Caawinta gelida xubin

Galida koontada xubinteen iyo waayo araganimada samaynta bluecrossmn.com* waa la cusbooneysiiyey si kor loogu qaado ammaanka iyo waayo araganimada guud. Xubnaha waa inay isticmaalaan ilahaan haddii aad wax dhib ah ku qabto diiwaangelinta ama galida. 

Wax natiijo ah la ma helin.

Khalalaadka guud

Munadda kaarka aqoonsiga ee xubinta

Tani waxay ka dhigan tahay macluumaadka aad galisay ma waafaqsana xubin diiwaanka ku jirta. Fadlan gali maclumaadkaaga mar kale iyo iska ilaali: 

  • Hingaada koowaad ee magacanaaga koowaad iyo kan ugu dambeyey ayaa laga rabaa inay waafaqsan tahay Kaarka aqoonsiga.
  • Ha ku darin labada ama sadexda xaraf ee hore booska Aqoonsiga Xubin

Xusuusin: Koonto kama diiwaangelin kartid onlaynka ilaa aad ka hesho kaarka aqoonsiga ee xubinta. 

Munadda KAARKA AQOONSIGA - KAARARKA AYAA KALA DUWNAAN KARAA

Tani waxay ka dhigan tahay xubinta akoontiga inay horey ugu xirneyd ciwaaanka email-ka aad galisay. 

Sababo ammni dartood, labo akoonti xubin ma loo isticmaali doono ciwaan email oo isku mid ah. 

Fadlan geli ciwaan email oo kale. Waxaad dooran kartaa ciwaanka emailka kaas oo aad ku gali karto si aad u aragto furayaasha xaqiijinta iyo fariimaha habaysan ayaan kuu soo diri doonaa.

Haddii aad maamusho akoonti kale oo isticmaal ciwaan email oo aad horey u gelisay, waxaad sidoo kale sixi kartaa ciwaanka email-ka adiga oo la xiriiraya lambarka adeegga macmiilka ee ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta

Tani waxay ka dhiga tahay ciiwaanka email-ka aad galisay ma ahan qaab cinwaan email ooo ku haboon heerka. 

Fadlan hubi cinwaanka email-kaaga inuu laheyn isbeesyo (gaar ahan ka hor ama kadib ("@") waxaana ku jira ".com", ".net", ".edu", ".org" iwm. 

Ciwaanada email-ka ma ahan far waa weyn, laakiin waxaa aad galisay booska "xaqiijinta cinwaanka email" ma u baahna inaad waafaqo waxaa aad marka hore galisay.

Haddii aad xaqiijiso ciwaanka emailka si sax ah loo galiyey, xaaladdaha qaarkood qaladkan wuxuu sidoo kale ka dhigan yahay qfo kale inuu horey ugu isticmaalayo cinwaankaan akoontigooda. Ka hor waxaad isticmaali karaa ciwaanka email-ka aad galisay, ciwaan kale waxaad u baahn doonaa inaad beddesho cinwaanka emailka uu la xiriiro.

Emailka furaha xaqiijinta

Fadlan xaqiiji waxaad aad galisay haddii aad heshay fariitan. 

Cinwaanka email-ka waa inuu waafaqsan yahay cinwaanka aad u isticmaashay inaad ku sameeysay akoontigaag. 

Furaha xaqiijinta waa inuu waafaqsan yahay furaha ugu dambeyey ee aad naga heshay. Haddii aad codsatay fure kale kadib marka xooga sugtay, furayaashii hore ma shaqayn doonaan. 

Furaha wuxuu shaqayn doonaa30 ilaa daqiiqo. 

Xaqiiji inaad soo gudbiso furaha kadib gelinta.

Fadlan dulqaado. Furaha xaqiijinta wuxuu qaadan karaa ilaa 20daqiiqo inuu ka soo muuqdo inbox-ka email-kaaga. 

Isticmaalayaasha qaar waxay si guul ah u galeen ka hor, laakiin marka ay ku soo laabtaan, waxay ka soo muuqanaysa system-ka inuu iyaga oo kaliya u galinayo si uu dib ugu diro iyaga inay u galaan bogga. 

Si loo hagaajiyo tani:

Tani caawin aheyn, waxaad sidoo kale awoodi kartaa:

  • Nadifi cache-ka brower-kaaga iyo cookies-ka
  • Isku day brower cusub
  • Gal adiga oo isticmaalaya bogga brower gaar ah 
    • Google Chrome: File > New Incognito window
    • Apple Safari: File > bogg cusub oo gaar ah
    • Microsoft Edge: Settings iyo wax Badan (sadex dhibac (dots) astaanta kore ee midig)> bogga cusub oo gaar ah

Su'aalaha soo noqnoqda

Munadda kaarka aqoonsiga ee xubinta

Waxaad u baahan doontaa:

  • Lambarka aqoonsigaaga kaas oo ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta
  • Magacaaga koowaad iyo kan ugu dambeya (u qor sida ay kugu qoran yihiin kaarkaaga)
  • Taariikhdaada dhalshada (la galiyey bb/mm/sss) 

Sioo kale, waxaad dooran doontaa fure sireed oo gelin doontaa cinwaan iimayl oo gaar ah (kaas oo aan loo isticmaalin koonto kale ee Blue Cross ah) si aad u samaysato koontadaada xubin. 

Munadda KAARKA AQOONSIGA - KAARARKA AYAA KALA DUWNAAN KARAA

Waxaa laga yaaba inaad muddo sugtid. Furaha wuxuu ka soo muuqan doontaa inbox-kaaga email 0-20 daqiiqo. 

Haddii aad sugto 20daqiiqo, fadlan xaqiiji spam folder email-ka la xanibay. 

Haddii aad weli qabto arrimo, fadlan wac ka adeegga macmiilka lambarka ku qoran qeybta dambe ee Kaarka aqoonsiga.

Haa. Haddii aad hesho fariin ah inuu akoontigaagii is xiray, waxaad dib u sixi kartaa xaraf-sireedka akoontiga kaa xirmay. 

Haddii horey u laheyd akoontiga onlaynka ah, waxaad ma baahnid inaad mar kale isdiiwaangeliso. Waa inaad gashaa ( ama dib u dejisaa fure sireedkaaga

Marka kugu horeysa aad gasho waayo araganimdeena la cusbooneysiyey waxaa lagu weydiin doonaad inaad xaqiijiso cidda tahay iyo macluumaadka aad rabto inaan isticmaalno si aan kula soo xiriirno. Meelahan waxaa loogu talo galay "ciiwaan email=ka" waxaad galin kartaa ciwaanka email cusub oo aad jaceshahay inaad u isticmaasho meeshan. 

Haddii aad horey u gashay waayo aragnimada cusub iyo waxaad rabtaa inaad bedesho cinwaanka email-ka ku xiriirsan akoontigaaga, waqtigan waxaad wici doontaa lamabarka ku qoran qeybta ee kaarka aqoonsiga ee xubinta ee adeegga macmiilka marka wakiilka adeegga macmiilka ayaa cusbooneysiin doonaa akoontiga profile.

Marka kugu horeysa aad gasho waayo araganimdeena la cusbooneysiyey waxaa lagu weydiin doonaad inaad xaqiijiso cidda tahay iyo macluumaadka aad rabto inaan isticmaalno si aan kula soo xiriirno. Meelahan waxaa loogu talo galay "ciiwaan email=ka" waxaad galin kartaa ciwaanka email cusub oo aad jaceshahay inaad u isticmaasho meeshan. 

Haddii aad horey u gashay waayo aragnimada cusub iyo waxaad rabtaa inaad bedesho cinwaanka email-ka ku xiriirsan akoontigaaga, waqtigan waxaad wici doontaa lamabarka ku qoran qeybta ee kaarka aqoonsiga ee xubinta ee adeegga macmiilka marka wakiilka adeegga macmiilka ayaa cusbooneysiin doonaa akoontiga profile. 

Raac wadada Hilmaamay Fure sireedka si aad u hubin karto koontooyinkaaga iimaylka ee iimaylka tooska ah ee ay soo dirtay Blue Cross. Taas oo xaqiijin doonto koontada la isticmaalay oo fure sireedkaaga dib looma dejin doonaa ilaa aad rabto inaad raacdo tallaabooyinka si aad u dhammaystirto mooyee

Waxaad sidoo kale wici kartaa lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka kaarkaaga aqoonsiga ee xubinimada. 

Akoontiga koowaad ee xubin

Bluecrossmn.com waxay siisa macluumaad badan oo guud si xubnaha loo caawiyo, laakiin akoontiga onlaynka gaar ah wuxuu kuu oggolaan doonaa inaad aragto dhammaan macluumaadka kuu gaarka ah iyo qorshahaaga. Tani waxaa ku jira sheegashooyinka daryeelka caafimaadka, dhakhaatiirta ku jirta shabakadda, iyo isticmaalista macluumaadkaaga iyo wax badan.  

Qof walba oo jira 12 ama ka weyn oo leh qorshe shaqayna/ aqoonsiga xubin ayaa sameeyn kara koontada xubinta BCBSMN.  

Fiiro gaar ah: haddii aad tahay milkiilaha siyaasadda koowaad, waxaad awooddi doontaa inaad aragto macluumaadka faafaahsan ee sheegasho loogu talo galay adiga iyo ku tiirsanayaasha ku jira qorshahaaga kuwaas oo ka yar 12 ee jirka da'da. Qof walba oo ka jira12 ama ka weyn oo leh qorshe shaqayna/ aqoonsiga xubin ayaa sameeyn kara akoontiga xubintooda (leh cinwaan email oo ka duwan) si aad u aragto macluumaadka faafaahsan ee sheegasho.

Sameeysashada caymiska daryeelka caafimaadka iyo diiwaangelinta galida onlaynka ah ee macluumaadkaaga gaar ah waa labo shay oo kala duwan. Ma u baahnid inaad sameeysato akoonti online ah si aad joogteyso caymiska daryeelka caafimaadka. 

Waxaan kaga baahanahay macluumaad gaar ah, sida ciwaanka email-ka aad rabto inaad ku xiriiriso akoontiga onlaynka si aad u dhammaystirto saameynta. 

Xaraf-sireedka waa inay:

  • Ugu yaraan inay noqddan 8 xarfo 
  • Waxaa ka mid ah kuwa soo socda: 
    • Hal xaraf oo weyn (tusaale ahaan A, B, C) 
    • Hal xaraf oo yar (tusaale ahaan ., a, b, c)
    • Hal lambar
    • Hal xaraf gaarka ah ee ka socda liiskan: ! @ # $ % ^ & *

Xubin walba oo akoontiga ah waxay u baahan tahay ciwaan email oo gaar ah si loo ilaaliyo macluumaadka gaar ah ee caafimaadka. 

Waxaad noqon karta milkiilaha akoontiga koowaad ee xubnaha kale qoyska ee ku jira qorshahaaga, laakiin xubin walba 12 oo jira ama ka weyn waxay u baahan tahay inay yeeshaan akoontigooda oo leh ciwaan email oo gaar ah. Tani waxay daba socotaa shuruudaha ammaanka ee Macluumaadka Caafimaadka Gaarka ah iyo waxay noo oggolaanaysa inaan soo dirno xiriir ku haboon qof walba. 

Ma u baahan caawin weli?

Fadlan wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka dambe kaarka aqoonsiga ee xubinta.