Foomka Canshuurta 1095

Foomka IRS 1095 wuxuu muujinayaa bilaha aad caymiska ku jirtay iyo haddii caymiska caafimaadka buuxiyey shuruudaha. Waxaa jira saddex nooc oo ah 1095 (A,B and C). Midda aad hesho waxay ku xidhan tahay sidaad u hesho caymiska caafimaadka.

Sidee ku heshay caymiskaaga caafimaadka?

Blue Plus-ka adi kuu khaaska ah:

Waxaad guud ahaan heli doontaa Foomka 1095-B boostada Blue Plus bisha Febraayo.

Kaligaa uun kahel MNsure:

Waxaad guud ahaan ka heli doontaa Foomka 1095-A ee boostada MNsure bisha Febraayo. Waxaad u isticmaali kartaa inaad ku hagaajiso mid kasta jarida canshuur bixinta.

Wax badan ka baro foomka 1095-A.

Kaligaa uun kaheli MNCare ama Kaalmada Caafimaadka:

Waxaad ka heli doontaa foomka 1095-B boostada Waaxda Adeegyada Dadweynaha ee Minnesota.

Wax badan ka baro foomka 1095-B ee MNCare ama Kaalmada Caafimaadka.

Ka socota loo shaqeeyaha: 

Waxaad heli doontaa foomka 1095-B ama foomka 1095-C (ama labadaba), iyadoo ku xidhantahay xajmiga loo-shaqeeyahaaga iyo haddii ay bixiso caymis si buuxada loo caymiyay ama caymiska iskiis ah.

Ma rabtaa inaad wax badan ka ogaato foomamka 1095-A, 1095-B iyo 1095-C?

Wax badan ka baro 1095 foomamka kasocda IRS

Su'aalo?

Fadlan wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga xubinnimada ama, haddii aad leedahay caymis ku saabsan cidda aad u shaqayso, la xidhiidh waaxdaada agabka dadka.