Baro wax ku saabsan dib u soo celinta lacagta khidmada caymiska

Xooga khidmada caymiska ayaa laga rabaa heerka qorshayasha caafimaadka. Haddii aad leedahay qorshe qoyska iyo shakhsi ama Kaabida Sare Medicare ee qorshaha F lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo waxaa laga yaaba inaad hesho dhismita caymiska caafimaadka ee jeega deyrtan ee qeybta2021lacahagahaga caymiska.

Hadafkayagu waa inaan bixino caymis la isku halayn karo oo qiimo jaban ah. Mararka qaarkood, kharashyada aan ku bixinno daryeelka caymisan muddada sanadka ah waxay hoos u dhici karaan saadaashayada.

Su'aalaha soo noqnoqda

Waa maxay sababta aan jeegga u helayo? 

Haddii adaiga ama shakhsiga ama qorhsha xubin qoyska, saami dhimista Kharashka Caafimaadkaaga waxaa la faray Xeerka Daryeelka la awoodi karan iyo waxaana laga rabaa dhamaan qorshayaasha caafimaadka si loo xaqiijiyo ugu yaraana80 boqolkiiba lacagta caymiska inay aado dhanka daryeelka ee xubnaha - sida dhakhaatiirta iyo biilasha isbitaalka - iyo hawlaha kor loogu qaaado tayada daryeelka caafimaadka. Waxaad ku heli doontaa warqad iyo jeeg boostada haddii aad u qalanto lacag dhimista caymiska. Jeegaan waa celinta qeyb ka mid ah 2021 doolarka khidmada caymiska taas oo laguu soo celiyey sababtoo ah Blue Plus ma buuxinin heerka MLR. Baro wax badan oo ku saabsan qorshaha qoyska iyo shakhsiga ee lacag celinta MLR.

Haddii aad xubin ka tahay ama aad aheyd Qorshah F ee Kaabida Sare ee Medicare eelacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, sharciga Minnesota wuxu u ka rabaa Blue Crosso inay kuu soo celiso lacag haddii Blue Cross aysan bixin ugu yaaran 65 boqokiina lacagaha caymiska ee helo adeegyada daryeelka caafimaadka sida dhakhaatiirta, biilasha isbitaalada iyo hawlaha kalee kor loogu qaadayou tayada daryeelka caafimaadka sida dadaaladda kor loogu qaadayo badqabka bukaanka. Ma ka badnaa 35 boqolkiiba lacagaha caymiska ayaa laga yaaaba in lagu bixiyo kharashaadka maamulka sida mushaaraadka, iibka iyo xayaysiinta. Shuruudan waxaa loo yaqaana heerka Kharaaha Caafimaadka (MLR). Heerka MLR waxaa la rabaa in lagu xaqiijiyo in macaamisha ay helaan qiimaha loogu talo galay doolarkooda daryeelka caafimaadka.

Lacag celin ma saleemyey sanadkii hore? 

Haa. 2017 wuxuu ahaa sanadkii koowaad ee qorshayaasha shakhsiga iyo qoyska yo2019 wuxuu ahaa sanadkii koowaad ee lacag soo celinta qorsha F ee Kaabida Sare ee Medicare eelacag bixinta caymiska ee lagaa rabo.

Lacag soo celinta ma waxay ka micno tahay in lacag laga ii qaaday lacaga caymiska 2021? 

Dhammaan qiimaha khidmada caymiska waxaa lagu buuxiyey dib u eegista iyo ansixinta gobolka. Marka loo eego sharciga gobolka, kaliya qiimayaasha uu gobolku u go'aamiyay macquul ayaa la ansixiyay. Sababtoo ah khidmadaha waxaa laga xareeyay gobolka qiyaastii lix ilaa siddeed bilood ka hor sanadka qorshaha, macluumaad xaddidan ayaa la heli karaa si loogu sheego qorshayaasha caafimaadka marka la dejinayo heerarkan. Intaa waxaa dheer, suuqyada waxay sii dareemayaan dhibaato iyo xasilooni darro, kaas oo keentay caqabad ahaan saadaalinaysa natiijada suuqa.

Lacagaha caymiska ee hadda dib loo sxay 2022iyada oo lagu saleynayo waxa dhacay2021?

Lacagaha caymiska 2022waxaa ansixiyey gobolka2021waxayna shaqeynaan sanadka oo dhan.

Miyaa la igu canshuuri doonaa lacagta la ii soo celiyo celinta ama dib ayaan dib u buuxinayaa 2021 canshuurteyda?

Fadlan kala tasho xirfadlahaaga cashuurta wixii su'aalo ah ee ku saabsan cashuuraha.

Ma heli karaa ku shubashada biilka khidmada caymiska hadda halkii aan ka heli lahaa jeega lacag soo celinta?

Ma awooddno inaan si toos ah u codsado jeegaga lacag soo celinta ku lifaaqan khidmada caymiska. Haddii aad jeclaan lahayd inaad lacagtan u isticmaasho inaad ku bixiso khidmadahaaga caymiska, fadlan cadee jeegga oo soo dir mishahaarka. Dib ha ugu soo dirin jeegaaga Blue Cross.

ciwaanka lacag bixinta Medicare

Blue Cross iyo Blue Shield ee MN iyo Blue Plus 
P.O. Box 860448
Minneapolis, MN 55486-0448

Ciwaanka lacag bixinta qorshaha Qoyska iyo Shkahsiga:

Blue Cross iyo Blue Shield ee MN iyo Blue Plus
P.O. Box 860449
Minneapolis, MN 55486-0449

Yaan waci karaa haddi aan dareemo in jeegaan la soo igu qalday? 

Fadlan ka wac Adeegga Macmiilka 1-866-999-3580 ama noogu soo dir cinwaanka Incoming.Service.Center@bluecrossmn.com.