaa laga yaaba inay saxiido ilmaha (ka yar da'da 18) haddii ilmaha aan loogu fasaxin sharciga gobolka si loogu oggolaado daawaynta (fasaxa lagu bixiyo shaac ka qaadistan). Sidaa darteed, ilmaha yar waa inuu ilmaha yar saxiixa.
  • Foomkan waxaa uu shaqanaya ilaa hal sano laga bilaabo taariikhda taas oo saxiixan, haddii uu hore u dhicin taariikhda ma ahane ama munaasabadda gaarka ah ee hoos lagu tilmaamay.
Tani waxay tilmaamaysa booska la rabo
Waxaan ahay:
Waxaan heyaa faylka cadeynta ku hoboon.

Fadlan la xiriir adiga oo wacaya adeegga macmiilka lambarka ku yaal dhabarkakaarka aqoonsiga ee xubintaee xubinta. Haddii aad heysanin kaarka aqoonsiga ee xubinta, fadlan wac 1-800-262-0823.

Qeybta 1: Shakhsiga

Shakhsiga macluumaadkiisa laga yaabo in la shaaciyo
Fadlan geli macluumaadka sida kugu muuqaato kaarka aqoonsiga ee xubinta.

Qeybta 2: Macluumaadka ayaa shaaca la qaadaya

Fadlan calaamee dhammaan nooca(yadda) macluumaadkan aad jacesahay inaan shaaca ka qaado.
(Haddii taariikhda kala duwan la dooranin, macluumaadka caafimaadka taariikh walba ayaa shaaca laga qaadi karaa)

Qeybta 3: Kaas oo heli karaa macluumaadkaaga?

Macluumaadkan waxaa shaaca looga qaadaya:

Qeybta 4: Oggolaanshaha

Waxaan fahamsanahay in la joojin karo oggolaanshahan waqti walba waxaana lagu siin qoraal qogeysiiska joojintayda Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo Blue Plus. Waxaan fahamsanahay joojinta oggolaanshaha inay saameyn doonin wixii tallaabo ah uu qaado Sii deyaha ee tiirsanaanta oggolaanshahan ka hor inta aan la helin qoraalkeyga ogeysiiska joojinta. Waxaan sidoo kale fahamsanahay qoraalkeyga oggolaanshaa la'aantiisa, Sii deyaha ma laga yaabo inuu isticmaalo ama shaaca u qaado macluumaadka caafimaadka sabab kata marka laga reebo kuwa lagu sharraxay Qoraalada Sii dayaha ee Xeerarka Asturnaanta iyo Dhaqamada.
Oggolaanshahan wuxuu ku dhammaan doonaa hal sano laga bilaabo taariikhda foomkaan la saxiixay haddii taariikh hore dhacin ama munaasabadda gaarka ah ayaa hoos lagu muujiyay:

Waxaan fahamsanahay oggolaanshaha shaac ka qaadista macluumaadkan caafimaadka waa iskaa, waxaad diidi karaa inaan saxiixo oggolaanshaha.

Waxaan fahamsanahay, haddii shakhsiyaadka ama uruurada Aniga aan fasaxay ay helaan iyo/ama isticmaalo macluumaadka caafimaadka xadidan ee kor lagu sharraxay qorshayasha caafimaad, waxaa daboolay adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka ama daryeel caafimaadka nadifiinta gurhaha waxaa lagula kacaya shaciyada asturnaanta macluumaadka caafimaadka, waxaa laga yabaa inay shaaci ka sii qaadan macluumaadka caafimaadka ee dhowran waxaana laga yaaba inay ilaalin doonin sharciyada asturnaanta macluumaadka caafimaadka ee federaalka.

Sii deyaha,kaabayaasha dhaqaale, la xiriira, shaqaalaha, saraakiiha, dhakhaatiirta waxay halkaan ku sii dayanayaan wixii masuuliyadda shagrciga masuuliyadda shaac ka qaadista macluumaadka ilaa xadka la muujiyey oo halkaan lagu fasaxay.