Dhoola cadeynta ifaysa oo leh caymiska ilkaha ee Blue Cross

Dhoola cadeynta ifaysa oo leh caymiska ilkaha ee Blue Cross

Baro wax ku saabsan caymiska ilaha ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, sida qorshayaasha ilakaha ay u caawin karaa daboolida kharashaadka uusan daboolin qorshahaaga caafimaadka iyo sida loo doorto qorshaha ilkaha ee saxda ah.

Ilaalinta caafimaadkaaga guud

Daryeelka ilkaha ee saxda ayaa in badan ka dhigi karaa ilkahaaga caafimaad qab. Daraasaddo ayaa muujinaya in cudurka ciridka la xiriiro xaalado halis ah, sida wadne xanuunka, faliig iyo Nooca 2 sonkorowga. Oggaanshaha hore ee dhibaatooyinka ayaa fududeyn karaa, oo ka dhigi karaa mid waxtar badan leh iyo daaweyn kharas yar. Qorshaha Ilakaha Blue Cross waxaa ku jira faa'iidooyinka ka hortagga muhiinka ah sida baaritaanada ilkaha joogyada iyo nadiifinta.

Arag dhammaan qorshayaasha ilkaha

Qorshayaasha ilkaha ee loogu talo galay shaqaalaha

Dookhyada badan ee qorshayaasha iyo adeeg bixiyaasha

Qorshayaasha Ilkaha Blue Cross ayaa iga oo kaliya la helaya ama waxaa la socda araga ama qorshayaasha caafimaadka oo ku raaligeliya oo hal ah meel ah. Waxaad sidoo kale yeelan kartaa qorshayaal kala dwuan si aad uga doorato buuxinta baahiyahaaga caafimaadka, miisaaniyadda iyo dookhyadda.

Qorshaha Blue Cross waxay caawin yihiin gobolka weyn iyo shabadaka qaran ee dhakhaatiirta ilkaha. Haddii aad gudaha wadanka joogto ama aad ka safrayso wadanka, waa lagu daboolay marka aad doorato adeeg bixiye ku jira shabakada

Xoog saarida ka hortagga

Qorshayaasheenwaxaa loogu talo galay inay ka caawiyaan xubnayaasha inay horey ula qabsadaan arrimaha ilkaha, inta ay fudud yihiin oo kharas yar lagu daaweynayo.

  • Dhammaan qorshayaasha waxay daboolaan adeegyadda ka hortagga
  • Doorashada leh dhiiragelinta Ka hortagga ayaa laga helaya qaar ka mid ah qorshayaasha, adeegyada ka hortagga ma lagu xisaabiyo dhanka sanadlaha ugu badan, taasi oo kor u sii qaada booqashooyinka joogtada ah ee ilkaha iyo kala bixinta faa'iidooyinka doolarka.
  • Baaritaanada ilkaha ayaa ka caawin karaa ka hortagga cudurka cirida, xaaladda caam ah oo la xiriiriyo wadne xanuunka, faliiga, iyo Nooca 2 sonkorowga

xirmada qorshaha caafimaadka oo dhammeystiran

Qorshayaasha ilkaha waxay caawin ku yihiin faa'idooyinka shaqaalaha dhexdooda, iyo qorshaha ilkaha ee Blue Cross ayaa ka caawin karaa buuxinta dalabyada faa'iidada daryeelka caafimaadka.

Caymiska ilkaha waa faa'iidada labaad ee aadka u codsan shaqaalaha, kadib caymiska caafimaadka iyo hawlgabnimada. Tani ma ahan inay layaab noqoto iyada loo tixgelinayo qorshayaasha ilkaha in laga dhigo fuudd oo aad loo heli karo si loo caafimaad qabo. Darasaaddo ayaa muujinaya shan10 mid ah xaaladaha caafimaadka ee ugu sareya taas oo geliya lacagaha ugu badan shirkada in toos loola xiriiriyo caafimaadka afka: sonkorowga, wadne xanuunka, dhiig karka sare, kansarka iyo halista sare ee uurka.

Badrooniyaasha waxay awoodd u leeyihiin inay shaqaalahooda ka dhigan caafimaad qab halka ay maareynayaan meesha ugu hooseysa. Dalabyada qorshaha ilkaha waxay siisa shaqaalaha fursad ay daryeelaan caafimaadka afka iyo caafimaadkooda guud.
 

Awoodda kaliya (The power of one)

Qorshaha Ilkaha Blue Cross waxaa loogu talo galay inay buuxiyaan baahiyahaaga iyo in laga dhigo shaqaalaha caafimaad qab. Qorshaha ilkaha Blue Cross ayaa laga iibsan karaa sida qorshaha standalone ama Araga Blue Cross ama qorshaha caafimaadka. Qaar ka mid ah astaamaha qorshayaasha kafaalo qaadista badrooniga waxaa ka mid ah:

  • Bixinta qorshayaal caymiska aadka ballaran
  • Degaanka weyn iyo shabakadda qaranka waxaa maamula United Concordia Dental
  • Hal ka mid ah taageerada, hal biil, iyo hal diiwaangelin iyo hirgelinta habraaca marka la isku daro qorshaha caafimaadka iyo Aragga Blue Cross.
  • Xigasho,waxaa loo hibyey Adeegga macmiilka ee U.S.-based