Waxaa hago muuqaalka foogan daaweynta jirka Hinge Health

Dheh nabad galyo caado dhaqameedka daaweynta jirka

Hinge Health waxay ka baxsan tahay caado dhaqameedka daaweynta jirka si laga caawiyo xakameynta dhabarka iyo xanuunka kala goysyadda adiga oo gurigaaga ku raxeysanaya. Waxay si dhow ula shaqeyaan Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota si ay kuugu keento taageerada aad u qalanto iyada oo aan wax kharash ah lagu kordhin.

Ka bilow Caafimaadka Hinge

 

Faa'iidooyinka caafimaadka Hinge

Waxaad ka buuxin kartaa qorshaha daryeelka Caafimaadka meel kasta iyo goob kasta oo ku wanaagsan jadwalkaaga adiga isticmaalaya app-kooda ku raaligelinta. Tani waxay ka dhigan tahay u degdegida ballanta iyo ka walacida wax ku saabsan isla bixinta lacagta.

Marka aad furato Hinge Health waxaad heli doontaa:

  • Jimicsiga jirka daaweynta oo lagu hagay app-ka - 15- daqiiqo si loo yareyo xanuunka iyo kordhinta kobaca iyo xoojinta dhaqdhaqaaqa.
  • Wearable sensors -dareemayasha la xiran karo waxay ku siinaayan jawaab celin toos ah foomka ku jira app Hinge Health
  • Kooxda daryeelka - Ku xirnaaw tababaraha caafimaadkaaga gaarka ama daaweynta jirka waqti walba.

Sida loo fiiriyo haddii aad u qalanto

Barnaamijkan hagida muqaalka fookaan ee daaweynta jirka waxaa loogu talo galay oo kaliya qaarka mid ah qorshaha Blue Cross Waxaad heystaa sadex ikhtiyaar si aad u aragto haddii aad u qalanto:

  1. Gal websaydka aad xubin ka tahay si aad u xaqiijiso barnaamijkan inuu liiska kujiro.
  2. Booqo hingehealth.com/for/bcbsmn/find/ oo raadi loo shaqeeyahaaga.
  3. Wac lambarka adeegga macaamiisha ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga.

Ka bilow Caafimaadka Hinge

Gal Xubin

Arag caymiska, sheegashooyinka, macluumaadka koontada iyo waxbadan.

Barnaamijyada Caafimaadka

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Eeg sida aan u caawin karno.

Eeg dhammaan barnaamijyada caafimaadka