Qorshaha caafimaadka ee Metro MN

Xusuusin: Haddii aad ku biirtay qorshahan hada kahor 2018, waxa kale laga yaabaa in loo yaqaano BluePrint℠.

Halkan waxaad ka heli kartaa macluumaadka iyo agabyada aad u baahan tahay si aad u maamusho qorshahaada caafimaadka - iyo caafimaadkaaga.

Macluumaadka qorshaha caafimaadka

Soo gal goobta xubinimada qorshahaaga caafimaad si:

  • Dib u eeg sheegashada iyo caymiska
  • Eeg waxa laga jari karo iyo inta ugu badan
  • Raadi dhakhtarka shabakada ama farmashiye
  • Hel caawitimad doorashada daryeelka
  • Ka faa'iidayso barnaamijyada caafimaadka iyo ladnaan
  • Hel kaararka aqoonsiga

Gal

Markii ugu horeysay? Isdiiwaangeli hadda

Hadaad u baahan tahay caawimaad ama aad wax su'aalo ah ka qabtid kaaga qorshahaaga caafimaad? Wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga xubinta.

Ilaha caafimaadka iyo fayoqabka

Koontadaada Allina Health ee allinahealth.org waxa ay ku siinaysaa agab la shakhsiyeeyay iyo kheeyrad si ay kaaga caawiyaan fahamka caafimaadkaaga oo kor loogu qaado fayoobaanta markaad aragto bixiyayaasha Allina.

  • Hel talooyin caafimaad oo gaar ah
  • Deji oo arag yoolalka caafimaadka
  • Hel talooyin caafimaad iyo qaar kaloo badan
  • Tababar caafimaad

Soo gal

Markii ugu horeysay? Samee akoon

Hel caawimo farsamo 24/7 adiga oo wacaya 1-866-301-6698

Macluumaadka caafimaadka

Koontadaada Allina Health waxay ku siinaysaa marin u helka qaybo ka mid ah diiwaankaaga caafimaadka onlaynka, wakhti kasta oo aad aragto bixiyayaasha Allina.

  • Jadwalladeyso oo jooji balamaha
  • U dir fariin caafimaad dhakhtarkaaga
  • Codso buuxinta warqada dawada ee dhakhtar qoray ee Allina Health Network pharmacies
  • Eeg shaybaadhka iyo natiijooyinka baaritaanada
  • Hel tilmaamo ku saabsan booqashada daryeelka dabagalka

Sheeyasha qaar lama heli karo ilaa aad ka hesho booqashaada ugu horeysa ee Allina Health ama rugaha xiriirka la leh.

Soo gal

Markii ugu horeysay? Samee akoon

Hel caawimo farsamo 24/7 adiga oo wacaya 1-866-301-6698

Nala soo xiriir

Waxaan diyaar u nahay inaan ku caawinno. Fadlan wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaga aqoonsiga ee xubinta.
Haddii aad tahay xubin katahay qorshaha shaqo bixiyaha, waxa kale oo aad wici kartaa khadka bilaashka ah 1-800-858-0724.

 

Xubnaha qorshaha koox weyn:

Liiska farmashiyeyaasha Allina Health Network (PDF)